CPJ welcomes arrest of suspect behind Somali kidnapping

    New York, June 12, 2015–The Committee to Protect Journalists welcomes the arrest in Canada on Thursday of Ali Omar Ader, a Somali allegedly involved in the 2008 kidnapping of journalists Amanda Lindhout, Nigel Brennan, and Abdifatah Mohamed Elmi, a Somali fixer and photojournalist. Ali, who appeared briefly in court in Ottawa today, is alleged to…

    Read More

      Somali Islamists Target AU Convoy

      NAIROBI—The African Union peacekeeping force in Somalia said on Friday a convoy of Ethiopian soldiers was attacked a day earlier by the al Shabaab Islamist group and that a logistics team was headed to the scene to seek further details. The al Qaida-linked al Shabaab carries out frequent attacks in Somalia as it seeks to…

      Read More

        Dawladda Somalia Oo Ka Noqotay Magac ay Dhawaan Ururka Al-shabaab u Bixisay Kadib Markii Cid Adeegsata la Waayey

        Muqdisho:June,13,2015(SDN/QJ)-Kadib cadaadis ay Dawladda Federal-ka Somalia dhawaan saartay Saxaafadda iyo Shacabka soomaaliyeed oo la xidhiidhay in Kooxda Al-shabaab loogu yeedho UGUS, ayey markale ku dhawaaqday inay Gebi ahaanba ka noqotay Go’aan hore. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ah Wasiirka warfaafinta Somalia ayaa warbaahinta ka shaaciyay in DF ay dib uga laabatay go’aankii ahaa in Maleeshiyada…

        Read More

          Taliyihii Hawlgelinta Al-shabaab u Qaabilsanaa Gobolka Bakool Oo Militeriga Dawladda Somalia Sheegeen Inay Dileen

          Xudur:June,13,2015(SDN/QJ)-warkasoo baxay saraakiisha ciidamada somalia u qaabilsan Gobolka Bakool, ayaa sheegaya inay dileen Sarkaal sare oo Kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa Hawgelinta Gobolkaas. Sida uu xaqiijiyay Taliyaha ciidamada Milateriga Gobolka Bakool C/raxmaan Maxamed Tima Cadde howlgalka lagu dilay Sarkaalkan ayaa waxaa fuliyay ciidamada Milateriga ee Gobolka Bakool ku sugan, markii ay heleen macluumaadka la xiriira  Sarkaalkan….

          Read More

            Maxay Kenya Ku Macnaysay Tallaabadii ay Dhawaan Ku Hakisay Diyaaradihii Rakaabka ee Dalkeeda iyo Somalia Iskaga Kala Gooshi Jirey?

            Nairobi:June,13,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa markii ugu horraysay faahfaahisay sababaha  ay u hakisay Duulimaadyada Diyaaridihii Somalia iyo Dalkeeda iskaga kala gooshi jirey oo muddo xayirnaa. Hadalka soo baxay Dowladda Kenya aya lagu sheegay in Diyaaradaha ka duullaya Garoomadda diyaaradaha ee Wilson Airport iyo Jomo Kenyatta International Airport ee ku sii jeeda dalka Somalia, kana soo laabanayo…

            Read More

              “Hubku Degmada Baki Buu Yaallay, Guri Dawladdu leedahay BU yaallay, xafiis maamul buu yaallay, gurigana waxa iska lahayd Maxkamadda Degmada Baki, istoodhka……”Suldaan Dhawal.

