Boqorka Sucuudiga oo Cisbitaalka ku Booqday Xujaydii ku dhaawacmay Shilkii ka dhacay Masjidka Barakaysan ee Xaramka DAAWO

    Jidda 14.Sep 2015 (SDN/QJ)- In ka badan Boqol Qof ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen Kadib Markii uu ku dumay Wiish lagu dhismo celinayay Masjidul Xaramka si ay u soo Gutaan Waajibaadka Xajka ee Sannadkan. Dhacdadan oo inta la xaqiijiyey ay ku naf waayeen 107 Ruux ayaa Waxaa Xujaydii dhaawacyadu ka soo gaadheen Shilkaasi…

    Read More

      Baashe Maxamed Faarax Oo U Jawaabay Suldaan Sabayse Iyo Cali Guray Kana Halday Dagaalkii Dhex Maray Isaga Iyo Cabdiraxmaan Cirro.

      Hargeysa,14sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye xigeenka Koowaad ee golaha wakiilada somaliland ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay eedo uga yimid sulaadiin iyo siyaasiyiin, waxaana uu yidhi “Cali Guray hadalku ku hadlay ma ahayn mid qof masuul ah ama shakhsi miyir qaba ku hadlo, gabadh garcatay iyo fawaaxishkii uu ku maah maahaayay, wax aan anigu ku hadli karo ama ii…

      Read More

        Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Oo Uu Madaxweynaha Soomaaliya Jeediyay.

        Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Dhamaantiin, Waxaa farxad ii ah, inaan dhammaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo uu joogo, kala qeyb qaato, munaasabadda lagu xusayo, sannad-guuradii 3aad ee ka soo wareegtay, muddadii ay jirtay xukuumadda rasmiga ee Federaalka Soomaaliya. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay halgan dheer iyo hawl-badan u gashay, sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed, amnigiisa loo soo celin lahaa, daganaansho…

        Read More

          Wasiirka Caafimaadka oo Masuul Cusub u Magacaabay Xilka Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Gabiley

          Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa masuul  Cusub u magacaabay xilkii Isuduwaha caafimaadka Gobolka Gabiley, islamarkaana xilkii ka qaaday Isuduwihii hore caafiimaadka Gobolka Gabiley. Sida ku cad digreeto Wasiika Caafimaadku Mudane Dr. Saleebaan Ciise Axmed soo saaray kuna taariikhaysan 13 bishan ayaa wasiir Xaglatoosiye waxa…

          Read More

            Wiilka Madaxweynuhu Soddogga u Yahay Ee Baashe Cawil Iyo Wafti Imaaraati ah Oo Uu Wato Oo Maanta Daah Furi Doona Mashruuca Muranku Ka Taagan yahay Ee Buurta Gacan-libaax

            Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Wiilka uu madaxweynuhu soddoga u yahay ee dhawaan loo magacaabay safiirka Somaliland u fadhiya dalka imaaraadka iyo Wefti dhawr xubnood ah oo uu hogaaminayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada dalka  Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa shalay socdaal ku yimi dalka, isla markaana wuxuu weftigan UAE ka soo degay garoonka diyaaradaha…

            Read More

              Orodyahan Mo Farah Oo Markale Guul Taariikhi ah Gaadhay

              London:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Orodyahanka caanka ah ee dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, balse u orda dalka Britain Mo Farah, ayaa guul kale oo taariikhi gaadhay, kadib markii uu tartan la galay  orodyahanka u   dhashay dalka Kenya  orod ka dhacay Waqooyiga dalkaasi Ingiriiska. Tartankan oo ahaa mid weyn ayna ka qeyb galeen kumanaan daawadayaal ah, ayaa wuxuu Mo Farah…

              Read More

                Taliyaha Booliska Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Kala Faquuq Waji-garasho Ku Dhisan Kula Kacay Wariyaal Xarunta Golaha Wakiillada Ku Sugnaa

                Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Taliska Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa eex, qaraabo-kiil iyo kala doorasho cilmi-darro ka muuqato ku kala faquuqay Warbaahin shalay hawl-maalmeedkeeda shaqo kula kallahday Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, iyadoo ay labada sarkaal ee ciidamada ugu sarreeyaa arrimahaas si toos ah ugu lug yeesheen. Inkastoo ciidamadii tirada Badnaa ee shalay ee Xarunta Golaha Wakiilladu amar guud ku haysteen…

                Read More

                  Booliska Somaliland Oo Tababarro Dhinaca Ka Hortagga Rabshadaha ah Ka Heli Doona Dhinaca Dawladda Ethiopia

