Daawo: “In Cabdiraxmaan Lagu qabsado Microfoonka iyo annaga waa lana kala ilaaliyaa wax horena waa Hibanaynayaa,”Suld. Maxamed Suld. Xirsi-qani

    Hargaysa 15.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Galbeedka Magaalada Burco Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa Markii Kowaad ka hadlay dhacdadii ay isku faro saareen Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Ku xigeenkiisa 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax Waxaanu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dalbaday inuu ka hadlo falkaa foosha xun ee ka dhashay Cida Maamusha Golaha…

    Read More

      Ra’isal wasaarihii Ustralia Oo Xilkii Laga Casilay Iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay

      Zidney:Sep,15,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii Dalka Ustralia Tonny  Abbot, ayaa xilkii laga xayuubiyey, waxana xilkaas loo doortay Ra’isal wasaare Cusub oo lagu macaabo Malcolm Turnbull. Malcolm Turnbull oo kamid ahaa xisbiga Tony Abbott ayaa ku eedeeyey Raysalwasaaraha xilka laga qaaday inuu kasoo bixi waayey balanqaadkiisa isla markaana ku guuldareystay inuu wax ka bedalo dhaqaalaha dalka Australia. Arrintan ayaa…

      Read More

        Loollankii Kulmiye Oo Dardar Cusub Yeeshay Iyo Wasiir Cusub Oo Dhawaan Shaacin Doona Musharraxiintiisa

        Hargeysa:Sep,15,2015(SDN/QJ)-Iyadoo aan weli la cayimin wakhtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo qodobada lagu go’aamin doono ay ka mid tahay xulashada musharaxa madaxweyne iyo madaxweyne-xigeen, ayaa waxa muuqda inuu isa soo tarayo loolanka u dhexeeya siyaasiyiinta uu damacu hayo ee xisbigaas ka wada tirsan. Warar uu Wargeyska Geeska Afrika…

        Read More

          “Koox Dadka Iyo Dalka Cadha U Qabta Ayaa Taladda Haysa, Markaa Waa In Loo Midoobo Sidii Looga Hor Tegi Lahaa”

          Hargeysa, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)-Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland, ayaa walaac ka muujiyay wareejinta haamaha kaydka shidaalka ee magaaladda Berbera, isla markaana waxay shacabka u soo jeediyeen in ay ilaashadda hantida umadda ka wadda dhaxaysa, waxayna sidaa ku sheegeen shirjaraaid oo ay ku qabteen magaaladda Hargeysa, isla markaana waxay sheegeen in xaaladda dalku meesha ay warayso…

          Read More

            Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere ee Gobolka Galgaduud

            Baardheere:Sep,15.2015(SDN/QJ)-Kolonyo Gaadiid ah oo ay lahaayeen Ciidamada Dawladda Federalka Somalia, ayaa goor dhaweyd qarax lagula eegtay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Saalim Maxa’ed Cusmaan, oo kamid ah Saraakiisha Ciidanka Dowladda ayaa u xaqiijiyay warbaahinta qaarkamid ah in Qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso, taasi oo ka dhacday Suuqa Balka ee Degmada…

            Read More

              Lugooyada Jamaal, Lurta Cabdiraxmaan Iyo Lulashada Muuse!

              Abuurida fursadaha siyaasiga ahi marba waxay leeyihiin heerar kala duwan kuwaas oo meertadu jaangooyn u tahay. Gaadhida hanka siyaasaddeed waa mid u baahan ka baaran dag badan iyo feejignaan dheeraada oo ay ku lamaan tahay taxadar iyo heelanaan leh hamuun sare! Dabcan markaynu ka hadlayno fursad iyo gaadhideeda waxaan meesha marnaba ka madhnaanay caqabadaha iyo…

              Read More

                DAAWO:Muxuu Guddoomiyaha Gollaha Guurtidu ka yiri dagaalkii Gollaha Wakiilada iyo dooda Haamaha Shidaalka

                Hargeysa Sept 15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Soomaaliand Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mar ay hareereeyeen saxaafada Somaliland waxa ay wax ka weydiiyeen flkoo foosha xumaa ee shirguddoonka Wakiiladu isku gacan saareen dhawaan. Sidoo kale waxa ay wax ka weydiiyeen dooda haamaha Shidaalka ee magaalada Berbera ee dagaalkana sababay. HALKAN HOOSE KA DAAWO JAWAABTA LA YAABKA LEH EE…

                Read More

                  Mexico oo sheegtay in aaney ku qanacsaneyn raaligelinta Masar ee muwaadiniintoodii lagu laayay saxaraha

                  Mexico Sept 15,20159SDN/QJ)-Dawlada dalka Mexico ayaa sheegtay in aaney ku qanacsaneyn sharaxaad iyo raali gelin ay dawlada dalka Masar ka bixisay xasuuq ay u geysteen dalxiiseyaal reer Mexico ahaa oo saxraha booqanayay. Ciidamada dalka Masar ayaa duqeyn ku dilay 12 ka mid ahaa dalxiiseyaasha u dhashay dalka Mexico oo booqanayay saxaraha galbeed ee dalkaasi. Dawlada…

