Soo Dhaweyn Xukuumaddu Ka Maqan tahay Oo Maanta Ismaaciil Buubaa Loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa
Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Siyaasi Ismaaaciil Hurre Buubaa, ayaa Goor dhaweyd soo gaadhay Magaalada Hargeysa, waxana si weyn usoo dhaweeyey Shacabweyne Tiro badan, Hoggaanka Labada Xisbi-mucaarid, waxana uu muujiyey jacaylka uu qabo dalkiisa Hooyo. Mudane Buubaa oo noo laabashadiisa muddo dheer la sugayey, ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo soo laabashadiisa, waxana uu ku gaabsaday inuu soo laabashadiisa…
