“Madaxweynuhu hadduu Cid gaar ah taageero KULMIYE dhaawac bay ku keenaysaa, laakiin…” Xildhibaan Axmed Kijaandhe
Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana dhawaan shaaciyey inuu u tartamayo Musharraxa Jagada Madaxwaynaha ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in haddii Madaxweynaha talada haya Axmed-Siilaanyo oo ah aasaasihii Xisbigaas kala jeclaysto Musharrixiinta oo uu cid gaar ah dhabarka taabto ay iman karto saamayn…
