Gudoomiyaha Awdal Oo Laamaha Ammaanka Ku Canaantay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Ay Ku Qabteen Boorame, Kana Soo Degay madaarka Hargeysa

    Boorama 02.July 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha iyo waaxda Socdaalka ee Hargeysa ku canaantay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Hargeysa ka soo degay isla markkaana todobaad ku sugnaa caasimadda  oo habeen hore ciidanka booliska Boorame qabteen ka dib markii uu socdaal  isla habeen hore ku tegay Boorame. Waxaa…

    Read More

      Shirkiii golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay sidii loo diyaarin lahaa goob lagu dajiyo Conteenerada oo ka baxsan Dekedda

      Muqdisho, 02,  July, 2015…Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaa kulanka qaybtiisa hore shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmarke, iyadoo qaybtii danbana uu shir gudoominayey  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxmed Cumar Carte, waxaana  kulanka looga hadlay  balaarinta habsami u socoka Dekeda weyn ee Muqdisho, Imtixaanaadkii la qaaday…

      Read More

        Sidee ku dooranaysaa takhasuskaaga

        Warqad furan oo ku socota dhamaan ardayda galaysa jaamacadaha Ma doonaysaa in aad doorato takhasuskaaga ugu fican ama midka kugu haboon? Side u dooran karta mid ku raali galiya? Maqaalkani wax uu ka caawin doona ama ku sahlaya in  aad takhasus fiican doorato adiga oo maraya hab cilmiyaysan Doorashada takhasuska jaamcadeed maaha mid sahlan mana…

        Read More

          Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Hub Iyo Saanad Millatari Oo Ay Ka Qabsadeen Ciidamada AMISOM- DAAWO SAWIRADA:

          Leego: 2july,2015(QJ/SDN)-Xarakada AlShabaab ayaa baahisay sawirada weerarkii xooganaa ee Jimcihii la soo dhaafay Alshaab ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degmada Leego kaas oo lagu dilay in ka badan 70 Askari oo AMISOM ah, hadaba sawiradan ay shabaabku faafiyeen ayaa waxa ka muuqday hub iyo saanad millatari. halkan ka daawo sawiro dhameystiran

          Read More

            Jumciyada Cibaadurraxmaan oo soo gabagabaysay Tartanka qur’aanka kariimka Degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.

            Hargeysa: 2july,2015(QJ/SDN)- Midowga madaarista qur’aanka kariimka degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gagagabeeyay tartanka qur’aanka kariimka ee madaarista degmadaasi. Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay machadka degmada maxamed mooge ayaa lagu soo gababeeyay tartankaasi, waxaana kasoo qaybgalay marti sharaf aad u tiro badan oo isugu jirta cuqaal, waxgarad, ganacsato iyo macaliinta degmada maxamed…

            Read More

              Nuxurka Dagaal Gacan-ka-hadal ah Oo Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Xildhibaan Xasan Cawaale

              Hargeysa:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay madaxtooyada somaliland, waxa dagaal gacan-ka-hadal ahi goor dhaweyd ka dhex qarxay Taliyaha Ciidamada ilaalada madaxtooyada Gaashaanle sare Axmed Cali Maygaag iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo katirsan Mudanayaasha Aqalka wakiillada. Gacan-ka-hadalkan oo markii dambe dagaal isku beddelay, ayaa yimi markii xildhibaanka laga hor istaagay inuu hore u galo…

              Read More

              (DAAWO) Masiibadii Ku Habsatey Xulka England Iyo Xulka USA Ma Ka Aarsandoonaa Xulka Japan(Fifa Women World Cup 2015) By Jaahuur.

              Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka…

              Read More

                Keyse Gurayoow Kuma Ayaad Maantana Dalka Ka Mabnuuci Doontaa?

