Boqolaal Qof oo Ku Sumowday budo midabaysan oo lagu dhex tuuray dad ka qaybgalayay Xaflad ka dhacday Taiwan
Taiwan, 30.June 2015 (SDN/QJ)- In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay markii uu dab ka dhex kacay dad isugu soo baxay xaflad lagu qabanayay fagaare loo damaashaad tago oo ku yaalla duleedka caasimada Taiwan ee Taipei. Arrintan oo dhacday waxa ay timi, kadib markii budo midabaysan lagu dhex tuuray dadkii halkaa isugu soo…
