“Mucaaridka Waxan leeyahay Wadaag Lama Samayn Karo,waxaana Dawlada Xilka Haysa Ka qaadi Kara uun Shacab Ka Codeeya oo Kalsoonida Siiya….”Wasiir Waran-cadde.

    Hargeysa:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Jawaabtay Hadal dhawaan kasoo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Caabdiraxmaan Cirro, kaas oo salka ku hayey haddii xukuumaddu ku guuldarraysatay inay doorasho qabato in xukuumad wadaaag ah la dhiso. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta afka xukuumadda ku Hadlayey, ayaa sheegay inaanu hadalkaasi…

    Read More

      Maraykanka Oo Si Kulul U Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Masuuliyiin Xukuumadda Somalia Katirsan

      Washington:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka, ayaa safka hore ka gashay Dalalka cambaareeyey Weerarkii shalay lagu qaaday Hutel Central oo ku Yaalla Gudaha Magaalada Muqdisho. Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi. Waxaa la sheegay in badhtilmaameedku ahaa saraakiil ka tirsan dawladda, oo salaada jimacaha ku tukanayay masaajid ku yaalo huteelka, kuwaas oo qaarkood geeriyoodeen, halka qaar kalena dhaawacyo…

      Read More

        Dhammaanba Shaqaalihii, Ilaaladii Iyo Muliilihii Hutel Central Oo Xabsiga Loo Taxaabay

        Muqdisho:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Sida wararku sheegayaan Ciidamada Ammaanka, ayaa xabsiga u taxaabay Mulkilihii Hutel Central, Shaqaalihii iyo Ilaaladii gaarka u ahayd, kuwaas oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxaas dhacay. Mulkiilaha Hutelka, ayaa la sheegayaa in lagu haysto masuuliyadda uu  iska saaray Ammaanka Guud ee Hutelka, waxana la weydiinayaa Su’aalo la xidhiidha ogaalkiisa la xidhiidha taxadarkii…

        Read More

          Akhri Nuxurka 4-Qodob Oo Laga Soo Saaray Shir Degdeg Ahaa Oo Golaha Xukuumaddu Xalay Ka Yeesheen Qaraxii Shalay

          Muqdisho:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Kadib Kulan degdeg ahaa oo xalay Golaha Xukuumaddu ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada, ayaa lagu lafa guray Weerarkii lagu laayey masuuliyiinta ee shalay ka dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ahaa mid uu Guddoominayey Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa laga soo saaray Qoddobo Afar ah, waxana la saaray Guddi  soo baadho sidii wax u dhaceen…

          Read More

            Sharci-yaqaan Ka Qalbi Jabay Caddaalad-darrada Xukuumadda Siilaanyo Oo Dalbaday In Dalka Laga Mustaafuriyo

            Berbera:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Sharciyaqaan Maxamed Xasan Siciid oo kamid ah Dadka aqoonta durugsan u  leh arrimaha Sharciga, ayaa ka muraaradillaacay Burburin xagga xeerarka dalka iyo caddaalada ah oo uu ka tirsanayo Gebi ahaanba Masuuliyiinta qaranka somaliland. Muwaainkan oo muddo daba socday Dhul uu sheegay inuu leeyahay oo Xukuumadda iyo maamulka Gobolka Saaxil xoog kaga haystaan, kaas looga dhaartay…

            Read More

              Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Muhiimadda Doorashooyinka Soo Socda Iyo Musharraxnimada Maxamed Biixi

              Hargeysa:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa Ka Hadlay Muhiimadda Doorashooyinka Dalka kusoo socdaa leeyihiin iyo sida loogu baahan yahay in xilligoodii lagu qabtaa. Maxamed Cabdilaahi oo shalay la Hadlay Tv-ga Horn Cable Tv, ayaa sheegay in Bulshada Caalamka iyo shacabka Dalka Gudihiisa ku dhaqaniba diyaar u yihiin Sidii doorashooyinka dalka…

              Read More

                Marxuum Maxamuud Cabdi Sh. Haaruun; masuul/khabiir qaalli ahaa oo ka baxay bahda Aviationka Somali oo dhan!!!

                Dar guryii ka yimi baa war baas iila soo galaye Geeridii Xirsay sheegayeen gacal ha waayeene Goblamooyin waxay ii wadeen guuldarriyo hooge (Cali Jaamac Haabiil) Geeridu waa xaqe, taariikhdu markay ahayd 16kii bishan February, waxa magaalada Muqdisho lagu dilay 4 qof oo isugu jiray Masuuliyiin iyo shaqaale ka hawl gali jirey Airportka Muqdisho ee Aden…

                Read More

                  2015 BUDGET: QABYAALADA KA MUUQATA MIISAANIYADA QARANKA: RAADADKA WASIIR SAMAALE IYO WASIIR K/X CADAANI EE W.WAXBRASHADDA

                  Laga bilaabo dhagax-dhigii  qabyaalada  ee shirkii GAR-ADAG,  gobolaysiga &  beelaysigu waxay astaan  muuqda u noqodeen Xisbigga  Kulmiye. Ergooyinkii shirwaynaha iyo Golaha dhexe waxa lagu  soo xulay qaab–beeleed.  Musharaxiinta u tartamaysa kursiga Madaxwaynaha Qaranka, waxay ka dhex loolamyaan beeelahooda.  Qabyaaladu waa mabda’ “ideology” hagaaya siyaasada iyo hab-dhaqanka  Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo. Waa laga gudbay  dimuqraadiyaddi  ka hanaqaaday…

