US Homeland Security casts doubt on al-Shabab threat

    The US Homeland Security Department has said that it is not aware of any specific plot against US shopping malls, backing away from comments by the department’s chief that he takes seriously a threat by Somali-based armed group al-Shabab against shopping sites in Western countries. Some US and Canadian officials earlier on Sunday had cast…

    Read More

      “Waxay ila tahay in weerarkaas uu ahaa mid ku yimi habacsanaan ka jirta dhinaca amniga dowladda Soomaaliya iyo kuwa sirdoonka” Gudoomiye Ilka Xanaf

      Muqdisho 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliya Caydiid Cabdiaahi Ilko-xanaf, ayaa sheegay in weerarradii ka dhacay Hoteelka Central ee magaalada Muqdisho ay ku yimaadeen sababao la xidhiidha habacsanaanta laamaha amniga iyo hay’adaha sirdoonka dowladda Somalia. Ilko-xanaf ayaa tilmaamay inay liitaan xogta ay dowladda Soomaaliya ay ka hesho weerarrada soo wajahan iyo baaritaannada ay…

      Read More

        Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Biyo Galina Oo Imaaradka Carabtu Ka Fulinayaan Magalada Hargeisa

          hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland iyo xubno golihiisa  wasiirda ka mida ayaa maant xadhiga ka  jaray  mashruuc biyo  galina oo laga hir galinaayey  deeganka xunbo wayne ee bariga magaalada  hargeisa http://www.youtube.com/watch?v=_e6pRGzexqQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Taariikhdii Ururka Dhalinta Sonyo Ka Warbixyey Iyo halkuu Khilafkoodu Ka Bilaabmay

          Hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)Boobe yuusuf Ducaale oo kamida dadka qaybta wayn ka qaata soo gacan qabashada dhalinyarada somaliland ayaa habeenkii xalay ahaa munaasibad  lagu xusaayey maalinta dhalinyaradii ufo ee sanadii 1982dii lagu laayey  maxkamada horteeda kaga war bixiyey aasaskii sonyo https://www.youtube.com/watch?v=62sETLnprBc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Goloyaal La Kala Dirayaa Majiraane,waxanu Xisbiyada Leenahay Hadaad Doorasho Doonaysan Ogolaada In Bilaa Diiwan Galin Lagu Galo”Gudoomiye Baashe

            Hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee goalaha wakilada somaliland baashe maxzamed faarax ayaa maanta ka hadlay jawaab adagna ka bixiyey  soo jeedintii xisbiga wadani ee markay xiliga doorashada gaadho hadii la qaban waayo  goloyasha baarlamanka iyoo xukuumada la kala diro https://www.youtube.com/watch?v=Ox3tokF7y5g Harageisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Djibouti Oo Markale Xidhatay Xadka ay La Leedahay Somaliland Iyo Meehanowga Shacabka

              Saylac:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Djibouti ayaa markale xidhatay Xadka ay leedahay Somaliland, kadib markii uu Maalintii jimcihii Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo lagu laaayey Siyaasiyiin tiro badan. Mukhaadaraadka Dalka Djibouti, ayaa Dawladooda ku wargeliyey inay Khatar ammaan kaga soo fool leedahay Dhinaca Somaliland, taas oo sababtay inay xidhaan Xadkaas oo dadka deegaanka Saylac ka heli jireen…

              Read More

                “Maalinta Gole lasoo doortay yimaadaan Golaha wakiilladu Albaabkaasay ka baxayaan, Hadii Doorasho la qaban waayana waa fadhiyayaa,” Baashe Maxamed Faarax

                Hargeysa:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa Markii ugu horraysay  Jawaab ka Bixiyey Hadal dhawaan kasoo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo  sheegayey in marka ay dhamaato muddo-xileedka Goluhu  la kala diro. Guddoomiye Baashe Oo Maanta u warramay qaarkamid ah Warbaahinta Dalka, ayaa sheegay inaanay jirin sharci ogolaanaya in Golaha Wakiillada la kala…

                Read More

                  Dutch-Somali Nationals Carried Out Mogadishu Hotel Suicide Bombings

                  Mogadishu:  Twin suicide bombings at a Mogadishu hotel popular with government ministers and officials that killed 25 people were carried out by Dutch-Somali nationals, Somali intelligence sources said on Saturday. Somali intelligence believe both bombers – a man and a woman – were Dutch-Somali citizens who infiltrated the Central Hotel close to the presidential palace…

