Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Sida fiinta uga Qayliyay War laga faafiyay
Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)-Taliska ciidamadda booliska ee Somaliland ayaa beeniyay warar been abuur ah oo ay daabaceen qaar ka mid ah mareegaha internet-ku, warkaasi oo wax lagaga sheegay amaanka caasimadda Hargaysa in uu hoos u dhac mu yimid. Warkaasi oo ay baahisay shebekadda wararka ee HALBEEGNEWS, sida uu sheegay Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland sareeye guuto…
