Diyaaradaha Dagaalka Dalka Ruushka oo Maanta Duqeymo Cirka ah ka Billaabay Gudaha Suuriya

    Dimishiq,1oct,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha Dagaalka Ruushka ayaa Duqeymo ka dhan ah mucaaradka ka horjeeda Madaxweynaha dalka Siiriya maanta ka billaabay gudaha Dalkaas, kaddib markii Baarlamaanka Waddanka Ruushka uu Ansixiyay in Ciidamadooda ay Hawlgalo ka sameyn karaan dhulka ka baxsan Ruushka. Waxay Duqeyntan imaanaysaa iyadoo Dowladda Mareykanka ay ka digtay in uu Ruushku faragelin ku sameeyo Siiriya; xilli Dowladda…

    Read More

      Al-shabaab oo la sheegay inay Xidhay Shan ka mid ah Ajaanibta ka barbar dagaallama

      Muqdisho,1Oct,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa la Sheegay inuu soo Saaray Amar Mamnuucaya jeedinta Khudbado ama hadallo Ururka dhexdiisa ka abuuraya iska horimaad ku saabsan ku biiritaanka ururka Daacish ama ISIS. Qoraal soo baxay Bishaan ayaa la sheegay in Ururku uu ku Adkaystay inuu ka mid ahaado Al-Qaacida, isla markaana meel cad ay ka istaagi doonaan ciddii dariiqaas ka…

      Read More

        UK: Somali community volunteer awarded by Prime Ministe

        An inspiring community volunteer who mentors and supports women with the Somali Bravanese Welfare Association and led community action to raise £1.1 million to rebuild the Association’s hall, after it burnt down in a suspected racist arson attack, has been named a Point of Light by Prime Minister David Cameron. Asma Mohamed Ali, from Barnet…

        Read More

          Djibouti have lost all five recent matches

          SOCCER – NATIONAL team Sihlangu 2018 FIFA World Cup Qualifier opponents Djibouti have lost all their five recent games. The Mohammed Ghersalli-led side have already lost against the likes of Togo who beat them 0-2 in a friendly match before losing to Burundi in the Champions of the Africa Nations (CHAN) where they went down…

          Read More

            Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda C.casiis Maxamed Samaale oo Cadeeyey inaanu Jirin inuu Ka Tanaasuley Hankiisii Murashaxnimo,Dhacdooyin badana ka Sheekeeyey DAAWO

            Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Hankiisa Murashaxnimo waxaanu sheegay in aanu ka tanaasulin Hankiisi Murashaxnimo . Waxaanu intaasi ku daray Samaale in uu yahay Murashaxa Kowaad ee U tartamayaa Jagada Murashaxa Madaxweyne Kulmiye . Sidoo kale Samaale ayaa meesha ka saaray in uu ka hadhay…

            Read More

              Fannaaniintii Xidhnaa ee Kooxda Xidigaha Geeska oo Markii u horaysay ka hadlay Dareenkooda ku aadan Xadhigooda iyo Aragtidooda ku Wajahan soo dayntooda DAAWO

              Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Kadib Markii Maanta Xoriyadoodii ay dib u heleen ayaa Laba ka Mid ah Fannaaniinta Xadigaha Geeska ee Ku Xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa Waxay ka Warameen aragtidoodda ku aadan Xadhigooda,Tegitaankii Magaaladda Muqdisho Iyo Dareenkii dadweynaha ee Ka damqaday Xadhigii ay Xukuumadda iyo Laamaha amaanku u gaysteen iyo Weliba qaabkii loola…

              Read More

                Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Soo Daynta Fannaaniinta,Dacaayado Idaacada VOA ka Faafisay Somaliland Iyo arrimo Kale DAAWO

                Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Saxaafadda uga Jawaabay Su’aalo ku saabsan Xadhigii Qaar ka Mid ah Fannaaniinta Xidigaha Geeska,iyo arrimo kale. Wasiirka Warfaafinta ayaa Waxa uu sheegay in Afartii Fanaan ee Ka Tirsanaa Xidigaha Geeska la sii daayay,Waxaanu hoosta ka Xariiqay in taas aanu…

                Read More

                  Idaacada VOA oo Hawada Hargaysa ka Maqan,Madaxa Idaacadaas oo Hargaysa Ku Soo Fool leh iyo Jawaabta Wasiirka Warfaafinta

                  Hargeysa,September 30,2015(SDN/QJ)-Qaybta Afsoomaaliga ee idaacadda Voice of America( VOA) ayaan laga maqal caasimadda Somaliland ee Hargeysa 24kii saacadood ee u dambeeyey. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Ku Sheegay ka Maqnaanshaha Idaacada VOA ee Mawjada FM arrin la Xidhiidha Cilad ku Timid isla markaana…

                  Read More

                    Suldaan Sabayse oo La Sheegay in Xukuumadii Xidhay ay u diiday inay Maxkamad horkeento

                    Hargeysa,September 30,2015(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Sabayse oo ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 17/9/2015 ayaa dhawr jeer oo la hor keeni lahaa maxkamadda dib loo dhigay ka dib markii ay ciddi soo ashkataysay ka baaqatay inay maxkamadda ka soo xaadirto. Suldaan Sabayse ayaa guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamad Muuse ku eedeeyey inuu meel kaga dhacay dad ka…

