Hargaysa oo lagu Qabtay Kulan Ku Saabsan Dhamays-tirka Dastuurka Kubada Cagta
Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa shalay magaalada Hargeysa ka furay kulan hawleed ku saabsan sidoo loo dhamays-tiri lahaa qabyo qoraalka dastuurka kubada Cagta jamhuuriyada Somaliland. Kulan hawleedkan oo lagu qabtay hoolka ururka dhalinyarada ee SONYO oo socon doona mudo laba cisho ah, ayaa xidhiidhka kubada cagta Somalilladn waxa uu halkaasi ku…
