Wasiir Waran-cadde Iyo Taliye Fadal Oo Horbooday Kooxo Al-baabada u Laabaya Xarunta Akhriska Ee Gandi Library Iyo Ciilka Bahda Waxbarashada Oo Cirka Isku Shareeray

    Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, ayaa u yeedhay Mahad ismaaciil Gaandi oo ah Shakhsiga Gacanta ku haya Xarunta Akhriska ee Gaandi Library, waxana ay ku wargeliyeen Inuu muddo kooban Buugaagta iyo wixii kale eek a yaalla kaga urursado Goobtaas. Sida Mahad uu warbaahinta u sheegay, waxa ay labadaas masuul  sheegeen in xaruntaas xukuumaddu…

    Read More

      Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com Iyo Xajmiga ay Leedahay Kelmada Maya {DHAGAYSO}

      Hargaysa 30.March 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

      Read More

        Xukuumada oo 24 Saacadood Gudahood u qabatay Sidii ay u rari lahayd Maktabada Gaandi Kadib Markii dhulka ay ku fadhido Laga Iibiyay Ganacsade ay Madaxweynaha isku hayb yihiin

        Hargeisa 30.March 2015 (SDN/QJ)-Masuuliyiinta Xarunta Kutubka ee Gandhi Oo sheegay in loo qabtay 24 Saacadood si ay uga guuraan isla markaana buuggaagta uga raraan. Mahad Ismaaciil Gaandhi ayaa sheegay in lagu wargaliyay in dhismahan laga Iibinayo ganacsade hore u iibsaday dhulka ka dambeeya ee boostii hore ee Magaalada Hargaysa kuna xigta Saldhiga dhexe ee caasimada…

        Read More

          Afkaarta Shiicada ah ee Khaldan iyo Masalooyinka Indho Sarcaadka leh ee Maalmahan dunnida Islaamka wareeriyay DAAWO

          Sana 30.March 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii uu Bilaabmay Kacdoonada ka dhex bilaabmay Bulshada Reer Yemen oo u kala qaybsan Suni iyo Shiico isla markaana Kooxda dagaalka kala soo horjeeda Xukuumada Yemen ee Xuutiyiintu ay aaminsan Yihiin Mad-habta Shiicada ayaa dunnida Islaamka waxaa laga dareemay dhawaqyo Taageero u ah Kooxdan. Sh.Maxamed Umal ayaa aaminsan in…

          Read More

            Aqoon is weydaarsi ku saabsan Ilaalinta Xuquuqda Dameerada oo Hargaysa Lagu Qabtay

            Hargaysa 30.March 2015 (SDN/QJ), Tababar ku saabsan ilaalinta, xanaanaynta iyo sida looga hortagi karo tacadiyada Dameeraha ayaa lagu qabtay Hadhwanaag Hotel ee Magaalada Hargeysa. Tababarkan oo socon doono laba cisho ayaa waxa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ay ka mid yihiin  Agaasimaha Cadaalada,Agaasimaha Xanaanada Xoolaha,Xildhibaano iyo Marti sharaf badan. Agaasimaha Ururka u dooda xuquuqda Dameeraha…

            Read More

              Laamaha Amaanka Somaliland oo Hawl galo baadhis ah ka fuliyay Huteelada Caasimada Hargaysa iyo Dad lagu soo qabqabtay

              Hargeysa, 30 March, 2015 (SDN/QJ)- Hawlgal balaadhan oo xalay ciidamada laanta Socdaalku ka fuliyeen guud ahaan hudheelada la seexdo ee dalka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro aan la shaacin oo ka mid ahaa dad loo tegay goobahaa. Xogo wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay uu  ka helay ilo lagu kalsoon…

              Read More

                Hargaysa oo lagaga dhawaaqay Xarunta Cilmi baadhista iyo Odoroska Siyaasada ee Tallo Ruug

                Hargeysa 30.March 2015 (SDN/QJ) Xarun la magac baxday TALO-RUUG THINK TANK (Center for Public Policy and Strategic Initiatives) oo noqon doonta tii ugu horraysay nooceeda oo kale ayaa lagu daah-furay Huteel Maansoor ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa xaruntaasi oo ka shaqayn doonta arrimo badan oo al xidhiidha dhinacyada kobcinta iyo daraasaadka Arrimaha Nolosha. Xafladda Daa-furka…

                Read More

                  Aragtiyada kala Durugsan ee Muxaafidka Iyo Mucaaridku ka qabaan Mudada loo Kordhin Xukuumada Siilaanyo

                  Hargeisa 30,March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac,Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa iyo Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay waxa laga yeelayo dib u dhaca doorashada kadib khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo ka  jeediyay Aqalka Baarlamaanka oo uu ku sheegay in doorashadu dib u dhacday eedeedana ay cidda lihi soo bixi doonto.   Xildhibaan…

                  Read More

                    KHUDBADII MADAXWAYNAHA MAXAA KAGA BAXAY; BY FAISAL FARAFIDIY

                    Waxaan halkan ka salaamayaa akhristayaasha sharafta leh waxaanaan ku salaamayaa salanta ISLAMKA ee ASALAMU CALAYKUM, Waxaan salaanta mid la mid ah hawada u marinayaa bahwaynta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Waxaan bogaadin iyo hambalyoba hawada u marinayaa Haween waynaha bahwaynta Xisbiga Waddani guusha maanta uga soo hoyatay shirwaynihii garabka haweenka ee Xisbiga Waddani oo aan…

                    Read More

                      Institutional racism plagues St. Cloud schools

                      As an engaged resident and educator, I am concerned about the commitment by the school board and superintendent to the district’s core values – excellence, learning, leadership, partnership, respect Somalis are under attack in St. Cloud because of their race, their religion and their immigration/refugee status. With the recent influx of many Somali students, the…

                      Read More

                        Westpac to stop Somali money transfers on March 31

                        But Somali Remittance Action Group chairman Hussein Haraco said the closures would cut off the ability of thousands of poor, dependent Somalis to buy food and water and access health and education. “Westpac has advised Somali and other money transfer operators that the closure is driven by increased perception of risk around remittance services in…

                        Read More

                          Soomaalida Minneapolis oo si weyn u soo dhaweeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan

                          Minneapolis Mar 29,2015(SDN/QJ)-Waxa magaalada Minneapolis soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota  Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan. Boqorka ayaa dadweynihii halkaa isugu yimi waxa ay u muujiyeen kalgaceyl balaaran waxaanu ku booriyay midnimo iyo Soomaalinimo.   SDN/QJ-Minneapolis contact@qurbejoog.com  

                          Read More

                            Daawo:Xukuumadani Waxay Taqana Hinaasaha Iska Eega Imikay Dumar Magalada Ka Soo Ururinaysaa Ooy Odhnaysaa Waa Shirkii Garabka Haweenka Kulmiye Ee Iska Eega”Suldaan Daakir

                            Hargeisa 29/3/2015(SDN/QJ)suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaa maanta  suldaan daakir ayaa maanta xukuumada somaliand dhaliilo hor leh u soo jeediyey  isagoo xisbiga kulmiye  iyo xukuumadiisaba ku tilmaamay  qaar yaqaan hinaasaha https://www.youtube.com/watch?v=clLrXyia7sg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Shirweynahii Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Hadda Si Rasmi Ah Loogu Doortay Guddoomiye, Ku Xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka Xisbiga Waddani SAWIRO

                              Hargeysa Mar,29,2015(SDN/QJ)- Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa si rasmi ah hada loogu doortay guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani. Madashan oo uu goob joog ka ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah…

                              Read More