RW. Cumar ayaa maanta ka qayb galay Jinaasada Marxuum Bari-Bari oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aden Cade
Muqdisho, 29, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo masuuliyiin dowladda ah ayaa ka qayb galay Jinaaso maanta loogu sameeyey garoonka diyaaradaha Aden Cade Marxuum Yusuf Ismacil Bari Bari, oo daraad u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkii kooxda argagaxisadu…