              Borama:June,13,2015(SDN/QJ)-Kadib Markii uu Fashilmay Iskuday uu Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland doonayey inuu ku hor istaago Salaadiin kasoo jeedda Gobolka Awdal oo doonaysay inay Jawaab ka Bixiyaan Hub la sheegay in Gobolkaas lagu qabtay, ayey Salaadiinta iyo Waxgaradka Reer Awdal Xukuumadda Cod dheer ugu sheegeen Inay Raalligelin Ka Bixiso Dhawaaqa  la xidhiidha Hubka la qabtay  oo ay Been…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Wasiirkii Shaqadiisa qabsan Waaya La Caydhin Doono, Isku-shaandhaynta La Hadal Hayana Beeniyey

                Muqdisho:June,13,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad uga Hadlay warar la isla dhexmarayey oo sheegayey inay soo socoto isku-shaandhayn cusub oo dhawaan Golaha wasiirrada lagu samayn doono. Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa uu Beeniyey inay jidka kusoo jirto wax isku shaandhayn ahi, waxase uu u digay wasiirrada haatan shaqada haya, “Wasiirkii shaqadiisa qabsan waayo waa la…

                Read More

                  Boqortooyada Sacuudiga oo looga sare Maray Soo Saarista Shidaalka Iyo Dal Cusub Oo Haatan Hoggaaminaya

                  Hargeysa:June,13,2015(SDN/QJ)-Sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday shirkadda Shidaalka ee BP ee laga leeyahay dalka Britain, waxa Dalalka caalamka ugu soo saarista badan shidaalka hoggaanka u qabtay markii ugu horraysay waddanka Maraykanka, waxana uu kaalintaas kala baxay dalka sucuudiga. Kumanaan ceel oo cusub ayaa la dalooliyey, waana tiro ku filan in Maraykanku kor u qaado wax…

                  Read More

                    Jamaal Cali Xuseen Oo Aqbalay Raalligelintii Daahir Rayaale, Una Qiray Inuu Hoggaamiye Ku-dayasho Mudan ahaa

                    Hargasa:June,13,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga Ucid aqoon yahan Jamaaal Cali Xuseen, ayaa Hawraarsan kusoo dhaweeyey raalligelin uu Madaxweynihii Hore ee Somaliland ka bixiyey Burburkii ku dhacay Xisbigii UDUB oo muddo dheer kasoo talinayey Somaliland. Qoraal kooban oo Jamaal ku baahiyay barta Xidhiidhka Bulshadda ee Facebook-ga ayuu ku sheegay inuu si weyn usoo dhaweynayo Raalligelinta Madaxweyne…

                    Read More

                      Somali event aims to promote respect, understanding

                      Mutual understanding and respect: Those are the goals of the organizers of the Somali Independence Day celebration on Sunday at Lake George. The celebration marks the formation of Somalia but also the entrance of Somalis into American culture, said organizer Haji Yussuf. Of course, it is a festival and it’s also supposed to be fun…

                      Read More

                        Imtixaanaadkii Shahaadiga Ahaa Ee Somaliland Oo Dhamaaday, Halkan ka Dhageyso Aragtiyaha Ardaydii imtixaanka u fadhiisatay

                        Hargeysa June 12,2015(SDN/QJ)-Waxa la soo gunaanaday imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland, wariyahayaga Khaalid Foodhaadhi ayaa waxa uu inooga diyaariyay barnaamij ay ardeydii imtixaanaadka u fadhiisatay qaar ka mid ahi ku cabirayaan aragtidooda. HALKAN HOOSE UGA BOGO BARNAAMIJKA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/imtixaanaadkii.MP3″] HALKAN KA DHEGEYSO ARDEYDII DHAWAANTA U FARIISATAY IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND    

                        Read More

                          soo dhaweyntii la taliyahaya arrimaha siyaasadda ee gudoomiyaha xisbiga Waddani marwo Faadumo Siciid+SAWIRO

                          Ottawa June 12,20159SDN/QJ)-Waxa habeenkii sabtida ee bishan June ahayd 6da ka dhacay magaalo madaxda dalka Canada ee Ottawa xaflad si wanaagsan oo heersare ah loosoo agaasimay, xafladdaasi oo mataanaysay xaflad sannadeedkii xisbiga Waddani iyo soo dhaweyntii qiimaha lahayd ee la taliyahaya arrimaha siyaasadda ee gudoomiyaha xisbiga Waddani marwo Faadumo Siciid. Xafladdaa Hotel Shareton ka dhacday…

