Deg Deg:Qarax gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
Muqdisho: june, 16, 2015(SDN/QJ) Khasaara xooggan ayaa ciidamada dowladda Federaalka kasoo gaaray qarax xoogan oo lagula eegtay deegaanka Calamada ee duleedka galbeed magaalada Muqdisho.Goob joogayaa ayaa sheegay in miino dhulka lagu aasay ay haleeshay gaari nuuca ciidanka xambaara ah waxaana qaraxa ka dhashay burbur xooggan oo gaaray gaariga iyadoona ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen dhammaan…
