Warbixin: Somalia Oo Hoggaanka u Qabatay Waddamada Adduunka Ugu Musuqmaasuqa Badan

    Berlin:May,31,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Caalamiga ah ee Transparency International, ayaa soo saartay Warbixin Cusub oo ay ku sheegtay in Somali hoggaanka u hayso waddamada Musuqa ugu badani uu ka dhaco. Hay’adda Transparency International ee fadhigeedu yahay Germany,  ayaa Soomaaliya ku tilmaantay dal ku caan-baxay Dilkii Askarta Mareykanka, Diyaaradihii lagu soo riday Muqdisho ee Blackhawk Down, Budhcad-badeed & Qabiil…

    Read More

      “Saleebaan Gaal Waxa uu kabo-qaad iyo midiidin u ahaa Siyaad Barre. Waxa uuna Kaga Darnaa Cayda iyo Quudhsiga SNM.” Cali-gurey

      Hargeysa:May,31,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa luuqaddii ugu adkayd kula hadlay Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, waxana uu ku tilmaamay shakhsiyad waligeedba horumarka somaliland kasoo hor jeedday. War qoraal ah oo uu Guddoomiye Cali-gurey soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, ayaa faahfaahin kaga bixiyey taariikh hore oo uu lahaa Guddoomiye Saleebaan, gaar ahaan…

      Read More

        Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda oo shir muhiim ah uga qayb galay magaalada Abidjan ee Dalka Ivory Coast

        Abidjan May 31,2015(SDN/QJ)-Ku xigeenka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FS mudane Maxamud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga qayb galay shirkii sanad laha ahaa ee Banigiga Hormarinta Africa, Shirkaana yaa ka duwanaa shirarkii hore, waxaana sanadkaan uu ku soo beegamay sanadguuradii 50 aad ee ka soo wareegatay asaaskii Bangiga Horumarinta Africa. “Waxaa Abidjan ka…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafti ka socday dalka Shiinaha

          Muqdisho, 31, May, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo ay ka mid yihiin; Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Wasiiru Dowlaha Waxbarashada, Wasiir ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha, Wasiir ku Xigeenka Kaluumaysiga, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafti balaaran oo ka socday…

          Read More

            Portland swears in its first Somali-born police officer

            PORTLAND — The Portland Police Bureau has sworn in its first Somali-American police officer. Officer Khalid Ibrahim’s swearing-in ceremony Thursday comes less than a year after another local Somali-American, Mohamed Mohamud, was sentenced to 30 years in prison for plotting to bomb a crowded holiday event in Portland’s town square. Mohamud’s arrest in 2010 sent…

            Read More

              “Dabcan kordhinta Guurtidu waa Dastuuri, laakiin Madaxweynuhu wuxuu sameeyn karaa Digareeto uu kaga soo horeeysiin karo…” Axmed Yuusuf Yaasiin

              Hargeysa (SDN/QJ)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo dhaweeyey go’aanka Saddexda Xisbi isku raaceen ee ku saabsan muddo kordhinta loo sameeyey Xukuumadda, waxaanu tilmaamay inuu go’aanka Guurtidu yahay Dastuuri balse Madaxweynuhu uu soo saari karo Digreeto uu kaga soo horeeysiin karo Doorashada muddo kordhinta Guurtida. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Goor dhawayd Gaadhay Magaalada Berbera iyo Ujeedada Socdaalkiisa SAWIRO

                Berbera 30.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gabolka Saaxil ee Berbera safarkan ayaa ah mid muhiima oo madaxweynuhu xadhiga kaga jari doono mashaariic horleh oon hore dalka u soo marin loogana hirgelin oo ay ka mid yihiin xarunta shaybaadhka ee shidaalka dalka soo gala, iyo kuwo…

                Read More

                  Somaliland oo Shaacisay Xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Sare Iyo Tirada u fadhiisanaysa

                  Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee dalka laga qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasallada 8-aad iyo 4-aad. Wasiirka waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole oo uu weheliyo Gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka Daa’uud-gadhweyne, ayaa ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah ee Imtixaanka. “Waxaan ku dhawaaqayaa in Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 8-aad…

                  Read More

                    Habka Somaliland Dabka Uga Dhalisay Digada Xoolaha DAAWO

                    Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)-Wasaaradaha Macdanta iyo Deegaanka ee JSL ayaa maanta soo bandhigay mashruuc lagu guulaystay oo dabka wax lagu karsado lagaga dhalinayo waxyaabo ay ka mid yihiin Digada Xoolaha, Cuntada hadhaaga ah iyo xashiishka uu ka mid yahay xaabka geeduhu, iyadoo xiligana lagu talo jiro in laga dhaliyo dabka laydh tiriiga, waxaana la soo…

                    Read More

                      Qaabka somaliland Cadkeedii Uga Ridatay Qaramada Midoobay una ogolaatay in Qaxoontigu dekedaheeda ka soo degaan DAAWO

                      Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in qaxootigii ka imanayey dalka yaman ee dhowaan la hakiyey dib loogu ogolaaday inay ku soo degaan ciidda Somaliland ugana sii gudbaan dalalkoodii, ka dib markii ay hay’adaha qaramada midoobay u qaabilsan qaxootigu aqbaleen dalabaadkii Xukuumada JSL shuruudaha uga dhigtay soo dhoweynta qaxootigaasi. Md cali maxamed…

