Daawo:Waanu Soo Dhawaynaynaa In Hadii Dawlada Siilaanyo Doorasho Qaban Waydo Dawlada Ku Meel Gaadha La Dhiso “Xasan Guure.Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga Somaliland

    Hargeisa 23/2/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha madasha wada tashiga somaliland xasn guure ayaa maanta ka hadlay  xaalada guud ee  dalka isagoo soo dhaweeyey  go,aanadii xisbiyada qaranku  ku dhawaaqen ee sheegayey  in hadii doorsho  dhici waydo  dawlad ku meel gaadha la dhiso https://www.youtube.com/watch?v=OAOjp2wjZQk Conacat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Beesha Ciidagale ee Uk oo Samaystay Gudi Eidagale community in United Kingdom elected talented and energetic youth association known as Somaliland Youth Council Association Coalition (SYCAC) who believes the ideology serving their community at home is the rent they pay for room on this earth.‏

      Even though this article was written for specific purpose, however, it could be true the same be helpful to other Somaliland societies who possibly shares similar intentions like us.  Regardless how the readers of the article reacts with it, a fruitful meeting participated by prominent of Eidagale community members was held in London today February…

      Read More

        Kenya Oo War Farxad leh Kasoo Saartay Xawaaladaha soomaalidu Ku Leedahay Dalkeeda

        Nairobi:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa war kasoo saartay Xawaaladaha soomaalidu ku leedahay Gudaha Dalkeeda, waxana ay sheegtay inaanay dhibaato ku qabin. War qoraal ah oo ay soo saartay Wasiirka arrimaha dibada Kenya Aamina Maxamed ayaa, ayaa lagu sheegay inaanay jirin wax dhib ah oo dalkaas ay ku hayaan Xawaaladaha soomaalidu, waxana ay taasi meesha ka saartay…

        Read More

          Sawirrada Labadii Qof Ee Fuliyey Qaraxyadii Hutel Central Oo La Helay

          Muqdisho:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Qaarkamid ah Warbaahinta Magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa Dawladda Taabacsan ayaa faafiyey Sawirrada labadii qof ee masuulka ka ahaa qaraxyadii ka dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho. Labadan Qof oo horeba magacyadooda  loogu kala sheegay Luul Axmed Daahir oo kamid ahayd Shaqaalaha Hutelka iyo Ismaaciil Muuse Guuleed oo la sheegay inay dhalasho ahaan kasoo jeedaan…

          Read More

            Maraykanka Oo Rumaystay Hanjabaad Uga Timi Al-shabaab Iyo Tallaabada Uu Qaaday

            Washington:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa sheegay inay sideeda u qaadanayaan Hanjabaad kaga dhimi dhinaca Kooxda Al-shabaab oo sheegayey inay weerari doonaan Xarumo Yuhuuddu leedahay oo ku yaalla Dalalka Maraykanka, Ingiriiska iyo Canada. Xoghayaha Amniga Gudaha ee Maraykanka Jeh Johnson, ayaa sheegay inay ka digtoonaan doonaan hanjabaaddaas oo ay xaqiiqsanayaan​, kana hortagayaan Weerar kasta oo suurtagal ah. Xoogagga Amaanka…

            Read More

              Madaxweynihii Hore Ee Maldives Oo Loo Xidhay Arrimo Argagixiso

              Male:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Maxamed Nasheed oo ahaa madaxweynihii hore ee jasiirada Maldives, ayaa Xasbiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyey inuu  ku lug lahaa Arrimo Argagixiso. Madaxweynahan hore ayaa la xidhay  waxyar kahor intii aan la gudo gelin dibadbaxyo Xisbigiisu hoggaaminayey oo qorshaysnaa, kaas oo lagaga soo horjeedo madaxweynaha Haatan oo lagu magacaabo Abdulla Yameen, markii uu ku…

              Read More

                Faahfaahin Dheeri ah Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Ka Bixiyey Haweenaydii Isku Qarxisay Hutel Central Ee Magaalada Muqdisho

                Muqdisho:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Amniga Somalia, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Qaraxii ka dhacay Hutel Central, waxana uu xaqiijiyey in qaraxyadaas ay Fulisay Haweenay Hutelka ka Shaqaynaysay. Mr C/risaaq oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in haweeneyda is qarxisay ay ka mid aheyd shaqaalaha Hotelka, isagoo tilmaamay inay aheyd hooyo dhashay lix caruur ah…

                Read More

                  “Karis Xun iyaduna Ku wax la’a Baarlamankuna waa Inuu Tagaa Xukuumaduna Tagtaa,lana dhisaa dawlad…” Gudoomiye Faysal DAAWO

                  Frankfurt Germany 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Qaar ka mid ah Wadamada Yurub ayaa Khudbad u Jeediyay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Frankfurt ee dalka Germany halkaas oo uu ka Soo Jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ka waramaysa Xaalada Guud ee Dalka…

                  Read More

                    Maraykanka oo Cadeeyay in Baqdinta Alshabaab ku soo Korodhay,Iyo Fariin Hanjabaad leh oo Shabaabku u direen DAAWO

