If a Camel Falls on the ground, knives will be multiplied

    To the Somaliland community, it is irrational and unacceptable to make further extension for silanyo’s government beyond the time line of the national electoral committee in which all stockholders welcomed as well as the community of Somaliland. Speaker of the house of elders honorable Suleiman Mahmud Aden  retained last week from the United Kingdom, in…

    Read More

      Al-shabaab Oo Nolosha Ku Qafaashay Laba Katirsan Ciidamada Somalia Laba Kalena Qudha Ka Jaray

      Garbahaarray:May,04,2015(SDN/QJ)-Mintidiinta Al-shabaab, ayaa Habeenkii xalay Weerar culus ku qaaday Bar kantarool oo ku taalla Degmada Beled Xaawo, waxana Halkaas ay ka qafaasheen laba kamid ahaa Ciidamadii ku sugnaa oo aan wax dhaawacyo ah qabin. Shabaabka, ayaa weerar kedis ahaa ku qaaday Ciidamada Dowladda ee fadhiisimaha ku leh War-cadey. War-cadey waa waddada ka baxda Degmada Beled…

      Read More

        Akhriso Taxanayaasha Dhacdooyinka Taariikh Xumada Reebay Ee Dalka Ka Dhacay Intii Xukuumadda Madaxweyne Xilka Haysay

        Hargeysa:May,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo  oo cimrigeedii dharciga ahaa gebogebo ku dhaw yahay, ayaa markale muujinaysa jacaylka iyo hamuunta ay u qabto inay kursiga sii xejisato, waxase shacabka maankooda ka guuxaya Mawjado dhacdooyin lama ilaawaan ah oo qadaf ahaa dhammaantood. Dhegaha dadku waxa ay deris dhaw la noqdeen baaqyo isdaba joog ah oo xukuumaddu ku doonayso in…

        Read More

          Marxaladihii Isgaadhsiinta Somaliland iyo Asbaabaha Hor taagan Isku Xidhka Shirkadaha Isgaadhsiinta Barnaamij Gaaar ah oo Qurbejoog idiin Diyaarisay DHAGAYSO

          Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ) Isgaadhsiinta Somaliland ayaa soo martay Marxalado Mid kastaaba lahayd Waayaheeda Wakhti ayaa ina soo maray Qofka jooga degel ka mid ah Somaliland hadii uu u baahdo inuu qof ehelkiisa ah oo dibada ku maqan inuu la hadalkiisu ku qaadan Jiray Safar dheer oo uu ku tago dalka Itoobiya amase jabuuti. Somaliland…

          Read More

            Somaliland oo Shaacisay Wakhtiga uu qabsoomayo Imtixaankii Shahaadiga ahaa iyo Fariin adag oo Maamulayaasha loo diray

            Burco 04,May 2015 (SDN/QJ)- -Prof Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa si rasmi ah u shaaciyey xilliga rasmiga ah ee dalka oo dhan laga geli doono Imtixaanaadka Shahaadiga ah iyo kuwa aan Shahaadiga ahayn, waxana uu farriin adag u diray Maamulayaasha Dugsiyada dalka oo dhan gacanta ku haya. Wasiir…

            Read More

              Salaadiin Isku Beel ah oo Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamud Aadan Kala hadlay Mudo Kordhinta Xukuumada DAAWO

              Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ)- Salaadiinta Bariga Caasimada Hargaysa iyo Galbeedka Burco ayaa Maalintii Shalay Kulan Gaar ah oo Saxaafadu dibada ka Joogtay Waxay Gurigiisa kula Yeesheen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa markii Kulankaasi soo dhamaaday Wuxuu Hadal Kooban siiyay Warfidiyeenada,Waxaanu sheegay in Qasdigoodu ahaa Sidii ay…

              Read More

                “Somalia Markii ay Ku Fashilantay Wada hadalada Waxay u Wareegtay dhinaca Milateriga iyagoo wada Ciidamo ay rabaan inay Xuduudaha Somaliland soo dhoobaan” Cali Warancade DAAWO

                Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Natiijada Socdaal shaqo oo uu ku soo maray Dalalka Imaaraadka Iyo Itoobiya  . Wasiirka Arrimaha Gudaha Waxa uu ka hadlay Qorshayaal ay Xukuumada Somalia ku abaabulayso Ciidamo ay keenaan Xuduudaha Somaliland kadib markii Sida uu Sheegay ay ku Guul daraysteen…

                Read More

                  “Habac-sanaanta Hawl-wadeennada Madaarka Jabuuti oo halis-galiyay Nolosha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle” Wargayska Washington Post Iyo Jawaabta Jabuut

                  Washington 04.May 2015 (SDN/QJ)-  Warbixin ay daabacday jariiradda Washington Post, ayaa daboolka ka qaadday habacsanaan ka jirta nidaamka shaqo ee hawl-wadeennada madaarka Jabuuti, gaar ahaan kuwa ku shaqada leh kala-hagista duulimaadyada diyaaradaha isticmaala Garoonka ugu weyn dalkaas ee ku yaala magaalada Jabuuti. Sida lagu sheegay warbixinta, madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa laba sanno…

                  Read More

                    Siyaasi Yuusuf Garaad oo dhaliil u soo Jeediyay Cabdi Kariin Xuseen Guuleed kulana taliyay inuu labada xil midkood isugu Lugo duwado

                    Muqdisho 04.May 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar ayaa Naqdiyay Hadal uu Warbaahinta Siiyay Siyaasiga Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ah Murashax u taagan Xilka Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Gobolada dhexe ee Somalia Yuusuf Garaad ayaa u soo Jeediyay Cabdi Kariin Xuseen Guuleed inuu labada Xil ee Midna uu hayo Midna uu ruclada ugu Jiro uu…

