Ciidanka Ammaanka Somalia Oo Damiyey Idaacadda Risaala, Tiro Wariyayaal ka Hawlgelayeyna Xabsiga u Taxaabay
Muqdisho:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Habeenkii xalay ciidanka Ammaanka Magaalada Muqdisho, ayaa gudaha ugalay Xarunta Idaacadda Radio Risaala, waxana xabsiga loo taxaabay Tifaftirihii idaacadda oo lagu magacaabo Maxamed Kaafi Sheekh Abuurkar iyo Agaasimiheedii oo isagana magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdiwahaab. Sidoo kale waxay Ciidanka Ammaanku Xabsiga dhigeen War soo saare magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdi Cali, waxana dhammaantood loo qaaday…
