DAAWO Ciyaartii Ugu Xiisaha Badneyd Iyo Germany vs USA,Japan vs England oo u Soo Baxay Semi Finals(Women world Cup 2015) By Jaahuur.

Canada-June-28-2015(SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku lafa gureynaa koobka kubadda aduunka ee dumarka (Women world Cup) oo si xamaasad leh uga socda garoomada kala gaddisan dalka Canada. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan waxay foodda isla gali doonaan England oo 2-1 uga soo badisey Canada iyo Germany rigoorayaal ku soo reebtey France waxayna isu babac dhigidoonaan USA,…

Read More

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaariyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare

    Hargeysa,June-28-2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo uu madaxweynuhu magacaabay 24/05/2015. Golaha baarlamaanka oo madaxweynuhu u gudbiyay Guddoomiyaha maxakamadda sare ayaa ansixiyay 03/June/2015, ka dibna uu xilkii gudoomiyaha maxkamada sare kala wareegay 08/Jun/2015, gudoomiyihii ka horeeyey ee xilka laga…

    Read More

      DAAWO SAWIRADA: Mudaharaad looga soo horjeeda Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya oo Garoowe ka Socda

      Garoowe, 28Jun15(SDN/QJ)Mudaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka fadaraalka soomaaliya, ayaa saaka ka bilaabmay gudaha magaalada garoowe, Mudaharaadkaan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada Garowe iyo kan gobolka Nugaal ayaa la sheegay in dadku ay uga soo horjeedeen go’aanka madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaaanka fadaraalka ee ku aadan maamulka gobolada dhexe ee Galmudug. Ka…

      Read More

        “Meel Madaxweyne Joogo madaxweyne-ku-xigeen wax saxeex ah oo uuu leeyahay ma jirto, faalsuuna ku saxeexay uu leeyahay Goob-joogaan ahay” Xildh. Indho-indho

        Hargeysa:June,28,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa kusii adkaystay sharcinimada Go’aankii muddo-kordhinta ahaa ee Golaha Guurtidu hore ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiillada. Cabdiqaadir Indho-indho oo waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa sheegay inaan sinaba waxba looga beddelaynin Go’aankii ay hore Guurtidu u gaadheen, waxana uu eedo culus dusha…

        Read More

          Wariye Soomaaliyeed Oo Qarka u Saaran In Laga Soo Mustaafuriyo Dalka Canada, Laguna Soo Celiyo Somalia

          Minneapolis:June,28,2015(SDN/QJ)-Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Liibaan Diiriye, muddo dheerna kamid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan    Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in dalka Kanada laga soo masaafirinayo, laguna soo celinayo dhinaca Somalia.  Liibaan Diiriye ama  Ilyaas Macow ayaa waxa uu sannadkii 1998-dii ka soo tegay dalka Kanada, kadibna waxa uu yimid Gobalka…

          Read More

            Saynisyahan Caan ah Oo Mucjisada Kitaabka Qur’aanka Dartii Diinta Islaamka Ugu Soo Biiray

            0ttowa:June,28,2015(SDN/QJ)-Waxa la shaaciyey in Dr Gary Miller oo ah Degtoor si weyn ugu xeel-dheer Arrimaha Saynista iyo Xisaabaadku uu qaatay diinta islaamka, kadib markii uu si weyn ugu fiirsaday Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah. Gary Miller oo u dhashay waddanka Canada, ayaa sidoo kale ahaa Baadari Diinta masiixigai ku fogaaday, waxaana baadhitaanno dhaadheer oo uu kitaabka…

            Read More

              Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saaray Weerarku Shabaabku Ku Qaadeen Deegaanka Leego

              New York:June,28,2015(SDN/QJ)-Kadib markii uu maalin kahor uu Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia war kasoo saaray Weerarkii Shabaabku ka geysteen Deegaanka Leego, ayey isla xalay war cusub soo saareen Golaha amaanka  Qaramada Midoobay, iyagoo si weyn u eedeeyey Xoogaggii weerarkaas geystay. Askar badan oo ka tirsan ciidamada Burundi ayaa lagu dilay weerarkaasi, waxaana Alshabaab…

              Read More

                TACSI KU SOCOTA DHAMAAN REER GABAXADI GEERIDDA IBRAHIM Y. GABAXADI‏

                KU SOCOTA DHAMAAN REER GABAXADI GEERIDDA IBRAHIM Y. GABAXADI Dhamaan Magacyadaa hoos ku qorani waxay tacsiyadaynayaaN guud ahaan reer Gabaxadi, gaar ahaan reer Xaaji Ibrahim Yasiin Gabaxadi, khaasatan  Mohamed (Colaad) Ibrahim Yasiin oo aabahii shalay (25/06/2015) ku geeriyooday Dubai. Illahay ubadkii, qaaraabadii, xasabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Ibrahim Yasin Gabaxadi samir iyo imaan…

                Read More

                  “Ramadaan Dhexdeeda Sidee Ayaynu U Noolaanaynaa” Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir DAAWO.

