Akhri Liiska Magacyada Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Dugsiyada Sare.
Hargeysa,1sep,2015(QJ/SDN)-Waxa goor dhaweyd xafiiska imitixaanaadka qaranka JSL ku dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland, waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah magacyada Ardadydii Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanaadkaasi. Akhri Liiska Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Dugsiyada Sare. Magaca …