                          Read More

                            Sirta Ka Dambaysa Inay Yaraadaan Qaraxyada iyo Dilalkii Qorshaysnaa Ee Muqdisho Laga Fulin Jirey Oo Bannaanka Timi

                            Muqdisho:June,12,2015(SDN/QJ)-Shacabka reer Muqdisho, ayaa sin weyn muddooyinkan dambe u dareemayey amni iyo xasilooni aanay abidkeed Muqdisho ku naalloonin, waxana si weyn la isu weydiinayaa waxa is beddelay ee nabadda keenay. Sababta ugu weyn ee ammaankan ka dambaysa, ayaa lagu sheegay Barnaamij cusub oo ciidamada nabadsugiddu Muqdisho ka bilaabeen, kaas oo salka ku haya in dadka…

                            Read More

                              Yaabka Adduunka: Guri Iibso Oo Hel Xaas Bilaash ah(qiso dhabanno-hays Noqotay)

                              Jakarta:June,12,2015(SDN/QJ)-Maalinba maalinta ka dambaysa dunida waxa kusoo kordhaya tabo iyo xeelado ay adeegsanayaan dadka xarfaanta ku ah Suuq-geynta, waxana caalamka laga hadal hayaa dhacdo arrimahaas la xidhiidha oo markhaati laga noqday. Tartanka loogu jiro hanashada macaamiisha caalamka, ayaa heerkii ugu sarraysay gaadhay, waxana soo jidashadooda lagu bixinayaa wax kasta oo ay kusoo istaagi karaan. Haddaba…

                              Read More

                                “Wax kaleba iska daayo askartiisii illaalada u ahayd ee madaxtooyada ka shaqeynaysay, ayaa waxaa ay gaadhay in reero loo kala saaro oo qaarkood laga eryo meesha, qaarkoodna la xidhay….”Xil. Gaane

                                Hargeysa:June,12,2015(SDN/QJ)-Siciid Warsame Gaane oo kamid ah Golaha Wakiillada somaliland, lagana soo doorto Bariga Gobolka Sanaag, ayaa dhaliilo culus dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isagoo hoosta ka xarriiqay in burbur baahsani ku yimi hannaankii Dawladnimo iyo Dimuqraaddiyaddii. Xildhibaan Siciid Warsame Gaani, ayaa hadalkan ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyska Geeska Afrika, waxaana…

                                Read More

                                  Somalia Oo Haweenay Safiir ah u Magacowday Dalka Ciraaq

                                  Muqdisho:June,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Somalia, ayaa markii ugu horraysay Dalka ciraaq u magacowday safiir Haween ah. Haweenayda loo magacaabay Safiirka Somalida dalka ciraaq u fadhiyi doonta, ayaa gaadhay Magaalada Baghdad, waxana ay kulan la qaadatay wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalkaasi Ciraaq. Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Khadiija Al-Makhzuomi ayaa waraaqaha aqoonsiga…

                                  Read More

                                    Magaca Sarkaal Katirsanaa Ciidamada Maamulka Jubba Land Oo Al-shabaab Ku Biiray

                                    Kismayo:June,12,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo ciidamada Maamulka Jubba Land kamid ahaa, ayaa iskaga goostay maamulkaas, waxana uu isu dhiibay Xarakada Al-shabaab ee Deegaanadaas ku sugan, sida uu ku caddeeyey waraysi uu siiyey warbaahinta Kooxda Al-shabaab gacanta ku hayso. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Yuusuf Macalin Nuur ayaa ka mid ahaa saraakiishii sanadkii 2011 lagu soo tababaray dalka Kenya…

                                    Read More

                                      Former President of Somaliland Apologizes for His Party’s wipe-out and hits back his former minister

                                      Hargeysa 12.June 2015 (SDN/QJ)- The former president of Somaliland, Dahir Riyale Kahin has regretfully apologized for the total wipe -out of his party by ‘handing over the UDUB party leadership’ to what he described as a politician without ambition. Arriving at Hargeisa’s aiport from Dubai, the former president who briefly spoke to the media was asked…

                                      Read More