“Xuutiyiinta waa laga weerari karaa Soomaaliya” Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia

    Muqdisho 08.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay oggolaatay in hawada, dhulka iyo badda Soomaaliya loo isticmaalo weerarrada ka dhanka ah jabhadda Xuutiyiinta dalka Yemen. Toban dal oo uu hooggaaminayo Sacuudiga ayaa duqeyn ka wada magaalooyin ka tirsan…

    Read More

      How Canada Could Cash in California’s Drought

      The ongoing drought in California, now in its fourth year, is evoking calamity-pitched reactions. As one farmer recently told NBC, he’s nearing “survival mode.” In March, senior NASA scientist Jay Famiglietti warned that the state faces a “harrowing future” unless it begins mandatory water rationing. On Wednesday, April 1, for the first time in the…

      Read More

        CONSOLIDATED LIST OF FINANCIAL SANCTIONS TARGETS IN THE UK

        Somalia is currently subject to financial sanctions. This document contains the current list of designated persons. Please Read and check the list below; 1. Name 6: AHMED 1: ABUBAKER 2: SHARIFF 3: n/a 4: n/a 5: n/a. DOB: (1) –/–/1962. (2) –/–/1967. POB: Kenya a.k.a: (1) AHMED, Abubakar (2) AHMED, Sheikh, Abubakar (3) SHARIFF, Abu…

        Read More

          Yemen’s Houthi Rebel Movement

            In an early, memorable scene of an intimate new documentary about Yemen’s Houthi rebels, a Houthi official storms into the office of a deputy finance minister and demands that he sign an order authorizing an investigation into money misappropriated by the previous government. The nonplussed minister signs the document being waved around, but the…

          Read More

            Hawlgalkii Maanta ee Nadaafada iyo Bilicda Magaalooyinka Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Weedho dhiirigelin ah ka Jeediyay DAAWO

            Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jsl Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay ololaha nadaafadda iyo hagaajinta bilicda magaalooyinka oo guud ahaan laga oogay dalkan JSL. Madaxweynaha  JSL sidoo kale kormeer ku maray goobaha ay hawsha nadaafaddu ka socoto ee caasimadda gudaheeda ayaa hadal kooban ka jeediyey goob ka mid ah goobaha…

            Read More

              Tiigsiga Cabdi Iley iyo Tuugsiga Tororoglayaasha

              Adeegsiga qalabka war baahinta kala duwan ee ay ka midka yihiin Telefishan (TV),  Warsidaha lagu daabaco warqadda (News Paper) iyo Shabakadaha internetka (Online Media) waxey leeyihiin qawaaniin, shuruudo iyo basar ama aadaab u gaar ah oo loo adeegsado marka aad baahineyso war, xayeysiin, Maqaal ama barnaamij kale oo gaar ah. Qawaaniinta iyo asluubta warbaahintu, waa…

              Read More

                Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dr Khadar Bashiir Ali oo maanta booqatay Iskuulo ku yaala Muqdishu

                Muqdisho April 07,2015(SDN/QJ)- In wasiiradu ay booqdaan xarumaha waxbarashada si ay da’yarta u dhiiri-geliyaan, waxay kamid tahay tillaabooyinka muujinaya xiriirka  ka dhaxeeya siyaasiyiinta iyo bulshada quudata Aqoonta ama Bahda  waxbarashada.Mahadsanid Your Excellency Horn Drs Khadar Bashiir Cali Wasiirku waxa uu booqday Iskuulka 11 Janaayo ee Magaalada Muqdishu  Somalia. Drs Khadar Bashiir Cali  Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha …

                Read More

                Xiddigadda Reer America ee Tenista(Tennis) Serena Williams Xili ciyareedkeedii Faraxadihii Soo Marey(Moment) Iyo Finaladii Aay Foodda Isla Galeen Walaasheed Venus Williams(DAAWO). By Jaahuur

                Qurbejoog.com-Apr-07-2015 (SDN/Q j) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u jaleeceyna dhinaca dumarka ee aduunka caanka ku ah ciyaarha. Haddaba barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddingadda caanka ku ah Teenista(Tennis) ee u dhalatey Mareykanka Serena Williams guulihii farxadda badnaa ee soo marey Daawasho wacan. W/Q Jaahuur. SDN/Qj.

                Read More

                  Faahfaahinta Qarax Lala Eegtay Masuul Katirsan Degmada Galkacyo Ee Maamulka Puntland

                  Galkacyo:April,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Maamulka Puntland u qaabilsan Degmada Galkacyo ee Gobolka Mudug, ayaa ka Badbaaday Qarax Miinada dhulka lagu aaso ah oo loo dhigay. Qaraxan ayaa la sheegayaa inaanu Guddoomiyuhu waxba ku  noqonin, waxana uu dhacay daqiiqado kadib markii Guddoomiyuhu Meesha ka Gudbay, iyadoo Miiinadaasi ahayd Midda Remote Conrtrol-ka ee meelaha fog  laga hago. Axmed…

                  Read More

                    Olole Nadaafadeed Oo Madaxweyne Siilaanyo Hoggaaminayo Oo Maanta Hargeysa Laga Hirgeliyey

                    Hargeysa:April,07,2015(SDN/QJ)-Olole Nadaafadeed oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Maanta Laga Hirgeliyey Caasimadda Hargeysa, iyadoo Masuuliyiin kala duwanina kala qaybqaateen Nadiifinta Magaalada. Madaxweynaha, ayaa saaka socdaal dheer  oo kormeer ahaa kusoo maray Gebi ahaanba Goobaha xashiishka laga gurayey, waxana uu gacantiisa kaga qaybqaatay guridda qashinka, isagoo shacabkiisa kala qaybgalay Ololaha nadaafadeed ee qashinka Magaalada lagaga nadiifinayey….

