Tacsi ku socota Ehelka iyo qarabada uu ka baxay Marxuum Axmed Cabdilahi Warsame (Geel-Jire)

    Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Axmed Cabdilahi Warsame (Geel-Jire) oo Galabta Fiidkii 15/04/2015 Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Isla Berrina lagu Aasi doono Xabaalaha Naasa Hablood. Magaca Reer Xasan Xaaji Adan aniga oo Ku Halaaya Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyska, Ehelka, Qaraabada iyo Beesha uu Marxuumku ka…

    Read More

      17-Qof Oo Soomaali ah Tahriibayaal ahayd Oo Xabsiyada Dalka Masar Laga Sii Daayey

      Alexandaria:April,16,2015(SDN/QJ)-Dawladda Wadanka Masar, ayaa Xabsiyada Kasii Daysay 17-Qof oo soomaali ah, kuwaas oo muddo xabsiyada ku jirey, kadib markii la qabtay iyagoo dalkaas kasii tahriibaya. Warbaahinta dalkaasi ayaa  sheegtay in dadkaasi laga sii daayey xabsiyada magaalada Alexandaria, kadib markii la xaqiijiyey inay yihiin qaxooti xeryo dalkaasi ku jiray. Dadkan ayaa muddooyin tobanaan maalmood ah ku…

      Read More

        Ra’isal Wasaarihii Hore Ee Soomaalia Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Ujeedadda Madal Siyaasadeed Oo Uu Dhawaan Aasaasay

        Washington:April,16,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii hore ee Dalka Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo haatan ku sugan dalka Maraykanka, ayaa faahfaahiyey Ujeedadda Madal siyaasadeed oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin miisaan badan lihi, taas oo uu isagu Gadh-wadeen ka yahay. Mudane Cabdiweli oo u warramayey Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in ujeeddada madashaasi tahay sidii ay u muujin lahaayeen…

        Read More

          Magaca Wiil Soomaaliyeed Oo Haysta Dhalashada Dalka Australia Oo Lagu Dilay Dagaallada Gudaha Syria

          Damascas:April,16,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta caalamka, ayaa si weyn uga Hadlaysa Geerida wiil soomaaliyeed oo katirsan xoogagga Daacish, kaas oo lagu dilay Gudaha waddanka Syria. Geerida wiilkan, ayaa waxa warbaahinta u xaqiijiyey Aabaha dhalay oo haatan ku sugan waddanka Asutralia, isagoo tilmaamay in Wiilal kale oo ay saaxiibo ahaayeen Soo Xaqiijiyeen. Wiilkan oo lagu magacaabo Sharmaarke Jaamac ayaa lagu…

          Read More

            Diyaaradda Qatar Airways Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Diyaaradaha Caalamka Laga Adeegsado Iyo Sabaha Halkaas Gaadhsiiyey

            Doha:April,16,2015(SDN/QJ)-Diyaaradda Waddanka Qadar ee Qatar Airways, ayaa Kaalinta Koowaad kag gashay Wanaagga Diyaaradaha dunida laga isticmaalo ee la isku hallayn karo, kadib  cilmi-baadhisyo kala dambeeyey oo la sameeyey. Sababta ugu weyn ee Diyaaraddani kaalintaas ku gaadhay, ayaa lagu sheegay inay tahay ilaalinta  waqtiyada duulimaadyada  diyaaradaheeda casriga ah iyo qiimaha lagu raaco oo raqiis ah. Ma…

            Read More

              Sida Wanaagsan ee Warbaahintu u adeegtaa Waxay Keentaa Inay Wax ka Bedesho Dhaliil Jirtay DAAWO Warkan oo Shalay aanu Baahinay

              Burco 16.April 2015 (SDN/QJ)- Saxaafadu Waxay bedeshaa dhaliil markii hore la iska indho tirayay Waxay ku hagtaa ummada marka sida fiican loo adeegsado Wax kasta oo Wanaag ah . Intiinii ka daalacatay Shabakada Qurbejoog War aanu ka baahinay oo ku taxaluqay Muuqaal Murugo Xambaarsanaa oo ku saabsanaa dameer ka mid ah Mayeedhaanka ku dhaqan Magaalada…

              Read More

                Xukuumadda Somaliland oo Meel adag iska Taagtay dhawaqa Midowga Yurub ee Joojinta Qisaasta

                Hargaysa 16.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Midawga Yurub oo ka hadlay lix qof oo dil sugayaal ah oo maalintii Isniintii toddobaadkan  lagu fuliyay dil qisaas ah kuwaas oo hore dad ugu dilay deegaanno kala duwan oo Somaliland ah.   Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland  Md. Xuseen Axmed Caydiid,…

                Read More

                  Midowga Yurub oo Xukuumada Somaliland ka dalbaday Joojinta Dilalka Qisaasta ah oo ay Ku Tilmaameen Xadgudub Khatar ku ah Xuquuqda Aadamaha