                    Read More

                      Musharaxnimada Muuse Biixi Iyo Maxamed Biixi: Waxa Ay Madaxweyne Siilaanyo Ku Qasbi Doonta Laba Daran Mid Dooro

                      Hargeysa,September-30-2015(QJ/SDN)-Loolanka musharaxnimo ee u dhexeeya Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi Cabdi ee ku saabsan musharaxnimada xisbiga KULMIYE, ayaa u muuqda in uu Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisaba dhaxalsiinayo dhaawac siyaasadeed oo riiqdiisu daba dheeraato. Musharaxnimada labadan siyaasi oo leh miisaan culus, waxa ay Madaxweyne Siilaanyo marka u dambaysa ku qasbi doontaa inuu doorto laba nabar…

                      Read More

                        Maxakamadda Gobolka MaroodijeexOo Amartay In Fanaaniintii Xidigaha Geeska Xabsiga Laga Sii Daayo Xorriyadoodana Dib Loogu Soo Celiyo.

                        Hargeysa,September-30-2015(QJ/SDN)– Guddoomiyaha maxkamada gobolka ee Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa amar qoraal ah oo uu soo saaray maanta wuxuu go’aamiyay in xoriyadoodii loo soo celiyo fanaaniinta Nimcaan Cabdiraxman Xasan, Maxamed Axmed Bakaal, Cabdiraxman Caydiid Cabdi iyo Xamda Cabdi Queen. Fanaaniinta ayaa boliisku ka qabteen gegida dayuuradaha ee Hargeysa iyagoo Axadii ka soo laabtay magaalada Muqdisho…

                        Read More

                          Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Hadhay Wafdigii Madaxwaynaha Ee Safarka Ubaxay.

                          Hargeysa,30sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Ee Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ayaa markii u horeysay ka hadlay asbaabta keentay in uu ka mid noqon waayo weftigii Madaxweynaha Somaliland ee dhawaan u baqoolay wadanka dibadiisa, kaasi oo aanu wasiirku xubin ka noqon sidii caadada ahayd. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis, waxaa uu waxba kama…

                          Read More

                            Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil oo saaka duqeyn xaga cirka ah ka geystay Marinka Gaza

                            Gazza,30sp,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa saaka duqeyn xaga cirka ah ka geystay Marinka Gaza, iyagoo sheegay in ay ka jawaabayaan gantaal laga soo ganay halkaasi oo ku dhacay gudaha Israa’iil. Goobjoogayaal ku sugan Gaza ayaa sheegay in duqeymaha qaar lagu bartilmaameedsaday xarumo ay Xamaas leedahay oo ku yaalla Gaza. Ma jirto cid sheegatay in ay…

                            Read More

                              Mulkiilaha Facebook oo ku dhawaaqay Mashruuc Internet-ka lagu Gaadhsiinayo Qaxootiga Afrika

                              New-york,30sep,2015(QJ/SDN)-Mulkiilaha Shirkadda Facebook oo ka mid ah kuwa ugu Waaweyn Caalamka ee Bulshadu ku xidhiidho ayaa sheegay in Shirkadda Facebook ay Qorshaysanayo sidii ay Adeegyo Internet uga Hirgalin lahayd xeryaha Qaxootiyada ee ay Qaramada Midoobay maamusho. “Dhamaanteen ayaa ka faa’iidayna markaan nahay dad isku xidhan,” ayuu Mark Zuckerberg ku yiri Waraaq uu kaga hadlay sida…

                              Read More

                                Naddaafad Darrada Biriijka Weyn Ee Magaalada Hargeysa iyo Dowladda Hoose Oo Aan Kaba War Hayn. – Daawo Sawirrada.

                                Hargeysa,30sep,2015(QJ/SDN)-Biriijka weyn ee magaalada Hargeysa ayaa qarka u saaran in hoostiisa cudurro ka dillaacaan, ka dib markii halkaasi qashan badan is tuulay, iyadoo dadweynuhu ay aad uga war dhawrayaan golihii degaanka magaalada Hargeysa loo doortay in ay ilaaliyaan nadaafadeeda iyo horumarkeeda. balse sawirradan ayaa muujinaya dayac faro badan oo dhanka nadaafadda ah. Haddaba Halkan Hoose…

                                Read More

                                  Khilaafka Xisbiga Kulmiye,Saamaynta dalka uu ku Yeelanayo iyo Talooyin uu Sheekh Aadan Siirro u soo Jeediyay DAAWO

                                  Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xisbiga Kulmiye ayaa Waxaa Mar kale ka dhex Socda Kulamo ay isku hirdinayaan baarqabiinta hamigoodu yahay hogaaminta Xisbiga Kulmiye. Xogihii Ugu Danbeeyey Ee Xisbi Xaakimka Kulmiye, Kulamo Is Dabajoog ah Ka Hor Intii Aanu Madaxweynuhu Dalka ka amba bixin Ayaa Waxa La isla Qaatay In Xisbiga Kulmiye yahay xisbi Dimuquraadi…

                                  Read More