Dilkii Labaad Ee Bisha Ramadaan Ka Dhaca Gobolka Buuhoodle Oo Shalay Qudha Lagaga Jaray Marxuum Kasoo Jeeday Deegaanka Qorulugud
Buuhoodle:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Inkasta oo dhawaan Tuulada Coodanle ay Beelaha walaalaha ah ee deegaanada Buuhoodle iyo Qorillugud ku wada Nooli ay Heshiis wakhti badan la geliyey ku wada gaadheen, Haddana waxa sii socota Colaaddoodii, waxana ay intii bishan Barakaysan ee Ramadaanta lagu jirey ay iska dileen Laba Marxuum oo labad dhinaca kasoo kala jeeda. Dilkii ugu dambeeyey, ayaa…
