Mashaqo Ka Taagan Safar Madaxweyne Al-bashiir Ku Joogo Dalka K/Afrika Iyo Xadhigiisa Oo Laga Baqo Qabo
Johanesburg:June,15,2015(SDN/QJ)-Muran iyo buuq badan, ayaa ka dhashay amar ay soo saartay Maxkamad ku taalla Dalka K/Afrika oo la xidhiidha inaanu Madaxweyne Al-bashiir oo haatan safar ku jooga Dalkaasi aanu bixi Karin. Amarkaas oo markii hore lagu sheegay mid ku-meel gaadh ah, ayaa haatan la sheegay in muddadii la kordhiyey, waxana soo baxaya walaac dalal badan…
