Urur Maxali ah oo Deeq Bisha Ramadaan loogu talo galay Gaadhsiiyay Qoysaska Danyarta ah ee Xaafada Faarax Nuur Hargaysa DAAWO

    Hargaysa 14.June 2015 (SDN/QJ)- Ururka TAWFIIQ ayaa deeq gaadhsiiyay dadka ku dhaqan Degmada Axmed Dhagax, gaar ahaan Xaafada Faarax Nuur ee Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa. Deeqdan oo ahayd Timir, isla markaana ka koobnayd 195 Tanag oo Timir Ah, oo uu ururka Tawfiiq ugu talogalay sidii dadka aan haysanin ee jilicsan wax ay ku…

    Read More

      40 Arday oo Jaamacada Edna University ay Gudoonsiisay Qalabka loo adeegsado Dhalmada Haweenka

      Hargaysa 14.June 2015 (SDN/QJ)-Jaamacadda  Edna University ee magaaladda Hargeysa ayaa  qalabka lagaga umuliyo haweenka xiliga foosha ku wareejisay 40 arday oo muddo baranayay xirfada kal-kaalisinmada, ardaydaas oo ka kala yimi gobolada dalka. Aadna Aadan Ismaaciil guddoomiyaha jaamacadda ayaa tafaasiil ka bixiysay muhiimada ay leedahay umulisadu iyo siday ay hooyooyin badan u bad-baadiyaan wakhtiga foosha iyadoo…

      Read More

        Qorshe iyo Talooyin Qayb weyn ka Ciyaaraya Bilicda Caasimada oo Oday Cumar Taraydh u Gudbiyay Maayar Solteco

        Hargaysa 14.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha guddida Horumarinta ee Degmooyinka Maxamed Mooge iyo Maxamuud Haybe ee caasimadda Hargeysa X. Cumar X. Daahir (Tareydh) ayaa soo bandhigay qorshaha sanadka soo socda ee horumarinta Degmooyinkaasi. Cumar-Tareydh waxa uu sidaa ku sheegay qoraal uu ku saxeexan-yahay waxaanu uu bulshada ku dhaqan labada caasimadda Hargeysa gaar ahaanna labada degmo ee…

        Read More

          “Maamulka lagu dhisaayo Cadaado wuxuu khuseeyaa cidii saxiixdey in la dhiso maamulkaas” Raysal Wasaare Sharmaarke

          Muqisho 14.June 2015 (SDN/QJ)- Golaha gorfaynta siyaasadda iyo falanqaynta arrimaha Soomaaliya ee ayaa waraysi gaara la yeeshay ra’isal wasaaraha Somaliya Omar Abdirashid Ali Sharmaarke, waraysigaas oo uu qaaday  weriye Abdirashid Ghelle Omar “Sooyaal”. Waxaana wax laga weydiiyey raysalwasaaraha  maamul u samaynta gobollada Dhexe, muranka jubbaland Iyo baarlamaanka, hiiigsiga 2016, guddiyadda qaran ee baarlamaanka horyaal iyo arrimo…

          Read More

            Qaxoontigii ugu Badnaa ee ka soo Cararay Qalalaasaha Yemen oo Soo Gaadhay Dekeda Magaalada Boosaaso

            Boosaaso 14.June 2015 (SDN/QJ)- Dawlada iyo dadweynaha reer Puntland ayaa si wada jir ah uso dhoweeyay Markab siday 2,500 oo qof oo Qaxooti Soomaaliyeed ah,kuwaas oo kaso cararay dagaalada ka socda dalka Yaman. Mas’uuliyiinta Wasaaradda Dekedaha Puntland ayaa maanta  hakad u galisay shaqadii ka socotay Dekeda Bosaso soo dhoweynta Qaxootiga soo gaaray Bosaso,xilli ay ku…

            Read More

              Suldaankii ugu da’da Yaraa oo 14 Jir ah oo Lagu Caleemo saaray Gobolka Nugaal Iyo Khudbadiisii DAAWO

