Sirdoonka Pakistan Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Loo Tirinayo Dilka 140-Ruux
Peshwar:Feb,24,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo waddanka Pakistan, ayaa sheegaya in sirdoonka dalkaasi gacanta ku dhigeen Nin kamid ahaa raggii hoggaaminayey weerar lagu laayey dad gaadhay 140-qof oo intooda badani Arday ahaayeen. Weerarkaasi oo dhacay bishii December, ayaa waxaa qaaday laba kooxood oo ay kala horkacayeen labada nin, mid ka mid ah raggii horkacaayay weerarkaasi waxaa la tilmaamay…