                  Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Bishii Fadliga iyo Xasanaadka dheeriga ah lahayd ee Ramadaan ayaynu Weli ku dhex jirnaa. Waxaa dhamaaday Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan,Waxaa la is weydiin karaa Bishan ramadaan dhexdeeda Sidee ayaynu u noolaanaynaa Waxaa deriskaasi inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sh.Cumar Dirir oo ka mid ah…

                  Read More

                    “Miyaanay Ceeb Inagu Ahayn In Dastuurkii Qaranku Noqdo, Margi Nimba Siduu Doono U Jiidh-Jiidho” Jaamac Gug soo dhacay

                    Lyon 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Xoghayihii guud ee xisbigii UDUB Jaamac Yaasiin Faarax oo tan iyo shan sanno ka hor markii laga guulaystay xisbigiisii ku maqnaa wadanka Faransiiska oo uu hore u degenaa, ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee dalku ku jiro iyo muddo kordhintii loo sameeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Jaamac Yaasiin Faarax oo qoraal…

                    Read More

                      Ujeedada Socdaalka Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka Wakiiladda oo Ku Sugan Laascaanood

                      Laascaanood 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiilladda ee Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa shalay gaadhay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Weftigaasi oo  ay ka mid ahaayeen  wasiirradda Hawlaha guud iyo guriyaynta  Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo wasiirka  waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole iyo masuuliyiin ka socda…

                      Read More

                        “Heshiiskii Xisbiyadu muu ahayn Mid Distoori ah balse Wuxuu ahaa Is faham Siyaasadeed” Xoghayaha Guud ee Kulmiye

                        Hargeysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee xisbiga   Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ku tilmaamay   in aanu sharci ahayn heshiiskii ay wadda gaadheen saddexda xisbi iyo xukuumaddu hase yeeshee uu ahaa is-faham  siyaasadeed oo laga gaadhay arrimaha doorashooinka. Waxaanu sheegay xoghayaha KULMIYE in  heshiiskaasi  markii u horaysay ee la wada saxeexanayay in uu xisbiga Waddani…

                        Read More

                          Ciidanka Booliska Somaliland oo soo qabtay laba Nin oo Falal axmaqdaro ah ka sameeyay Magaalada Hargaysa

                          Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo laba fal oo kala duwan doraad ka sameeyay magaalada Hargeysa. Taliyaha ciidanka Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay in duhurnimadii Doraad degmada 26 June ee Hargeysa uu nin dhallinyaro ahi baatrool…

                          Read More

                            Tiradii ugu badnayd ee Askar ka Tirsan Asluubta Somaliland oo Shaqada laga Caydhiyay iyo Qaar laga Hakiyay Iyo Sababaha dhaliyay

                            Hargeysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland, sarreeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa sheegay inuu shaqada ka hakiyay 86 Askari oo 4 ka mid ah shaqada laga Eryay. Askarta shaqada laga hakiyay iyo kuwa la ruqseeyay ayaa ahaa askar aan lahayn qoryo, kuwaasi oo hadda lagu amray inay soo qaataan qoryo haddii kalena aanay…

                            Read More

                              “Dalkan lagu aamini maayo Madaxweyne Marna la Kiciyo Marna la soo Fadhiisiyo” Gudoomiye Xigeenka Waddani

                              Hargeysa, 28 June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aan lagu aamini karin talada dalka, islamar ahaantaana Madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyo in uu ku dhawaaqo wakhtiga doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka laga qabanaayo dalka,  waxaana uu tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo loo doortay…

                              Read More

                                Duqay ka Xog waramay Sidii ay ku Timid Xornimadii Somaliland ee 1960kii Iyo Dardaaranka Maanta DAAWO

                                Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Xuska 55 Guuradii ka soo Wareegtay markii ay Somaliland Xornimadeeda ka hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-June 1960 kii ayaa duqaydii Xiligaas Goob jooga ahaa waxay ka Xog warameen Sidii ay dharaartaasi ku Timid iyo Qiimihii Xornimada. Odayaashaas waxaa ka mid ahaa DC-gii ama Gudomiyihii wakhtigaasi lagu wareejiyey xornimada Somaliland oo ahaa Cismaan…

                                Read More