“Hargaysa Ma Toostay,Harqoodka Ma Tuurtay” Hadraawi iyo Maansadii Hanbaabir 1982kii iyo Xidhiidhka Dhagax-tuurkii Dhalinta DAAWO

    Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) Maansadan Hanbaber ayaa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) wuxuu inoogu sheegayaa Dhacdadii dhagax-tuurkii Dhallinyarada iyo Haweenka ee 1982kii oo laga Joogo 33 Sanno Si balaadhana Maalintii Shalay looga Xusay Magaalada Hargaysa iyo Degsiimooyinka Kale ee Somaliland Maadaama laga Dhigay Maalinta Dhallinyarada . Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi waxa uu si farshaxanimo…

    Read More

      Xeeladda Waddani, Xujada Ucid Iyo Xabeebta Kulmiye Iyamaa Xiiqtiran doona

      Hargeysa, 22 Feb 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro), ayaa soo jeediyey in la kala diro xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isla markaana xukuumad ku-meel-gaadh ah la soo dhiso haddii aan talo-qaran oo loo dhan yahay laysaga iman, go’aan cadna laga qaadan haddii wakhtiga doorashadu dib uga…

      Read More

        “Kulmiye aad ayaa loogu heesayey, oo marka uu wax wadi waayey, waa kuwaa dadkii ka bedelaya ee Mucaaradka loo Sacabo dumanayo” Xildhibaan Aareeye

        Hargeysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xldhibaan Cali Ibraahim Aareeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Beelaha dega darafyada Somaliland aanay helin Saamigii ay ku lahayn Xukuumadda, isaga oo si gaar ah u tilmaamay Beesha uu ka soo jeedo, waxaanu ku baaqay in Beel walba ay hesho…

        Read More

          Dacwadda u dhexaysa Dawladda Jabuuti iyo Ganacsadaha Boore oo weji kale yeelatay iyo Filashada Gunaanadkeeda

          London, 22 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska, ayaa maalinta Isniinta ee todobaadkan u muddeysay go’aan ay ka soo saaray dacwad Xukuumadda Jabuuti ku soo oogtay Ganacsadaha caanka ee Cabdiraxmaan Boore oo ay ku eedaysay inuu dalkeeda ka fuliyey falal isugu jira Musuq-maasuq iyo amni-darro. Dawladda Jabuuti ayaa hore u xajirtay dhammaan hantidii…

          Read More

            “Madaxweyne Siilaanyo Cida Dhibta ku haysaa Ma aha Mucaaridka ee Wasiiradiisa dhibta u weyn ku haya” Boqor Cismaan Buur Madow

            Hargeysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Aw-Maxamuud(Buurmadaw), oo ka mid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Siilaanyo habayaraate wax sir ah oo ay leedahay aanay jirin, waxaana uu tilmaamay in mucaaradnimada xisbiyada mucaaradka ay kaga daran tahay mucaaradnimada ay xukuumada Siilaanyo ku hayaan wasiiradiisu, isaga oo carabka ku dhuftay in ay yihiin kuwa had…

            Read More

              Maayarka Hargaysa oo Fariin u diray Waalidiinta Caasimada Hargaysa

              Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) – Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa khudbad uu ka jeediyey masaajidka Cali Mataan ee badhtamaha magaaladda Hargeysa, kaas oo uu kaga hadlayay dhalinyaradda habeenkii rabshadaha sameeya. Maayarka ayaa waalidka dhalay carruurtooda ugu baaqay inay ka war hayaan,isla markaana waalid walba ogaado halka uu ku maqan yahay iyo halka…

              Read More

                Raysal Wasaare Xigeenka Somalia oo loo qaaday Dalka Turkiga si Dhaawiciisa loogu soo dabiibo

                Muqdisho 23.Feb 2015 (SDN/QJ) -Ku-xigeenka Ra’isal Wasaaraha Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa loo duuliyey Dalka Turkiga kadib dhaawac kasoo gaadhay Qaraxii Doraad ka dhacay  Magaalada Muqdisho . Dhaawaca Raysalwasaaraha ayaa maalintii shalay la dhigey isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, waxaana ehelkiisu sheegeen in uu wax ka qabo dhanka lugaha. Yaasiin Bucul oo ka mid…

                Read More

                Xiisad ka Dhalatay Hadal Madaxweyne ku Xigeenka Maraykanku kula hadlay Somalida ku Nool Gobolkiisa

