Guddoomiyaha Maxakamada Sare Oo Difaacay Dadka la iska xidho Iyadoon Aan Maxkamad Lasoo Marin.
Hargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Maxkamda Sare ee Somaliland Aadan Xaji Cali Axmed oo ayaa sheegay inaan suxufi dambe loo xidhi doonin mihadisa mar uu maanta waraysi siyaay Laanta Afka Saomaliga ee BBC. ” ma jiri doonto saxafi dambe oo mihnadiisa lagu xidho qofkii saxafi ka dacwoonaya maxakamada ha tako oo dacwad ha lagu furo looyarna ha qabsado isaga…