                    Washington 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha amniga Maraykanka, Jeh Johnson ayaa sheegay in Maraykanku uu si dhab ah u qaadanayo hanjabaad ka soo baxday al-Shabab oo ku baaqday in la weeraro suuqyada ku yaalla waddamada Galbeedka.​ Jeh Johnson ayaa hadalkan sheegay mar uu ka jawaabayay video muuqaal ah oo al-Shabab ay soo saartay, kaasoo ku baaqaya in…

                    Read More

                      Dhaqaalihii ugu badnaa oo Saacad Gudaheed loogu Uruuriyay Cisbitaalka Caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Hargaysa DAAWO

                      Hargaysa 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Barnaamij kaalmo dhaqaale loogu ururinayey cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Magaalada Hargaysa oo ay soo agaasintay marwada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Weris Sh Maxamed Jirde ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawlada, shirkadaha waaweyn ee ganacsatada ah iyo shaqsiyaad baayacmushtar ah. waxaana kulankaa lagaga dhawaaqay…

                      Read More

                        Mashruucii Biyo balaadhinta Hargaysa oo Markii 1aad la Daahfuray Iyo Halkay Hawshu marayso DAAWO

                        Hargaysa 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa  daahfuray mashruuca biyo balaadhinta caasimadda oo ay maalgelinayso Dawladda Imaaraatka carabtu, waxaana munaasabadaasi ka qayb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dawladda Somaliland, Salaadiin, maamulka Gobolka iyo Ka Dawladda Hoose ee Magaalada Hargaysa iyo saraakiil ka socotay dawladda Imaaraatka Carabta.

                        Read More

                          Waraysi Xasaasi ah oo Madaxweynaha Jabuuti kaga Hadlay Khilaaf soo kala Dhex galay Shirkada Maamusha Dekeda Jabuuti,Dacwada Boore iyo Arrimo kale

                          Paris, 23 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shaaca ka qaaday in Shirakdda Dubai World oo Maamusha Dekedda Jabuuti si cad u diidday Ganacsato Shiine ah oo ay dawlad ahaan Saamigii ay lahayd ee Dekedda ka iibisay 15%- (shan iyo toban boqolkiiba), isla markaana ay Maxkamad ay muddo iskula jireen Shirkaddaas…

                          Read More

                            Madax dhaqameed Wasaarada Warfaafinta ku dhaliilay Wax ka qabashada Weriye Wasaarada ka Tirsanaa oo Itoobiya u Xidhan

                            Hargeysa, 23 Feb 2015  (SDN/QJ)-Madax dhaqameed, Aqoonyahano iyo dhalinyaro ayaa ku dhaliilay wasaaradda warfaafinta iyo wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, ka hawlgelis la,aanta weriye Yuusuf Maxamed xasan oo ka shaqayn jiray warbaahinta dawladda oo in muddo ahba la sheegay inuu ku xidhanyay Itoobiya. Bayaankaasi wuxuu u dhignaa sidan, “Anaga oo ah salaadiinta, cuqaasha, dhalinyarada iyo aqoonyahanka…

                            Read More

                              Haweenaydii fulisay Qaraxii Muqdisho oo Magaceeda iyo Shaqadii ay Huteelka ka Haysaba la Shaaciyay

                              Muqdisho 23,Feb 2015 (SDN/QJ)-Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa baahiyay magaca haweenay ay sheegeen inay ahayd qofkii isku qarxiyay hoteelka Central ee magaalada Muqdisho, jimcihii doraad. Haweenayda ayaa ka soo guurtay wadanka Holland. Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegtay in Luul Axmed ay ahayd qofka isku qarxiyay hoteelka, iyadoo ahayd shaqaale ka shaqeeya qaybta soo dhawaynta ee…

                              Read More

                                Gaadiidka Isaga Kala Dhex Goosha Burco oo Murankoodu Cirka Gaadhay iyo Eedo Dawlada Hoose loo soo Jeediyay DAAWO

                                Burco 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco ayaa waxa uu ka hadlay Rabshado maalmihii u danbeeyay ka dhex oognaa gaadiidka isaga kala goosha magaalada Burco . Xoghayaha dawlada hoose Waxa uu ka hadlay sababta keentay rabshadahaas iyo Mawqifka Dawlada hoose ee Ku wajahan xal u helida amuurtanhttps://www.youtube.com/watch?v=Sd1eq1U6VGY

                                Read More

                                  Muxuu daaran Yahay Socdaal Wasiirka Maaliyada Md.Samaale ku Gaala bixinayo Berbera iyo Burco DAAWO

                                  Berbera 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi iyo Saraakiil sar Sare oo ka Tirsan Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa Kormeer Shaqo ugu Kicitimay Magaalooyinka Berbera iyo Burco . Wasiir Samaale ayaa raacdo ugu Jira ka Jibo keenista Odoroska Sannad Miisaaniyadeedka 2015 . https://www.youtube.com/watch?v=sku1ZPzG0zI Berbera SDN/QJ…

                                  Read More

                                    Does Muslim outrage have a color?

                                    Mustafa Mattan was killed the day before the Chapel Hill executions. However, unlike Deah Barakat, Yusor and Razan Abu-Salha, few Muslims are familiar with the name Mustafa Mattan. Mustafa is black and Somali Canadian. The 28-year-old Ottawa native travelled to Fort McMurray, a far off but economically booming city in northeast Alberta, Canada. Like many…

                                    Read More