                  London 16.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxda Hawlgalka Midowga Yurub iyo Dalalka Xubnaha ka ah waxay sida ugu adag u dhaleecaynayaan fulinta dilka lixda qof ee ay sameeyeen masuuliyiinta Somaliland ee xabsiga amaanka baddan ee Mandheera in badan ka dib markii ay iska daayeen fulinta maamulku. Guud ahaan, falkani aan la filayni wuxuu dib u dhac ku…

                  Read More

                    La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari Fu’aad Aadan Cade oo Bawdada ka Jabay Kadib Markii Madaxtooyadda uu Gaadhi ku Jiidhay

                    Hargeysa:April,15,2015 (SDN/QJ)- Gaadhi Madaxtooyada dhexdeeda Marayey, ayaa dhaawac u geystay La-taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Bariga Fu’aad Aadan Cadde, waxana ay waxyeello kasoo gaadhay Bawdada Bidixda oo uu ka Jaban yahay, sida uu qaar kamid ah warbaahinta u sheegay. Fu’aad Aadan Cadde isaga oo la Hadlayey Wariye Khadar Macallin oo Bulsho Tv katisan, ayuu faahfaahin…

                    Read More

                      “Cilaaj ayuu u Baahan yahay Ina Cabdi Qaadir “Suldaanka Guud” Ma Jirto Cid baajin karta Shirkaan ku baaqay Waanu dhacayaa” Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi DAAWO

                      Hargaysa 16.April 2015 (SDN/QJ)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa iska difaacay eedo uu u jeediyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Boqor Raabi Mar qudha Muu adeegsan Magaca Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Waxaanu taas badalkeeda u adeegsaday Ina Cabdiqaadir Waxaan leeyahay……. Hadaba Halkan ka Daawo eedaha…

                      Read More

                        Saxeexa Heshiiska Dhaxal Wareejinta Dekedda Berbera oo u dhexeeya Madaxtooyada iyo DP WORLD oo Dubai ka Bilaabmaya

                        Hargeysa, 16 April 2015 (SDN/QJ) -Iyadoo horeba ay u jireen wadahadalo la xidhiidha dekeda Berbera oo ay xukuumaddu la lahayd shirkado kala duwan, ayaa waxa haatan isa soo taraya warar sheegaya in madaxtooyadu heshiis la galayso shirkadda DPWORLD, isla markaana la filayo inay labada dhinac ku kulmaan Imaaraadka Carabta. Siday sheegeen warar uu wargeyska Ogaal…

                        Read More

                          “Waxaan Halkan Ka Iclaaminayaa Olole Cashuur Ururineed oo Dalka dhamaantiis ka Bilaabmaya” Wasiirada Maaliyadda DAAWO

                          Berbera 16.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo  Samasam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku joogta Magaalada Berbera ayaa ku dhawaaqaday olole cashuur ururineed oo dalkoo  dhan laga bilaabayo, waxaanu tilmaantay ololahan kor loogu soo qaadayo dakhliga dalka. Marwo Samsam Cabdi oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Berbera waxa kale oo ay bulshada ugu baaqaday…

                          Read More

                            EU oo Eedaysey Shirkadda Google

                            Brussels 15 April 2015 (SDN/QJ) – Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu dacweeyay shirkadda Internetka ee Google in ay ku takrifaleyso awooda ballaaran ee ay u leedahay suuqa wax ka raadinta internetka. Midowga Yurub haweeneyda u qaabilsan madaxa baaritaanka ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay Internetka ballaaran ee Google in ay sababtay in ay…

                            Read More

                              Somalia’s Auditor General Closely Working with the United Nations

                              NAIROBI (Reuters) – Somalia’s corruption watchdog will soon publish a report showing financial irregularities in most government ministries, the auditor general said, findings likely to strain relations with donors helping to rebuild the east African country. Western and other donors have poured billions of dollars into Somalia, funding the army’s battle against Islamist insurgents and…

                              Read More

                                China-US: Avoiding the Improbable War

                                London 15 April 2015 (SDN/QJ) If the United States is the colossus that bestrides the world, its command to history is simple: Stop. The problem with America’s imperative is, as distinguished Yale historian Paul Kennedy remarked in 2010, “history, unfortunately, has a habit of wandering off all on its own.” A recent diplomatic episode shows…

                                Read More

                                  The Limitations of Iran Deal

                                  Washington 15 April 2015 (SDN/QJ) Eighteen months, hundreds of thousands of travel miles, and countless cups of hotel coffee later, the world’s top powers strode up to the stage with Iranian Foreign Minister Mohammed Javad Zarif on April 2 and declared “mission accomplished” – at least for the next three months. The central tenets of…

                                  Read More