Gurmad: 2016 Political Agenda for Somalia

    Somalia is, once again, at a major crossroads. The country faces an August, 2016 deadline to reconfigure its political institutions. Despite modest progress in the past three years, the nation’s constitutional offices and key governmental institutions either do not exist or do not function properly. The need of the Somali citizen for basic governmental services…

    Read More

      Al-shabaab Oo Ka Faa’iidaysatay Jidh-dil Ciidanka Kenya u Geysteen Dhallinyaro Soomaaliyeed

      Nairobi:June,04,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa u muuqda qaar ka faa’iidaystay Dhibaatada iyo jidh-dilka joogtada ah ee Ciidamada Kenya ku hayaan Dhallinyarada Soomaaliyeed, waxana soo badanaya dhallinyarada arrintaas ka dhiidhiyaya eek u biiraysa Kooxda Al-shabaab. Xogaha la helayo ayaa sheegaysa in dhalinyaro badan  oo ku sugan deegaanada Alshabaab ka maamulaan gobolka Gedo ay isku diiwaan gilinayaan sidii ay…

      Read More

        Magacyada Shan Nin Oo Kenyan ah Oo Ku Xidhan Xabsiyada Kismayo iyo Sababaha Xadhooda Oo Xogo Laga Helay

        Kismayo:June,04,2015(SDN/QJ)-Sida ay qoreen Warbaahinta waddanka Kenay, waxa Magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose ku xidhan Shan nin oo kenyan ah, kuwaas oo muddo halkaas ku jirey. Wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray warkaan ku saabsan in shan muwaadin oo u dhashay dalka Kenya ay ku xidhan yihiin Magaalada Kismaayo, kadib…

        Read More

          Ethiopia Oo Xorriyadoodii u Celisay Saraakiil ONLF Kamid ahaa Oo Muddo Xabsiyadeeda Ku Jirey

          Addis Ababa:June,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ethiopia, ayaa la xaqiijiyey inay Xabsiyadeeda kasii daysay Laba sarkaal oo katirsanaa Kooxda ONLF, kuwaas oo muddo ku jirey Xabsiyo dalkaasi ku yaallay. Magacyada Saraakiishan ayaa kala ah Sulub  Cabdi Axmad iyo Cali Xuseen(Cali Dheere) , waxana la afduubay xilli ay ku sugnaayeen Waddanka Kenya. Saraakiishan ayaa lagu arkay Magaalada Nairobi ee…

          Read More

            Khilaafkii Buurta Siimoodi Oo Aan Xal Loo Helin, Masuuliyiinta Wasaaradda Macdanta Oo Afka Xidhay iyo Dadkii La Xidhxidhay oo Lasii Daayey

            Siimoodi:June,04,2015(SDN/QJ)-Murankii ka dhashay Buurta Macdanta laga qodayo ee Siimoodi, ayaa halkiisii taagan, waxase haatan xabsiga laga sii daayey dhammaan xubnihii arrintaas loo xidhxidhay. Sida uu Alla Bari Axmed Diiriye  oo kamid ahaa Dadkii xabsiga loo taxaabay oo u warramay Idaacadda VOA-da, ayaa si weyn uga Warramay Waxa keenay in muranku sii socdo, maadaama aan wali…

            Read More

              “Anigu Da’dii xisbi furan lahayd ma joogo, haddii qaranku garto in xilka la iga qaadana waa iga qaadi karaa,”Guddoomiye Saleebaan.