                Washington 22.Feb 2015  (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa dhalleecayn baan loo jeediyey kadib markii hadal uu jeedinayey uu ku soo qaaday jaaliyadda SOomaalida ee deggen gobolka uu ka soo jeedo ee Delaware. Isaga oo ka hadlayey kulan ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka oo lagu falanqaynayey ol’olaha dhowaan dalkaas ka bilowday ee…

                Read More

                  SIYAASADDA U RAHMAN BAASABOORKA DJIBOUTI: W/Q Muuse Daahir

                      “Horta Xuskii hore ee Afka Somaliga ee ka Dhacay Djibouti, Madaxweyne Siilaanyo isagoo maxay metelaya ayuu ka qaybgalay? Illeyn Akademiyadda Afka Somaligu waxay ka kooban tahay Afar Degmo oo kala ah Somalia, Djibouti, Ethiopia iyo Kenya”   Maanta waxaa magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeisa si talantaalli ah uga dhacay xuska Afka Soomaaliga, labada magaaloba…

                  Read More

                    12 qof oo loo qabtay qaraxyadii Central hotel Iyo Maamulkii Huteelka oo Fariimo adag lagu wargaliyay

                    Muqdisho 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka amniga qaranka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in dad loo qabtay weerarradii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ah guddoomiyaha guddi madaxweynuhu u xilsaaray baarista qaraxyadii shalay ka dhacay hotel Central ayaa sheegay in la qabtay 12 qof oo lagu tuhmay inay ku…

                    Read More

                      Muqdisho: Qarixii Shalay + Socdaalka Maanta Ee Madaxweyne Geelle Iyo Xarunta Akadeemiyada Af-Soomaaliga oo la dhagax-dhigay

                      Muqdisho, 21 Feb 2015 (Ogaal)-Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay oo lagu dhaxagax dhigayay Xarunta Akadeemiyad-goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafladda waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Wasiirro, xildhibaanno, abwaanno iyo qeybaha bulshada. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa…

                      Read More

                        RW. Cumar ayaa dalka dib ugu soo noqday, kana hadlay weerarkii shalay lagu qaady Hotel Central

                        Mogadishu Feb. 21, 15 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka hadlay weerarkii Argagixiso ee shalay kooxaha Nabad diidku ay ku qaadeen hotelka Central, wuxuna tacsi u diray ehelkii, Qaraabadii iyo Qoysaskii ay ka baxeen dadkii shalay ku dhintay weererka, isagoo alle…

                        Read More

                          Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa lagu Maamuusay iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

                          Hargaysa 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa Ka qayb Galay Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Lagu Qabtay magaalada Hargaysa  kaas oo ay soo qaqban qaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland. Kulankan lagu xusayay maalinta afka hooyo oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqan iyo Wacyigelinta ayaa Waxaa lagu soo bandhigay Suugaan ka…

                          Read More

                            Daawo:Maanta Oo Si Baaldhan Magaalada Hargeisa Looga Xusay Maalinta Afka Soomaliga Iyadoo Guud Ahaan Maantoo Kale Laga Xuso Deeganada Somalida

                            hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magal;ada hargeisa laga xusay  maalinta afka soomaliga oo guud ahaan deeganada somalida laga xuso iyadoo xuskani ay ka soo qayb galeen madaxwayne ku xigenka somaliland iyo xubno wasiiro ah http://www.youtube.com/watch?v=ArOwQfALmWI&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Wasiirka Deeganka Iyo hurumarinta Reer Miiga Oo Maanta Beenisay Warar Laga Baahiyey Oo Sheegayey In Ay Mashaariicda Wasaarada U Badisay Deeganaday Ka Soo jeedo

                              Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)wasiirka deeganka iyo horumaita rer  miiga somaliland shugri ismacil banadare ayaa maanta shi jaraaid oo ay xafiiskeda ku qabatay  ku beenisay warar ay  shabakadaha qaar ka qoreen o sheegayey in mashiirkda wasarada ay deeganada ay ka so jedo u badiso http://www.youtube.com/watch?v=yb6NsXHLMWE&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Magaalada Hargeisa OO Laga Xusay Maalinta Dhalin Yarada Somaliland Iyadoo Socod Lagu Tagay Taalada Dhagax Tuurka Maxkamada Horteeda

                                Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magaalada hargeisa l;aga xusay  maalinta dhalinyarada somaliland iyadoo xuskaasi  lagu qabtay  taalada dhagax tuurka ee maxkamada horta xuskaasi ayaa waxa dhalinyarada kala qayb galay wasiirka ciyaaraha somaliland cali siciid raygal iyo gudoomiyaha dhalinyarada Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More