                    Read More

                      TEDxHargeisa: 1 Year, 1 Month and 1 Day

                      A TEDx event is a local gathering where live TED-like talks and videos previously recorded at TED conferences are shared with the community. TEDx events are fully planned and coordinated independently, on a community-by-community basis. TEDx Hargeisa is an independent TEDx event operating under license from TED. It’s been 1 Year, 1 Month & 1 Day since we had the first conversation…

                      Read More

                        Hooygii Aqoonta ee Gaandi Libarary ma geyo in uu noqdo maquuno naqad ah oo la isa siiyo goor madow iyo goob madow

                        Sida aynu wada ognahay aniga oo aan u-holaneyn una horaneyn ee ka yara sariiganaya, JSL waa degel  nabdoon oo ummadda ka dhexeeya oo u baahnaa uun in taladeeda, anfaceeda , iidaankeeda iyo ilaheeda dhaqaalaha lawada lahaado oo loo sinaado oo la wada ilaashado, hadaba mudadii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanka dalka haleeshay waxay ku  caanbaxdey Fadeexad,…

                        Read More

                          Blind Broadcast Journalist released, 3 Other Journalists in Jail in Mogadishu and Berbera, Radio Shabelle remains Closed

                          Mogadishu, April 06, 2015 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the release of blind radio Journalist and urges the government to release the remaining journalists detained in Mogadishu and Berbera and allow the radio station to resume operations, the latest in a string of attacks against the press in Somalia in 2015. Somali…

                          Read More

                            Xasan Sheekh Oo Sababeeyey Taageerada uu Siiyey Isbahaysiga Wada Dagaalka Ka Dhanka ah Xoogagga Xuutiyiinta

                            Muqdisho:April,07,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sharraxaad ka Bixiyey sababaha keenay in Dawladdiisu taageero siiso dagaalka ka dhanka ah kooxda Xuutyiinta, isla-markaana uu dhego-nugayl kaga jawaabo xodxodhasho ka timi kooxaha duulaankaas wada. Madaxweyne Xasan Sheikh, ayaa sheegay in sababta ay u qaateen go’aankaasi uu ahaa ka hortagista in la rido dowlada sharciga ee dalka Yemen, iyo dagaalka…

                            Read More

                              Toddobaadka Ololaha Nadaafadda Oo Maanta Somaliland Ka Bilaabmaya iyo Diyaargarawga Shacabka

                              Hargeysa:April,07,2015(SDN/QJ)-Toddobaadka Nadaafadda, ayaa Maanta lagu wadaa inuu Somaliland ka bilaabmo, waxana Caasimadda Dalka oo ah Halka laga hoggaamin doono la filayaa inay madaxda dalka bilaabi doonaan qashingurka. Toddobaadkan oo maalmo ka hor Guddi gaar ahi ku dhawaaqeen, ayaa loo asteeyey inuu muddo toddobo cisho ah socdo, waxana looga gol leeyahay in dalka lagaga tirtiro qashin…

                              Read More

                                Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Shaacisay Inaanay Aqbali Doonin Shirkadda Baadhista Tayada Gaadiidka Oo Xukuumaddu si Sharcidarro ah u Aasaastay

                                Hargeysa:April,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri, ayaa ka Hadlay Cashuurta dheeriga ah ee dhawaan shirkad xukuumaddu samaysay ay ka Bilowday Dekedda Magaalada Berbera, waxana uu tilmaamay inaanay Rug ahaan arrintaas waxba kala soconin. Guddoomiye Maxamed Shugri oo warbaahinta kula Hadlay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu hoosta ka xarriiqay inaanay aqbali doonin aqbali doonin lacag…

                                Read More

                                  Kenya Oo Weerarro Diyaaradaheedu Ka Fuliyey Goobo Ku Yaalla Gobolka Gedo Ku Tilmaamtay Aargoosi

                                  Gedo:April,07,2015(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Kenya, ayaa Ka Haadashay Weerarro diyaradaheedu ka fuliyeeen Goobo ku yaalla Gudaha Gobolka Gedo ee Somalia, waxana ay tilmaamtay in weerarkaasi ahaa mid aargoosi ahaa. Afhayeen Militeriga Kenya u hadlay, ayaa sheegay in tallaabada diyaaraduhu ku duqeeyey xarumahaasi ay jiraan, isla-markaana u jeeddadoodu ahayd inay ka aargoostaan dhibkii shabaabku ka geysteen Jaamacadda Garisa….

                                  Read More

                                    Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.     Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan…

                                    Read More

                                      Qaabkii uu ku dhashay Aasaaska Ururkii SNM Iyo Xubnihii Bud dhiga u ahaa oo ka sheekeeyay DHAGAYSO

                                      Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maalintii Shalay Somaliland looga dabaal degay Xuska 34 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaskii Ururkii Hubaysnaa ee Xoraynta Waddanka ee SNM. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaan ka soo Xigtay Sharax uu ka bixiyay Macnaha ay Xarakadaasi ahayd oo u dhignayd Sidan “SNM waxay ahayd xarakad ama dhaqdhaqaaq shacbiya oo hubeysnaa oo…

                                      Read More