                  Read More

                    Somali Deaths Climb to 25 In Hotel Attack

                    MOGADISHU, Somalia — The death toll in an attack by suicide bombers at a hotel compound in Mogadishu on Friday rose to 25 people, with more than 40 people wounded, Somali officials said Saturday. The Shabab, a rebel group, claimed responsibility for the attack, saying that the intended targets were government ministers and lawmakers who…

                    Read More

                      Haddii aanu Nahay Xisbiga Waddani ee Laanta Sweden Waxaa aanu Taageersanahay Khudbadii Taariikhda ahayd ee uu Jeediyeey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md C/M/Cabdilaahi (Cirro)

                      xisbiga wadani laanta sweden oo kala ah dhamaan guddiyada kale duwan ee xisbiga  oo  uu  horeeyo  gudoomiyaha xisbiga  xisbiga ee laanta  Md  baxanaan xaaji aadan iyo dhamaan guddiyada kale baa waxa aay marka hore  hanbaalyo  uu dirayaan guud ahaan  bahweynta xisbiga   gaar ahaan gudoomiyaha guud ee xisbiga mudane ,cabdiraxamn maxmed cabdilahi  cirro ,iyaga oo…

                      Read More

                        Muran Dhinaca Magaca ah Oo Ka Dhex Curtay Shirkadaha Duulimaadyada Afrikan Express, Jubba Airways Iyo Daallo

                        Muqdisho:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay dhawaan Midoobeen Shirkadaha Duulimaadyada ee Daallo iyo Jubba Airways, ayaa waxa soo baxaya falcelin  kaga timi dhinaca Shirkadda kale ee African Express. Shirkadaha Daallo iyo Jubba, ayaa ku heshiiyey inay qaataan Magaca African Airways Alliance, waxana taasi keentay inay jawaab liddi ku ah ka helaan dhigoodda African Express. Magaalada Muqdisho waxaa  shir…

                        Read More

                          Sirhayaha Edward Snowden Oo Bannaanka Keenay Fadeexadaha Maraykanka iyo Ingiriiska

                          Moscow:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Sirhayaha Reer Maraykan ee Edwar Snowden, ayaa markale Bannaanka keenay Siro badan oo ay qarsanayaan Dawladaha Britain iyo Maraykanku, kaas oo sheegaya In Dawladahaasi ay dhagaystaan Malaayiin Semi-cards ah oo caalamka laga leeyahay. Edwar Snowden oo haatan magan galyo doon kujooga Wadanka Ruushka ayaa tilmaamay in MI5 IYO CIA ay ku amreen warshadaha soo saara…

                          Read More

                            Akhri Magacyada Labadii Ruux Ee Fuliyey Qaraxii Ka Dhacay Hutel Central Oo La Ogaaday Iyo Siday Hawsha u Fuliyeen

                            Muqdisho:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya Warar lagu kalsoon yahay oo sheegaya cidda  fulisay Qaraxyadii lagu hoobtay ee Jimcihii ka dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu laayey Masuuliyiin katirsanayd Xukuumadda Somalia. Wararka soo baxaya oo qaarkood si hoose uga soo baxeen Ha’yadaha ammaanka, ayaa tilmaamay In Ismaaciil Muuse iyo Luul Axmed Daahir (Luuley) oo ah…

                            Read More

                              “Hadalkii madaxweynaha ee inay Doorashooyinnku wakhtigoodii ku qabsoomaan wuxuu u muuqdaa mid beenoobi doona. Waxba yaanu kolba Wasiir hadal aan meelna haysan dadka kula dul kufin.” Jamaal Cali Xuseen

                              Hargeysa:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ah Musharaxa Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid, ayaa Jawaab ka Bixiyey Hadalkii uu shalay Wasiir Waran-cadde kaga faallooday Arrimaha Doorashooyinka dalka kusoo foolka leh. Aqoonyahan Jamaal oo qoraal dheer ugu jawaabay Wasiir Waran-cadde, ayaa ku adkaystay in doorkii Beesha Caalamka kaga aaddanaa Arrimaha Doorashooyinku dhamaystirmeen, balse ay xukuumaddu ku foogan tahay…

                              Read More

                                “Dhagaxtuur Ma Been Baa?” Barnaamij Muuqaal ah Xubnihii Ururkii Uffo ee la Xidhxidhay 1982kii DAAWO.

                                  Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) Waa Maalmo dhalinta iyo Haweenkii Hargaysa ku noolaa u badheedheen Khatar Culus una babac dhigeen Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo Hubka dagaalka ah amarna ku qaba in koodii dhaqaaqaba ay Toogtaan. Waa Maalmo dhibicda Rasaastu ay hadh beeshay,Goobihii Garsoor ee Cadaalada u ehelka ahaana  ay isu bedeleen Xarumaha faltanka…

                                Read More