              Nugaal 14.June 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka beesha Maxamed Cumar (Cumar Maxamuud) Suldaan Maxamed Suldaan Axmed (Hure) ayaa shalay lugu caleema-saaray deegaanka Jalam oo ka tirsan gobolka Nugaal. Caleema-saarka suldaanka oo ka dhacday baliga Ruura,waxaa ka qayb-galay inta badan isimmada Puntland,nabadoono,wax-garad,ganacsato,mas’uuliyin dowladda ka tirsan, xildhibaanno, dhallinyaro, haween iyo qaybaha bulshada. Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Maxamuud oo…

              Read More

                Itoobiya oo ka Hadashay Dagaal Qadhaadh oo ay la Gashay Kooxda Alshabaab

                Muqdisho 14.June 2015 (SDN/QJ)- Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horraysay ka hadashay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaanno ka tirsan gobolka Bay. Taliyaha ciidamada Itoobiya ee gobollada Bay iyo Bakool Col. Yemane Gabremichael ayaa xaqiijiyay in weerar xooggan uu uga yimid xarakada Al Shabaab xilli ciidankoodu ku socdaalayeen duleedka…

                Read More

                  Xukuumada Somaliland oo Qorshe Cusub oo Beri dhaqangelaya ku soo Rogtay Xawaaladaha dalka ka shaqeeya

                  Hargeysa, Somaliland, June 14, 2015 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday  in  todobaadkan  aynu  ku jirno  uu  baanka dhexe si rasmi ah u bilaabayo  jaangoynta  giimaha sarifka  lacagaha  ee suuqyadda  magaalooyinka dalka. Tallaabadaasi oo noqonaysa in markii u horaysay mudadda ay jirtay Somaliland  baanka dhexe uu  gooyo qiimaha isku bedelka lacagaha qalaad,  halka  markii…

                  Read More

                    Halkee ayuu ka Bilaabay Hawl Maalmeedkiisa Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare?

                    Hargeysa, Somaliland, June 14, 2015 (SDN/QJ) –Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland  Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in loo baahan yahay in hoos loo daadejiyo adeegyadda maxkamaddaha si culayska looga qaado maxkamadaha qaarkood. Guddoomiyuhu waxa uu sidaas ka sheegay ka dib markii uu kormeerkiisii ugu horeeyay ku soo maray qaar ka mid ah laamaha maxkamadda…

                    Read More

                      Maayarka Magaalada Hargaysa Oo Baaq U Diray Culimada Caasimada

                      Hargeysa, Somaliland, June 14, 2015 (SDN/QJ) – Maayarka Caasimadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa ugu baaqay Culimada reer Hargeysa inay maalinta Khamiista ee todddobaadkan shir isugu yimaadaan kaas oo lagaga tashanayo sidii deyr loogu sameyn lahaa Dhul dhowaan ay golaha Deegaanka Hargeysa u asteeyeen inay noqdaan Xambaalo. Qoraal uu Maayarka Hargeysa ku faafiyay boggiisa Facebook-ga…

                      Read More

                        War Deg Deg ah: Taliyihii Ciidanka Koofiyad Casta ee Gobolka Sanaag oo Askari uu Xukumayay Ceerigaabo ku dilay

                        Ceerigaabo 13.June 2015 (SDN/QJ)- Rabi Haw Naxariisto Taliyihii Ciidanka Koofiyad Casta Ee Gobolka Sanaag Siciid Cabdi Warsame Ayaa Geeriyooday Goor dhawayd oo Caawa ah kadib markii Askari uu Xukumayay uu rasaas ku dhuftay Xili uu ku Sugnaa Gudaha Magaalada Ceerigaabo . Taliyaha ayaa u Geeriyooday Tacshiirad rasaas ah oo uu Huwiyay Mid ka Mid ah…

                        Read More

                          Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Punt land oo Khilaaf soo Kala Dhex galay iyo Arimaha la isku maandhaafay

                          Garowe 13.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka ka dhex aloosan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ku-xigeenkiisa Cabdixakiim Cumar Camey.  Is-faham-waaga labada mas’uul ayaa soo bilowdey todobaadkii hore, markaasoo ay isku khilaafeen arrimo la xiriira isku-shaandheynta la filayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Puntland. Gaas iyo Camey ayaa mid walba wuxuu…

