Berbera: Faanka Beenta, Foorarka Runta, Fiirrada Nolosha, Ficilka Tukaha Iyo Fooridda Dabaysha.Falanqaynta Ogaal
“Meeshu waa Berbera, saw fadeexad maaha in qolkaa yar ee burbursani u yahay Maxkamad” “Malaha musuq maasuqa xukuumaddu waxay u taqaanaa wax qabad” “Madaxweynuhu marna muu tegin Maxkamadda Berbera. Wuxuu tagaa Haamaha Shidaalka iyo meelaha heensiga leh…” Maxkamadaha iyo Jeelashu waa tiirarka garsoorka iyo caddaalada. Intaan la odhan caddaalad darraa jirta, waxa ka horaysa siduu…