                      Read More

                        Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Sheegay in Go’aanka Guurtidu aanu ka Noqod lahayn,Dar daarana u Jeediyay Xildhibaanadiisa DAAWO

                        Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku adkaystay in aanu dib uga noqonayn Go’aankii ay ku Kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada taas oo ka danbaysay go’aan ay Sadexda Xisbi Qaran isla gaadheen. Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Guurtida ayaa Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu ka sheegay in go’aankaasi uu…

                        Read More

                          Somaliland Oo Markale Aqbashay Qaxootigii Yemen Ka Imanayey Oo ay Hore u Diiday

                          Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markale dib u fasaxday Qaxootigii Soomaaliyeed eek a imanayey Waddanka yemen, kuwaas oo ay hore u mamnuucday inay Xeebaheeda kasoo degaan. Wasiirka Wasaaradda Dibu-dejinta Somaliland Cali Siciid Rayga, oo goor dhaweyd shir jaraa’id qabtay, aya aku dhawaaqay inay xukuumaddu qaadatay Go’aan ka duwan midkii hore , waxana uu arrintaas  ku macneeyey  inay…

                          Read More

                            Nuxurka Dood Xiiso Badan Oo Xisbiyada Qaranka Iyo Golaha Guurtidu Isku Weydaarsadeen Muranka Ka Dhashay Heshiiskii Madaxtooyada Lagu Gaadhay

                            Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Xisbiyada qaranka somaliland iyo Golaha Guurtida,  oo si weyn iskugu maan-dhaafsan heshiiskii dhawaan laga gaadhay Muddo-kordhintii Guurtidu samaysay, ayaa maalintii shalay Dood adag jilbaha isku daray, waxana Qolo waliba ku andacoonaysaa in Tallaabada ay qaadday tahay middii loo baahnaa ee xaqa ahayd. Dooddan ay idaacadda BBC-du u qabatay Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac…

                            Read More

                              80-jir Markii shanaad Ku Guulaystay Madaxtinimada Ururka Kubadda Cagta Adduunka Ee FIFA

                              Surich:May,30,2015(SDN/QJ)-Madaxtinimada Ururka Kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa waxa markii shanaad oo xidhiidh ah ku guulaystay Sepp Blate, kadib markii uu ka guulaystay Amiir Cali al-Xuseyn oo u dhashey dalka Urdun (Jordan). Isku dar waxaa codkooda dhiibanayey 209 Ergey oo ka socdey Xidhiidhada Kubadda Cagta ee dalalka ku mideysan FIFA. Wareegii kowaad ee doorashada Sepp…

                              Read More

                                “Markii hore Cali Khaliif baan la xidhiidhay, waxana uu igu yidhi Xamar kaalay hallagaa diree, markii dambena Cali Ciise Cabdi baa ii soo sameeyey diyaaradahan.” Fu’aad Aadan-cadde

                                Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-La-taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Bariga Fu’aad Aadan-cadde, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Warar sheegaya in socdaalkiisa turkiga ay si weyn uga saacideen Saraakiisha ugu sarraysa Maamulka Khaatumo, waxana uu sheegay in arrintaas ay jirto. Fu’aad Aadan-cadde oo isagoo Turkiga jooga la hadlay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay in lacagta uu safarkaas ku galay…

                                Read More

                                  Wasiir Xirsi Oo Cod Dheer Ku Sheegay Inaanay Xukuumaddiisu Itaal u Haynin Qaabilaadda Qaxootiga Somaliyeed ee Yemen Kasoo Cararaya

                                  Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Toddobaad kadib markii xukuumadda uu katirsan  yahay mamnuucday  inay qaxootiga somalida ahi Dalka kasoo degaan arrintaas ii adkeeyey, waxana uu tilmaamay inaanay wax awood u lahayn qaabilaadda dadkaas. Wasiirku waxa uu sheegay in kaliya ay qaabilayaan qaxoontiga u dhashey Wadankaasi Yemen iyo waliba kuwa Itoobiyaanka ah laakiin,…

                                  Read More

                                    Leading Shebab figure dies in Somalia

                                    MOGADISHU – A leading figure in the Somali-based Al-Qaeda-affiliated Shebab movement has died in Somalia, the militant group said Thursday. In a death announcement and obituary carried by jihadist media, the Shebab said Sheikh Hassan Abdulahi Turki, known as Hassan Turki, died on Wednesday evening in the Middle Juba region south of the capital Mogadishu….

                                    Read More

                                      Somalia Oo Si Weyn Uga Qaylisay Qaxooti Xukuumadda Somaliland Ka Hor istaagtay Inay Kasoo Degaan Dekedda Berbera

                                      Muqdisho:May,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia ayaa si adag uga jawaabtay dad qaxooti ah oo kasoo cararay Dagaalada Yemen, kuwaas oo loo diiday inay kasoo degeen Dekedda Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya, Cabdisalaan Hadliye oo ku sugan Magaalada Dubai, ayaa amuurtaasi si adag kaga hadlay, wuxuuna ku shegay wax aanay fahmin sababta loo diidday inay dadkaasi kasoo…

                                      Read More