              Hargeysa:June,04,2015(SDN/QJ) -Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soamliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horraysay Jawaab adag ka bixiyey  hadallo uu dhawaan Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland ku dhaliilay, kuwaas oo salka ku hayye doorka Hoggaamineed ee Guddoomiye Saleebaan. Guddoomiye Saleebaa oo shalay arrintan jawaab ka bixinayey, ayaa sheegay in talada uu hayo laga qadi karo markasta oo…

              Read More

                Dawlad Goboleedka Punt land oo Loogu Baaqay inay Xoriyadiisa dib ugu Celiso Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid DAAWO

                Minnesota 03.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Bilihii u danbeeyay Xabsi ku yaala Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Punt land ku Xidhan Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid. Abwaanka ayaa u xidhan Gabay uu dareenkiisa ku cabirayay Waxayna Wararku Sheegayaan in Xaaladiisa Caafimaad ee abwaankan ay tahay mid liidata. ( Aqoonyahan Jamal Hassan ) iyo Xubno kale oo Shir jaraa’id…

                Read More

                  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyd ah Lagu Ansixiyey

                  Hargeysa:June,1-03,2014(SDN/QJ)-Kulan wada-jir ah oo ay Maanta Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guurtidu yeesheen, ayaa lagu ansixiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay. Fadhiga Saaka oo ku qabsoomay Xarunta golaha guurtida, isla-markaana uu shir guddoominayey Guddoomiye Saleebaan ayaa guddoomiyaha  Maxakamadda sare lagu ansixiyay cod aqlabiyada oo mudaneyaasha fadhiyay badankoodu u codeeyeen….

                  Read More

                    Gudoonka baarlmaanka oo guddiyada joogtada ee baarlamaanka Soomaaliya amray la xisaabtanka xildhibaanada maqaan

                    Muqdisho June 02,2015(SDN/QJ)-Jeylaani Nuur Iikar Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha shacbiga Soomaaliyeed ayaa guddiyada joogta ah ee baarlamaanka faray la xisaabtanka xildhibaanada ka maqan kalfadhiyada baarlaamka. Waxaa dhacday labadii maalmood ee lasoo dhaafay in dib udhac uu ku yimid qaadista mooshinka ka dhanka ah Baarlamaanka Maamulka KMG ah ee Jubbaland taasi oo loo sababeeyey…

                    Read More

                      “Saleebaan Waa siyaasi oo cid buu ka aargoosanayaa oo madaxweynuhuu ka Aargoosanayaa. raggaas ku xeeranina waa intii Hunguriga uun u ag joogtay ee aan wax kale oo dan ah….” Muj. Cali Gurey

                      Hargeysa:June,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa ka hadlay Cago-jiidka ka muuqda Hirgelinta Heshiiskii dhawaan Axsaabta qaranka iyo xukuumaddu ku heshiiyeen iyo muranka ka taagan Dhawaaqa Guddoomiyaha Guurtidu ku daadafeeyey Go’aankaas. Cali-gurey oo saxaafadda Xafiiska Xisbiga Ucid kula Hadlay, ayaa sheegay inay xisbi ahaan dhaliyeen Tallaabada Axsaabta qaranku  heshiiska…

                      Read More

                        Wakiillada iyo Guurtida Oo Maanta u Ballansan Inay Fadhi Wada Jir ah Ka Yeeshaan Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare

                        Hargeysa:Jun,03,2015(SDN/QJ)-Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta u ballansan inay codka kalsoonida ah u qaadaan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo magacabay. Fadhigan oo laba maalmood ka hor lagu baaqay, ayaa la filayaa inay Mudanayaasha labada aqal si weyn uga soo qaybgeli doonaan, waxana halkaas lagu lafo guri doonaa…

                        Read More

                          Home Grown: The Somali Struggle – How Somalis Are Integrating Into American Culture

                          MINNEAPOLIS (WCCO) — “Home Grown: The Somali-American Struggle” looks into the lives of the Somali population in Minnesota. In the second part of this series, WCCO’s Jennifer Lewerenz takes a look at the process of assimilation into the U.S. When Somali migration began in the 1990s, there were three places they went: The United Arab Emirates, South Africa and…

                          Read More

                            Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Baydhabo Oo Toogasho Lagu Dilay iyo Warar Kasoo Baxaya Xaaladda Ciddii Dilkiisa Ka Dambaysay