                Igama aha qormadani shakhsi weerar iyo dhaleecayn midnaba oo keyse waaba mid ka  mida asxaabtayda, waxaanse suganti ah taariikhda iyadaana sargoysa sooyaalka  aadamigu suntado. Magacawga wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha dibada loo dhiibay xalay uun Mr  Keyse Gurey ayaa noqday mid kaydka xusuustayda dib u celiyay muddo haatan laga  joogo ku sinaan lix sano, xiligaas…

                Read More

                  Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jirey Xukuumadda Oo Faro Ciddiyahood Kaga Fagakaday Gacanta Ciidanka Qaranka Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaystay Magaalada Widhwidh

                  Widhwidh:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka Naga soo gaadhaya Deegaanka Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in ciidamada qaranka somaliland ay Gudaha u galeen Magaalada, iyadoo fadhiisimo dhawr ah ka samaystay Koonayaasha Magaalada. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadu halkaas ku tageen Rabitaanka shacabka Reer Widhwidh, iyadoo Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanadaasi codsadeen in ciidamadu halkaas gaadhaan, isla-markaana kala…

                  Read More

                    Mudane Katirsan Baarlamaanka Somalia Oo Borama Lagu Xidhay

                    Borama:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka nasoo gaadhaya, ayaa sheegaya in mudane katirsan Baarlamaanka Somalia lagu xidhay Gudaha magaalada Borama, kadib markii la ogaaday inuu Halkaas dhuumasho ku joogo. Wararku waxa ay intaas ku darayaan inuu xildhibaankaasi isla deegaanka Borama kasoo jeedo, isla-markaana oo muddo halkaas ku sugnaa. Xildhibaanka la xidhay ayaa magaciisa lagu soo koobay Axmed Xasan, waxaana xadhigiisa…

                    Read More

                      Kenya: Askari Madaxa Iska Toogtay Iyo Nuxurka Warqad Uu Qoray Kahor Intii Aanu Is Dilin

                      Nairobi:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sarkaal katirsanaa Ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa laba habeen ka hor qudha iska jaray, markii ay is af-dhaafeen haweenay ay isku cimdanaayeen, iyadoo dilkaasina ka dhacay   xaafada Embakasi ee magaalada Nairobi.   Askarigan ayaa kahor inta aanu is dilin ku dhaqaaqay dhacdo dad badan argagax ku riday, kadib markii uu weerar ku qaaday guriga ay…

                      Read More

                        Akhri Magacyada Hoggaan Cusub Oo ay DDS. Ethiopia Yeealan Doonto Shanta Sano ee Soo Socota

                        Jig-jiga:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay dhawaan Gebi ahaanba shacabka Reer Ethiopia u dareereen Doorashooyinkii dalkooda ka dhacay, ayaa xisbiga haya Talada Ismaamulka Ethiopia uu doortay hoggaankii Dawladda Halkaas ka talin doonta Muddada shanta sano ee soo socota.  Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in shir ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha dhexe, ay ku doorteen  hoggaanka xukumada…

                        Read More

                          Al-Shabab Attacks Expose AMISOM Weaknesses

                          Since 2011, the African Union force in Somalia, AMISOM, has delivered blow after blow to Islamist militant group Al-Shabab, pushing the group out of nearly every major town and city it controlled. On June 26, al-Shabab delivered some payback. In a coordinated attack, al-Shabab units from three regions converged on an AMISOM base in the…

                          Read More

                            “Waxaanu leenahay Dubai ba hadduu safiir degay maxaa duunyo loo dadaal galay” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                            Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay hanjabaadii uu xisbiyada mucaaridka u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade. Xoghaya warfaafinta xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale oo warbaahinta gudaha u waramay ayaa ka hadlay shir ay doraad madaxtooyada ku qabteen hoggaanka xisbiga Kulmiye iyo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Madasha Wada-tashiga Mujaahid Xasan Guure oo ka Sheekeeyay Heerka ay Gaadhsiisan tahay Saaxiibtinimada Isaga Iyo Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

                              Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Siyaasiyiinta la baxay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay Saaxiibbo fiican yihiin isaga iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan. Xasan Guure waxa uu ka warramay ujeedooyinka loo aasaasay Madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee ay ku midaysan yihiin Siyaasiyiin reer Somaliland ah,…

                              Read More

                                Wasiiro ka socda Xukuumada oo Sharaxaad ka bixiyay Halka Uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaaladda Burco DAAWO

                                Burco 02.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayo biyo balaadhinta Burco oo ay ka qayb galeen Wasiirro Maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco masuuliyiinta wakaalada Biyaha ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Togdheer ee Burco.   Wasiirrada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Wasiirul dawlaha Maaliyadda  Cismaan Cabdilaahi  Saxardiid(Caddaani) Wasiirul dawlaha  Wasiirul dawlaha khayraadka Biyaha…

                                Read More