Dawladda Federalka Somalia Oo Si Kulul u Cambaaraysay Dhibaatooyinka Lagu Hayo Soomaalida Ku Nool Dalka K/Afrika
Muqdisho:April,18,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federalka Somalia, ayaa Cambaarayn kulul dusha ka saartay Dhibaatada hayo Soomaalida deggen waddanka K/Afrika, kuwaas oo dil iyo dhac joogto ah lagula kaco. War-saxaafadeedkan cambaaraynta ah, ayaa lagu lafoguray awoodda dhibaatada dadka reer S/Afrika ee Soomaalida lagu hayo, waxana lagu baaqay in si degdeg ah arrintaas wax looga qabto. War-saxaafadadeedkaas, ayaa sidatan u dhignaa:…
