Aragtida Beesha Caalamka ee Ansixinta Xukuumada Cusub ee Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid

    Muqdisho 11.Feb 2015  (SDN/QJ) Beesha Caalamka, ayaa war ay si wadajir ah u soo saareen waxay ku soo dhaweeyeen ansixinta golaha wasiirrada xukuumadda Somalia oo shalay ay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya meel-mariyeen. War-saxaafadeedka ay si wadajir ah u soo saareen; Qaramada Midoobay Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD Ingiriiska iyo Maraykanka, iyaga oo ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha baarlamaanka…

    Read More

      Daawo:Wasiiro Xalin Kari Waayey Khilaafkii Sonyo Oo Soo Fadhiistay Dood Dhalinta Mustaqbalkooda Laga Hadlyo Iyadoo Sonyo Laba Garaba

      Hargeisa 10/2/2014(SDN/QJ)shirwayne laga tashanayo  mustaqbalka dhalinyarada somaliland ayaa maanta lagu hoolk ururka dahlinta somaliland ee sonyo  xili  wali ay  sonyo laba garab tahay  laba gudomiyena leedahay iyadoo wasiro xalin kari waayey sonyo  ay shegen inay  ka hadlaya mustaqbal dhalinyaro Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        15 killed in clashes in Somali

        At least 15 people were killed and 20 others injured in clashes between army troops and gunmen in Somalia’s central Galguduud region, eyewitnesses have said. Gunmen affiliated with the Ahlu Sunna Waljamaa group carried out an attack on Guriel town, prompting clashes with army troops stationed in the area, witnesses told. Both sides used light…

        Read More

          Daawo:Qaar Ka Mida Masuuliyiintii Ururkii Xaqsoor Oo Maanta Xukumada U Soo Jeediyey dhaliilo Dhawra Iyagoo Ugu Baaqay Inay Dhalinta Xadhiga iyo Handidaada Ka Daaya

          Hargeisa 10/2//2015(SDN/QJ)Qaar kamida masuuliyiintii ururkii xaqsoor ayaa maanta ka hadlay dhaliilo badan u soo jeediyey  xukuumada somaliland iyagoo xukuumada somaliland ugu baqay inay dhalinyarada ka dayso handidaada iyo  cago juglaynta  xadhiga balse ay xal kale u raadiso Hargeisa SDN/QJ concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Xadhiga Kalash, Xaawaysiga Baashe, Xaragadda Sharcidarrada, Xafta Xirsi, Xogta Buuhoodle, Xulafadda Damul Jadiid Iyo Xuurtaynta Taladda

            Hargeysa 10.Feb 2015 (SDN/QJ)-  Cismaan Xuseen Gurxan oo ku magac dheer Kalash, kana mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Waddani ayaa shalay xabsiga loo taxaabay , isla markaana waxa lagu xidhay xarunta dambi baadhista magaalada Hargeysa. Inkasta oo nidaam ahaan iyo sharci ahaanba uu jiro dariiq loo maro xadhiga qofka aadamiga ah, haddana siday tibaaxeen…

            Read More

              Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta 642 Dhakhtar Gudoonsiiyey Liisankii Dhakhtarnimada Somaliland Iyadoo Wasarada Caafimaadkuna Go,aamo Ka Soo saartay Dhakhaatiirta Dalka(Sawiro)

                Hargeisa 10/2/2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad lagu qabtay Maansoor Hotel loona asteeyey 10/02/2015,maalinta Mihnadlayaasha Caafimaadka. Gudidan oo uu madaxweynuhu aas-aasay ka dib markii baahi weyni ka muuqatay caafimaadka dalka, lagama maarmaana ay noqotay in laga gaashaanto, lagana hortago xaalada guud ee caafimaadka dadka iyo xoolahaba si…

              Read More

                Ra’iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada Cusub.

                Muqdisho, Februari 10, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulanka diiradda lagu saaray qaabka ugu haboon ee ay golaha Wasiiradu ula wareegi lahaayeen Xafiisyada Wasaaraddahooda. Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid, ayaa xusay in…

                Read More

                  Ciidanka Qaranka Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Maleeshiyo Beeleedda Suldaan Wabar Oo Soo Weeraray Deegaanka Qolujeed

                  Qolujeed:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Qaranka Somaliland eek u sugan Aaggaga Galbeedka Dalka ayaa dhirbaaxo kulul ku dhuftay Xubno katirsan Maleeshiyo Beeleedda Suldaan Wabar oo goor dhaweyd Weerar gaadmo ah kusoo qaaday Fadhiisimo ay ku lahaayeen Deegaanka Qolujeed ee Gobolka Awdal. Sida ay wararku sheegayaan mid  kamid ahaa Maleeshiyada, ayaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday, iyadoo sidoo kalena warku…

                  Read More

                    Wareysi dheer oo aanu Cali Sanyare la yeelanay oo noqday hadalheynta u badan ee Akhristeyaasha, ka bogo qeybaha uu ka kooban yahay

