“KULMIYE Waxa Uu Arkay Inay Ummaddii Ka Sii Socoto, Meel Kasta Oo Ay Taagan-yihiina Waxay Leeyihiin Na Doorta” Marwo Faadumo Siciid
Hargeysa 17.April 2015 (SDN/QJ)- Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa sheegtay in Xisbiga talada haya ee KULMIYE xiligan aanu haysan kalsoonida shacabka, islamarkaana goob kasta oo ay tageen ku baaqayaan inay waxqabad muujiyeen. Faadumo Siciid oo maanta ka hadashay kulan lagaga hadlayay sidii ay haweenka beelaha…