                            Baydhobo:June,03,2015 (SDN/QJ) –Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Degmada Baydhabo Kornayn Cali Salaad, ayaa  shalay Galabtii lagu toogtay isla-magaalada Baydhabo, waxana dilkiisa ka dambeeyey nin Hubaysanaa oo sida la sheegay isna isla goobtaas lagu toogtay. Taliye-ku-xigeenka ayaa la sheegayaa inuu markaas Gurigiisa kusii socday, waxana qofkii dilkiisa geystay si fududu u toogtay ciidamo halkaas ka dhawaa oo rasaasta…

                            Read More

                              UN expert urges Somalia to guarantee free expression and to suspend death penalty

                              Somalia must put in place a legal framework that guarantees freedom of expression in the country, as well as a moratorium on capital punishment, a United Nations independent expert recommended today, while commending progress accomplished so far. “Somali journalists are often harassed, arrested, censored, even imprisoned, and media organizations are closed down,” underlined Bahame Tom…

                              Read More

                                Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

                                Hargaysa 03.June 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                                Read More

                                  Boqortooyada Sucuudiga oo si Rasmi ah u Aqoonsaday Maxjarkii Saddexaad ee Xooluhu uga dhoofayaan Somaliland

                                  Riyaadh, 03 June, 2015 (SDN/QJ)- Boqortooyada Sucuudiga, ayaa shaaca ka qaaddatay inay si ku-meel-gaadh ah u fasaxday in waddankeeda loo dhoofiyo Xoolaha Nool ee lagu xannaaneeyo Maxjarka Ancaam oo ay iska leeyihiin ganacsato u dhalatay Somaliland, kaas ku yaala magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer. Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Beeraha Sucuudiga oo lagu baahiyey…

                                  Read More

                                    “Waa Xusuus-Qorkii Abid Ugu Horreeyey Ee Maxbuus Qoro Isaga Oo Weli Xidhan Xabsiga adag ee Guantanamo”

                                    Washington 03.June 2015 (SDN/QJ)- Xusuusaha Guantanamo waa xusuus qor shakhsi ah oo haddii aad akhrido, mar kaa oohinaya, ilbidhiqisi kalana kaa qoslinaya, qoraagu waxaa ka muuqata kaftan-aqoonnimo iyo awoodda uu u leeyahay ka fiirsiga iyo dhadhaminta dhacdooyinka, waa ruux laab furan xitaa marka uu ku jiro duruufaha adag iyo daqiiqadaha ugu daran ee la dullaynayo….

                                    Read More

                                      “Shantii Qof ee Somaliland ku Nooli waxay laba ka Mid ahi Dareemayaan Xanuunada Maskaxda iyo Isku Buuq” Warbixin Wargays

                                      London 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Warbixin dhinaca caafimaadka ah oo la soo saaray, ayaa iftiimisay in xannuunka maskaxdu aad ugu badan yahay dadweynaha ku dhaqan Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo warbixintu xustay in shanta qof ee dalka jooga laba ka mid ah dareemayo xaalad caafimaad oo dhinaca maskaxda ah. Warbiintan oo lagu daabacay wargeys arrimaha caafimaadka ka faalooda…

                                      Read More

                                        Labaatan Oday oo Xukuumadu u Xidhay laba Kaclaynta Khilaafka Buurta Siimoodi ee Gobolka Awdal Iyo Bogcada la isku haysto DAAWO

                                        Boorama 03.June 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay dad ka badan 20 qof oo ah waxgaradka iyo dadweynaha degaanka Baki ee gobolka Awdal Dadkan ayaa cabasho ka muujiyay hawlo macdan qodis ah oo shirkad Shiinaha laga leeyahay ka wado Buuraha Simodi. Maxamed Axmed Cali, duqa degmada Baki, ayaa BBC-da u sheegay in dadkaasi loo…

                                        Read More