                    Geneva Feb 10,2015(SDN/QJ)-Waxaanu bishii Janawari ee sandakan la-yeelanay  wareysi dheer,Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali -Sanyare) , oo ahaan jiray Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ah ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale ,oo dhinacyo badan ka taabtay xaalada hadda somaliland ku sugantahay.  Wareysigaas oo taxana ah wuxuu maqalkiisa iyo daabacaadiisuba soo baxeen 30…

                    Read More

                      Yusuf Garaad:Arrin aan shalay ku arkay garoonka dayaaradaha ee Muqdisho waxay u baahan tahay in la xaqiijiyo in aanay mar kale dhicin

                      Muqdisho Feb 10,2015(SDN/QJ)-Suxuufiga siyaasada u xuubsiibtay eee Yusuf Garaad Cumar ayaa ka warbixiyay dhacdo naxdin ku abuurtay oo uu kala kulmay mid ka mida duulimaad uu ka raacay Muqdisho. Suxuufiga oo dhacdadan ku soo bandhigay qoraal uu dhawaan internetka ku baahiyay ayaa qoraalkiisu sidan u dhignaa: Shalay subax waxaan Muqdisho ka raacay dayaarad Airbus ah….

                      Read More

                        Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Sheegay Imtixaan Lagu Kala Saari Doono Shaqaalaha Hay’adda Koronta Hargeysa Oo Dhawaan Cabasho Muujiyey

                        Hargeysa:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Cabdirasaaq Khaliif Axmed, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Cabashada shaqaalaha Hay’adda Korontada Hargeysa oo Beryahan Arrintoodu taagnayd. Wasiir Khaliif oo shalay la hadlay saxaafadda, ayaa sheegay in shaqaalaha la dhimi doono, isagoo sababtana ku sheegay in tiradoodu badan tahay oo aanay dhamaantood sii wada shaqayn Karin….

                        Read More

                          Nin Maskaxda Ka Xanuunsanaaya Oo Meel Faras Magaalaha Caasimadda Ah Shalay Baahi Iyo Gaajo Darteed Neef Xoolo Ah Nolosha Ku Diirtay

                          Hargeysa Feb 10,2015(SDN/QJ)- Shalay Abaaro 5:00  Fiidnimo, ayaa waxa ay arin argagax iyo naxdin badan oo  nooceedu ugub ku yahay shacabka degan magaaladda hargeysa uu ka dhacay meel ka mid ah faras maalaha caasimadda, ka dib markii uu dadweynihii waddada agmaraayey la mar qudha ku war heleen, nin dhinaca Dhimbirka ee Maskaxda ka xanuunasaya oo…

                          Read More

                            Hujuum Aan Waxba Lala Hadhin Oo Xubno Wasiir Xirsi Hoggaaminayaa Ku Qaadeen Wasiir Xaglo-toosiye Iyo Waxgarad Xabsiga Loo Dhiggay Murankan

                            Hargeysa:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Dagaal aan waxba lala hadhin, ayaa xubno madaxtooyada ku xeeran oo ay kamid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo Madaxtooyada, Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Somaliland ku qaadeen Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed(xaglo-toosiye), waxana Socda Olole La Doonayo in xilkaas lagaga qaado. Sida warbaahintu qorayso, isla-markaana laga helayo dhinacyadan is haya, waxa Xubnahan awoodda Badani…

                            Read More

                              Tacsi ku socota ehelkii iyo qaaabadii uu ka Baxay Marxuuum Mohamoud Hassan Farah

                              Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Mohamoud Hassan Farah oo Xalay 09/02/2015 ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa. Waxan Tacsidan u Dirayaa Dr. Abdillahi Hassan Farah ( Dr. Taiwani ), Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu Marxuumku Ka Baxay. Isagana Jannatul Firdawsa Ha Waraabiyo Aammiin. Innagana Samir iyo Iimaan Saadiq…

                              Read More

                                Madaxweyne-ku-xigeenka Maxakamadda The Hague Oo Ka Dareen Celiyey Xilka Sare Ee Loo Dhiibay

                                Hague:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Cabdiqawi Yuusuf Oo Loo Doortay Madaxweyne-ku-xigeenka Maxkamadda Caalamiga ah ee The Hague, ayaa markii ugu horraysay Ka Dareen celiyey Xilka Culus ee Loo  dhiibay iyo shqada u taalla. Cabdiqawi oo u warramay idaacadda VOA-da, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Xilka uu qabtay, waxana uu hoosta ka xariiqay in shqooyin badani horyaallaan, “haddaad xilkan qabato…

                                Read More

                                  Xukuumadda Cusub Ee Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Soo Dhaweyntii Ugu Horraysay Ka Heshay Dalka Maraykanka

                                  Newyork:Feb,10,2015(SDN/QJ)-Kadib markii  Xukuumadda Cusub ee Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashiid Soo dhisay ay codka kalsoonida ka heshay Baarlamaanka Somalia, ayey Xukuumadda Waddanka Maraykanku sheegtay inay si weyn u soo dhaweynayso Dawladaas. James Mc Anulty oo ah wakiillka Gaarka ah ee  Maraykanka u qaabilsan Dalkka Somalia, ayaa sheegay in xukuumaddiisu soo dhaweynayso Dawladda Cusub ee La Ansixiyey,…

                                  Read More