                  Addis Ababa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ethiopia, ayaa ciidamada Booliska Somaliland ugu ballanqaadya Tababarro dhinaca Qalabka ah iyo Hannaanka looga hortago rabshadaha dhaca, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland. Qoraalkan oo ku qornaa Luuqadda Afka Ingiriisida oo lagu faafiyey Bogga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ku leedahay Facebook-gga,, ayaa lagu sheegay in wasiirka Arrimaha Gudaha…

                  Read More

                    Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo Ka Warbixiyey Agab Cusub Oo Madbacaddu Lasoo Degtay

                    Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Maareeyaha Madbacadda qaranka Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey), ayaa kormeer ballaadhan ku sameeyey hawlaha madbacadda iyo sida ay u shaqayso, waxana uu warbixin kooban ka bixiyey shaqooyin kala duwan oo halkaas ka socda iyo waliba Koontiinarro Xambaarsan Agab Madbacadda muhiim u ahaa oo La rogayey iyadoo ay warbaahintuna goob-joog ahayd. Maareeye Carey waxa uu…

                    Read More

                      Mareykanka oo Warbixin ka soo saaray wada hadalada Madaxda Somalida ee Magaalada Kismaayo

                      Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Mareykanka, ayaa wuxuu si weyn u taageeray wada hadalada maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Kismaayo, ka dib markii ay ku yeesheen Madaxda Dowladda Somaliya & Maamul Goboleedyada. Dhinacyadan, ayaa waxay Sabtidii Magaaladaasi kaga qaybgaleen munaasabadda caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), taasina ay sahashay in kulamo la isugu keeno.  …

                      Read More

                        Rapper K’naan Performs Hajj

                        MOGADISHU,Sunday September 13, 2015 – Somali-Canadian rapper K’naan Warsame has posted photos on social media while performing hajj in Saudi Arabia with his family, in an action that was praised by his fans. “Standing before Al-Masjid Al-Nabawi, with the prophet Muhammad’s (pbuh) house and burial site behind me, Madinah is a living and breathing history,…

                        Read More

                          From Somaliland to Harvard

                          CAMBRIDGE, Mass. — OF the millions of young men and women settling into college dorms this month, one of the most unlikely is Abdisamad Adan, a 21-year-old beginning his freshman year atHarvard. Some of his 18 siblings are illiterate and never went even to first grade, and he was raised without electricity or indoor plumbing…

                          Read More

                            Xukuumadda Iyo Tijaartii Oo Ku Shuraakoobay Boobka Hantida Qaranka Oo Xaalufinaya Dantii Guud!!!. Mawliid Axmed Jibriil

                            “Nina dhismihisuu kugu dhabar jabay nina dheef buu kugu dhabar jabay” laba nidaam (System) ayaa dhaqaalaha waddanka lagu hogaamiyaa waa mid cashuurta 100%  la qaado oo xukumaddu naaxdo iyo mid cashuur fudud xukumadu qaado oo shirkadaha iyo ganacsigu naaxo oo shaqooyin dalka ay ka abuuraan, xukumadihii hore ee UDUB waxay qaateen Nidaamka cashuurta la fudaydiyo,…

                            Read More

                              Xukuumadda Somalia oo Shaacisay Wakhtiga uu Furmi doono wada hadalada Wada tashiga Doorashooyinka 2016

                              Kismaayo 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cumar C/rashiid ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in 20-ka bishan September, 2015-ka ay magaalada Muqdisho ka billaaban doonaan kulamada Wadatashiga hanaanka doorashada iyo Aayaha siysaasadeed dalka ee Sannadka 2016-ka. Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa manta go’aankaan kaga dhawaaqay Kismaayo, kaddib kulan gaar…

                              Read More

                                Fasax Wakiiladda,Ciidan la soo Dhoobay, Aragtida Gudoomiye Saleebaan Gaal ee Khilaafka Wakiiladda,Dooda Xukuumadda ee eedaynta Gudoomiye Cirro iyo Mawqifkooda Kaydka Haamaha Shiidaalka DAAWO

                                Hargaysa 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Fadhigan Maanta oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa Xildhibaanadda ku Wargeliyey in Goluhu gelayo Fasax dhan Mudo toban Cisho ah isagoo intaas ku daray in dibada lagu soo dhamaynayo Khilaafkii Koobnaa ee soo kala dhex galay Shirgudoonka Golaha Wakiiladda. Sidoo…

                                Read More