                          Read More

                            “Daahir Dabadii Daba lama Shidin” Wasiir Warancade iyo Weedho laga Guntay ayaamihii uu Mucaaridka ku ahaa Xukuumada Siilaanyo DAAWO

                            Hargaysa 13.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo doraad dalka ku soo laabtay ayaa ku Tilmaamay Cali Maxamed Warancade oo haatan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Shakhsi ku fashilmay hogaamintii Xisbigii Udub isla markaana hankiisu aanu dhaafsiisnayn Wasiir iyo Wax ka hooseeya sida uu hadalka u yidhi .

                            Read More

                              Wasiir Cukuse Oo Booqday Abwaanki Weyna Ee Cali Sugule “Dun Carbeed” Oo Ku Xanuun Sanaya Dalka Imaraadka DAAWO

                              Dubai 13.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta, Wacygalinta Hidaha Iyo Dhaqanka Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo kamid ah Waftiga Madaxweynaha Somaliland ee Ku sugan dalka Imaraadka, ayaa booqday Abwaanki weyna ee Cali Sugulle (Duncarbeed) oo ku xanuun sanaaya Dalkaas. Wuxuuna Wasiirku sheegay in Abwaan Cali Sugulle u baahan yahay Caawimo.

                              Read More

                                Maxaa Sababay in Xukuumada Somaliland dib u dhigto Kulan Hargaysa ku dhex mari lahaa Iyada iyo Dawlada Itoobiya?

                                Hargeysa 13 June, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa mar labaad la sheegay inay dib u dhigtay qabsoomida kulan dhexmari lahaa wefdi ka socda dawlada Itoobiya oo lagaga hadli lahaa arrimo badan oo labada dal wadaagaan. Kulankan oo hore ugu qorshaynaa inuu dhexmaro wasiiro ka socda Somaliland iyo Itoobiya horaantii sannadkan ayaa la sheegay inuu ka…

                                Read More

                                  Wasiir Xil Muhiim ah Ka Hayey Maamul-goboleedka Puntland Oo Iscasilay

                                  Garowe:June,13,2015(SDN/QJ)-Ismaaciil Maxamed Warsame oo ahaa Wasiirkii Cadaalada maamulka Puntland, ayaa goor dhaweyd shaaciyey inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu maamulkaas u hayey. Wasiirii Cadaalada ee  Puntland ee ku dhawaaqay Iscasilaadan ayaa kamid ahaa Wasiirada sida weyn loo hadal hayay in laga qaadi doono xilalka ay hayaan, maadaama maalmahan oo dhan ay soo baxayeen wararka…

                                  Read More

                                    W. Maaliyadda XFS iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dalka Mozambique uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Bangiga Horumarinta Islaamka

                                    Maputo June 13,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 56 wadan oo xubnaha ka ah iyo Hay’ada uu leeyahay Maal qabeenka u dhashay Maraykanka Bill Gate. Wasiirka ayaa shirka…

                                    Read More

                                      Talista asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in ay dib u dayactir buuxda ku sameynayaan xabsiga dhexe ee Xamar

                                      Muqdisho June 13,2015(SDN/QJ)-Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dib u dayactir ay ku sameynayaan Xabsiga dhexe ee xamar maadaama muddo uusan helin dib u dayactir dowladeed. Taliye Bashiir Goobe ayaa sheegay in qeyb kamid ah Xabsiga oo ay doonayaan in ay dib u dhis ku sameeyaan ay ku bixi doonto…

                                      Read More

                                        Somali Leaders Hosted in Pentagon for Security Cooperation

                                        US Deputy Defense Secretary Bob Work met Somali prime minister and defense minister in their first meeting at the defense department Pentagon. In a statement summarizing the meeting, Defense Department officials said Prime Minister Omar Ali Sharmarke and Defense Minister Gen. Abdulkadir Sheikh Ali Dini met with Work to discuss the importance of U.S.-Somali security…

                                        Read More