                    Read More

                      Cabdikariin Guuleed oo Rafiiq dhow la ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay Qodobo ka Mid ah Heshiiskii Garowe

                      Muqdisho 04,May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed haddana ah murashax u taagan xilka madaxnimo ee maamlka gobollada dhexe ee Somalia ayaa dhaliilay heshiiskii ay ku kala saxiixdeen shalay xarunta maamul-goboleedka Puntland dowladda Somalia iyo maamullada gobollada dalka qaarkood. Cabdikariin Guuleed ayaa wareysi uu siiyay BBC-da qaybta Afka Soomaaliga ku…

                      Read More

                        “Xuskan Maydu Waa kaad Dulmigii Kaga Xorowdeene,”Abwaan C.raxmaan C.Cashuur, Dhegtii Maqashaay ha Dhayalsan, {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 04.May 2015 (SDN) Waxaa Somaliland Guud ahaan ka socda abaabul Xoogan oo ku Wajahan Qaban qaabada Xuska 18 May oo ah Sannad Guuradii 24 ee ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland . Gabaygan oo uu Curiyay Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur “Baadi Doon” Hal hayskiisuna yahay “Xog-Ogaal” waxa uu hal abuurku…

                        Read More

                          “Cabdi Weli Gaas Waxaan leeyahay Dhibaatada aad ka wado Gobolka Waa inaad Joojisaa” Cabdi Qayb diid oo dhaleeceeyay madaxweyne Gaaska Puntland

                          Gaalkacayo 04.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Galmudug, Cabdi Xasan Cawaalwe (Qaybdiid) ayaa ku gacan sayray natiijada kasoo baxday shirkii ay magaalada Garoowe ku yeesheen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka. Cabdi Qaybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in go’aanka kasoo baxay shirkaasi uusan waafaqsanayn dastuurka u degsan…

                          Read More

                            “Gudoomiye Salaabaan Waxaan Uga Digayaa Inuu Gacmihiisa Ku Gawraco Dimuquraadiyada Somaliland” C.rashiid Xasan Mataan

                            Hargaysa 04,May 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay kulanka Golaha Guurtida iyo Guddi Guurtida ee la filayo in loo saaro muddo kordhinta Xukuumadda, waxaanu Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ugu digay in aanu ka hor iman ,heshiiska ay gaadheen Axsaabta iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland….

                            Read More

                              “Waar Walaahi Waad Baxaysaa Golaha Ka Bax,u Yeedha Askarta” Gudoomiye Salaabaan Maxaa ka qabsaday Kulankii Maanta DAAWO.

                              Hargaysa 03.May 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta isugu Yimid Fadhi Xasaasi ah oo badiba Shacabka Somaliland ay il gaar ah ku eegayeen,Maadaama laga cabsi qabo in Guurtidu ay ku dhawaaqaan Go’aan ka duwan kii Komiishanka Doorashooyinka iyo Sadexda Xisbi isku raaceen ee ku qotoma in doorashooyinka isku lamaan ee Madaxtooyada iyo Wakiiladu…

                              Read More

                                Shirkii Midnimada Punt land oo la Shaaciyay inuu qabsoomayo 15 May DHAGAYSO

                                Garowe 03.May 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenka gudiga qaban-qaabada shirweynaha wadatashiga iyo midnimada Puntland Siciid Sheikh Xassan aya maanta shaaciyey xiliga la qabanayo shirka watadashiga iyo midnimada Puntland kaasi oo 15-ka Bishan May ka dhacaya magalada Garoowe ee caasimada Puntland. Shirka oo ka dhici doona xarunta golaha wakiilada Puntland ee Garoowe,aya Afayeenku waxaa uu sheegay in Ahmiyadda…

                                Read More

                                  Taariikhdii,Siyaasadii Iyo Hogaamintii Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal iyo Geeridiisii Maantoo kale 13 Sanno ka Hor DAAWO

                                  Hargeysa May 03,2015(SDN/QJ)-Waa film ka waramaya taariikh nololeedkii Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal oo loogu talo galay Xuska Sannad Guuradii dhimashadiisa. Filmku waxa uu si weyn u soo bandhgayaa taariikhda Marxuumka khaasatan dib u dhiskii Somaliland. Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Maantoo kale 03.Bishii May 2002dii ku Geeriyooday dalka Konfur Africa oo xaalad caafimaad loo…

                                  Read More

                                    Ururka SSJW Oo Sheegay In Xuska Maalinta Madaxbanaanida Saxaafada Aduunku Ku Soo Beegmay Xili Ay Somaliland Ku Xidhan Yihiin Wargeysyo Iyo Qorayaal Madaxbanaan

                                    Hargeysa, April 3, 2015 (SDN/QJ) – Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan ee Somaliland (SSJW) ayaa suxufiyiinta Somaliland ku bogaadiyey xuska maalinta Madaxbanaanida Saxaafada Aduunka (Press Freedom Day) oo loo asteeyey 3-da May ee ku dhaqanka mabaadiida aasaasiga u ah saxaafada. Ururka SSJW waxa uu sheegay in maalinta madaxbanaanida Saxaafada ee 3 May ay saxaafada Somaliland…

                                    Read More

                                      Ururka Suxufiyiinta Solja oo ka Hadlay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Saxaafada adduunka

                                      Hargeysa, 03 May 2015 (SDN/QJ)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Maanta Soo saaray Warbixin ay kaga hadlayaan Xaalada Warbaahinta Somaliland taas oo lagu beegay Maalinta Caalamiga ah ee Saxaafada adduunka. Warbixintu waxay u dhignayd Sidan:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maalinta Saxaafadda dunida kala qayb qaadanayaa xuska 3 May oo ay maalinta saxaafadda dunida,…

                                      Read More