                  Read More

                    Bristol Defence League to march against Somali grooming gangs on Saturday

                    An anti-immigration group calling itself the Bristol Defence League says it is organising a demonstration against “Somalian grooming gangs” in Bristol on Saturday The group, which claims to be a “non-racist/fascist non-political street movement”, says it is protesting against the “crimes and practices of Islam” and anti-fascist groups in the city. The location and exact…

                    Read More

                      War Degdeg ah: Xasan Sheekh Oo War Kasoo Saaray Weerarkiii Lagu Laayey Saraakiil Xukuumaddiisa Katirsanayd

                      Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan sheikh, ayaa Noqday masuulkii ugu horeeyey eek a Hadla weerarkii maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, kaas oo lagu laayey saraakiil sare oo xukuumaddiisa ka tirsanayd. Qoraalka Madaxweynuhu kasoo saaray Weerarkaas oo salka ku hayey mid uu ku muujinayey dareenkiisa, ayaa u dhignaa sidatan: “Aad baan uga xumahay in kooxaha nabadda…

                      Read More

                        Faah-faahinta Qarax Goor Dhaweyd Muqdisho Ka Dhacay Iyo Magacyada Masuuliyiin Ku Naf Waayey

                        Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Qaraxyo isdaba joog ahaa oo maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa kasoo baxaya faahfaahin dheeraad oo la xidhiidha cidda waxyeelladu kasoo gaadhay. Sida wararku sheegayaan dadka dhintay ayaa tiradoodu gaadhaysaa ilaa iyo 12-qor, waxana ku jira Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo dad kale oo kamid ahaa ciidanka ammaanka ee Halkaas ku sugnaa. Xildhibaan…

                        Read More

                          Seize the moment to help Somali-Americans

                          One of the major powers vested in the American presidency is that of the bully pulpit. The opportunity to bring attention to a particular issue is enormous. President Obama has done that this week by spearheading a summit that included law enforcement agencies and community leaders from three major American cities, Boston, Los Angeles and…

                          Read More

                            Wsiirkii hore ee Qorshenyta Somaliland Cali Sanyare oo ka faalooday gaabiska ka taagan higsigii ahaa in nidaam maaliyadeed oo hufan loo sameeyo somaliland(DHEGEYSO PRT 4)

                            Geneva Feb 2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com Wuxuu Qeybtii KOWAAD ee WAREYSIGA…

                            Read More

                              Akhri Maansada HAYAAN DHICISOOBAY Oo Muujinaysa Sida Loogu Hungoobay Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo

                              Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Maansadani waxaan curiyay maalin khamiisa waa 20/11/2014 waxaanay ka hadlaysaa dhinacyo. badan ku waasi oo taabanaya duruufaha iyo waayahay siyaasadeed ee ka jira wadankan  Soomaaliland waxaanan diirada ku saaray sida ay umada reer soomaliland ugu hanweynayd xisbiga talada dalka haya ee kulmiye markii uu olalaha ku jiray doorashadii 2010kii iyo sida ay maanta uga wada…

                              Read More

                                Britain Oo Diyaaradaheeda Dagaalka Kicisay, Kadib Markii La Arkay Kuwa Ruushka Oo Hawadeeda Soo Galay

                                London:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Briatain, ayaa Hal mar kicisay Diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii ay Hawadeeda ku aragtay diyaaradaha wax duqeeya ee dalka Ruushka. Goobaha lagu arkay diyaaradaha dagaalka ee Ruushka, ayaa  waxa kamid ah meel wax yar u jirta xeebta Cornwall ee koonfur galbeed England, waxana markii xaalad sare la geliyey diyaaradaha dagaalka ee dalka Britain. Wasaaradda difaaca ee…

                                Read More

                                  Qadar Oo u Yeedhatay Safiirkii u Fadhiyey Masar Iyo Xidhiidhka Labada Dal Oo Sii Xumaaday

                                  Doha:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Qadar, ayaa u yeedhatay Safiirkii u fadhiyey Dalka Masar, kadib markii isfahamfarro ka dhalatay duqaymo Masaaridu ku bilowday Waddanka Libya. Cilaaqaadka labada waddan ayaa soo xumaanayey tan iyo markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore dalka Masar Maxamed Mursi bishii July 2013 kaasi oo dowlada Qadar aad u taageeri jirtay. Masar ayaa Qadar ku…

                                  Read More

                                    Wasiir Waran-cadde Oo Dhuuni Doon ku Tilmaamay Waxgaradka Warbaahinta u Mariya Farriimaha La Xidhiidha Xasilooni-darrada Dalka Kasoo Cusboonaanaysa

                                    Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Odayaasha iyo waxgaradka cabashada ka muujiya xaalka dalka iyo hannaanka siyaasaddu ku socoto ku tilmaamay qaar doonaya lacago laaluush ah oo ay cunaan. Wasiir Warancadde oo shalay ka hadlayey madal uu marti ku ahaa, ayaa sheegay in qaar doonaya lacago ay si qaldan ku helaan inta…

                                    Read More

                                      “Waxanu soo jeedinaynaa ninka Jooga Garoonka ee Wasiirka ah in nalaga soo beddelo oo nalaga kexeeyo oo haddii uu kamid yahay ragga aan dhicina dadka loo sheego”Boqor Raabi.

                                      Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Boqor Yuusuf Cabdilaahi Raabi oo kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka Hadlay dhibaatooyin ka taagan dhulka Masalaha ee Konfurta Hargeysa, waxana uu Madaxweynaha ugu baaqay inuu Xilka ka qaado Wasiirka Duulista Hawada oo uu sheegay inuu shacabka dhib badan ku hayo. Boqor Raabi, ayaa sidoo kale ku dheeraaday, kana digay in dhulkaas oo dhawaan Madaxweynuhu…

                                      Read More