                  Read More

                    Reer Yurub oo ku gacan seyray qaabilaada qoxooti dheeraad ah

                    Brussels Sept 15,2015(SDN/QJ)-Madaxda midawga Yurub ayaa markii u horeysay shir ka yeeshay sidii ay u yeelan lahaayeen qorshe mideysan oo lagu wejaho qoxootiga tiro belay ee qaaradaa isku shubayay bilihii u danbeeyay. Shirkan reer Yurub ayaa lagu eegay dalabaad caalemi ah oo qaaradaa loogu jeediyay in ay koru qaado tirade ay qorsheysatay in ay qaabisho. Baarlamaanka ree…

                    Read More

                      Hundreds of Fighters Aligned to Opposition Demhit Force their way out of Eritrea, Return to Ethiopia

                      Somalilandsun- A statement given by the joint counter-terrorism force of the Ethiopian Federal Police and National Intelligence and Security Agency announced that Mola Asgedom, the leader of the opposition Tigray People’s Democratic Movement (Demhit) and nearly eight hundred fighters, defeating Eritrean army units sent to stop them, fought their way out of Eritrea and into…

                      Read More

                        OGAYSIIS: Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta

                        Ururka Dhalinyarada Aqoonyahanka Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO), Waxay kugu marti qaadayaan inaad kala soo qayb gasho Bandhig Cilmiyeedka Uu Cinwaankiisu Yahay Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta, kaas oo uu qaban doono Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Habeenka sabtidu ay soo galayso Taariikhtudan ay tahay 18-Sep-2015 Saacadda: 6:30 – 8:00…

                        Read More

                          Maayir Cabdiraxmaan-Solteco Oo Si Rasmiya Xadhiga Uga Jaray Dhismaha Sariibada Cusub Ee Suuqa Waaheen

                          Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) –Maayirka Caasimada Cabdiraxmaaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan-SOLTECO) ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray Sariibada hal-bowlaha Caasimada Hargeysa ee WAAHEEN. Xafladii loo sameeyey Xadhig ka jarida oo lagu qabtay Sariibadan Cusub badhtamaheeda ayaa waxa ka soo qeybagaly Maayirka Caasimada Cabdiraxmaan-SOLTECO, Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka, Hogaanka iyo masuuliyiinta Iskaashatada Hiliblayaasha ee…

                          Read More

                            Hambalyo Meher Mawliid Muuse Maxamud Iyo Ooridiisa Nimco Aadan Maxamud

                            Hambalyo Meher Wacan Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”, C.laahi Maxamed Diiriye,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Mawliid…

                            Read More

                              Tacsi Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi”

                              1.Dr Maxamed Cali Oday iyo Xaaskiisa Baarliin Maxamed Bahdoon iyo Caruurtooda oo dhan. 2. Gaashaanle Sare Cabdi Xaashi Iyo Xaaskiisa Waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii,Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi” oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho. Ilaahay Marxuunka Naxariistiisi Jano ha ugu deeqo Qoyskii iyo qaraabadii…

                              Read More

                                Cali Guray Oo Jawaab Culus Ka Bixiyey Haddal Ka Soo Yeedhay Maanta Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada

                                Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiye ku-xigeenka 3 Aad  ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Mujaahid Cali Yusuf (Cali Guray) ayaa si adag ugu jawaabay haddal maanta ka soo yeedhay Guddoomiye ku-xigeenka Golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax, ka dib markii uu waraysi uu siiyey mid kamid ah wargeysyada Xukuumaddu ay leedahay uu baashe ku…

                                Read More

                                  “Waxaanse Ka Digayaa, Waxaa Iman Karta In La Yidhaa Cid Xilka Halaga Qaado, Waxaan Qabaa Xilligii Cid Xilka Laga Qaadi Lahaa Way Dhaaftay, Mana Rabno…” Axmed Yuusuf Yaasiin

                                  Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka digay in golaha wakiilladu noqdo laba garab oo is barbar socda, kaasi oo masiirka umadda khalkhal galin kara. Waxa uu sheegay in dagaalkii dhex maray Guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa koobaad ahaa mid wax weyn u dhimay meeqaamka Somaliland, islamarkaana…

                                  Read More

                                    Xiisad Colaaddeed Oo Ka Taagan Deegaanka Qoriley iyo Hub Urursi Xoogg Leh Oo Halkaasi Ka Socota

                                    Qoriley,14sep,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qoriley ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto sansaan colaadood oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda halkaasi dagaal ka qarxo, hub urursi iyo gurmad badan oo ka jira deegaanadaas ayaa nasoo gaadhaya, waxaana arrintani ay ka danbeysay ka dib markii halkaasi ay dhawaan kolonyo ciidamo…

                                    Read More