Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukuumadda, Maayarka Iyo Golaha Deegaanka Ugu Baaqay Inay Si Degdeg Ah Wax Uga Qabtaan Sababta Keentay Hilib La’aanta Hargeysa.

    Hargeysa,3sep2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ahna Guddoomiayaha xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Ciro, ayaa ka hadlay hilib la’aan baahsan oo labadii maalmood ee u danbeeyay soo food saartay caasimada Somaliland, ee Hargeysa, iyo sababta keentay, iyo cida iska leh ee u xil saaran xallinta arrintan, waxaanu Guddoomiyuhu sidaa ku sheegay mar uu maanta magaalada Hargeysa…

    Read More

      BUJUMBURA: Afar Ruux oo lagu dilay rabshado kasoo Cusboonaaday Dalka Burundi

      Bujunbura,2Sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan Afar Qof ayaa lagu Dilay isku-dhacyo kasoo cuboonaaday Magaalada Bujumbura ee xarunta Burundi Maanta oo Abraco ah, sida laga soo xigtay Saraakiisha Booliiska iyo Goob-joogayaal. Saraakiisha Booliiska iyo Goobjoogayaasha ayaa u sheegay warbaahinta inay xalay oo dhan rabshado ka dhacayeen qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Bujumbura, iyadoo xusay in la isku…

      Read More

        Xarakada Al-shabaab oo Shacabka Muqdisho uga Digtay inay Tagaan Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido

        Muqdisho,2Sep,2015(QJ/SDN)-Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa ka digtay Caweysyada Hoteellada ku yaalla Xeebaha Muqdisho, iyagoo ku Hanjabay inay beegsan doonaan Haweenka iyo Ragga falalka dhaqan-xumada ah ku haya goobahaas, Sida ay maanta baahisay Wakaaladda Wararka ee Reuters. Al-shabaab ayaa xilliyadii dambe weeraro is-miidaamin ah la beegsanayay meelo ya ka mid yihiin hoteellada ku…

        Read More

          War Deg Deg ah: Madaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiiladda Dib ugu Celiyay Go’aankii ay ku Laaleen Wareejinta Haamaha Shiidaalka {DHAGAYSO}

          Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta dib ugu celiyey golaha Wakiiladda go’aankii ay ku laaleen Wareejinta Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Tiknoolajiyada Mudane Cali Xaamud Jibriil oo Goor dhawayd Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa faahfaahin ka bixiyay asbaabaha ay Xukuumadu…

          Read More

            Dowladda Mareykanka oo ciidamo u direysa Magaalada Muqdisho

            Muqdisho,2sep,20159QJ/SDN)-Taliyaha ciidamada booliska Metro Transit ee magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo St. Paul ee gobolka Minnesota ‘John Harrington’ ayaa ka warbixiyey safar uu dhawaan ku yimid dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.   Wuxuu sheegay Sarkaalkan,in Somaaliya ay heysato ciidamo dhiiran oo geesiyaal ah,intaa raaciyay in dalka Soomaaliya uu leeyahay ciidan ku filan haddii…

            Read More

              Turkiga Oo Sheegay in Siddeed iyo toban Qof oo Turkish ah laga Afduubay

              Baqdaad,2sep,20159QJ/SDN)-Turkiga ayaa sheegay, in siddeed iyo toban qof oo Turkish ah laga afduubay meel dhismo ka socday magaalada Baqdaad ee  dalka Ciraaq. Niman wajiga iska duubay oo xiran dharka milatariga ayaa ka afduubay shaqaalaha meel ay jiifeen oo ah dhismo la dhisayay. Saraakiisha Ciraaq ayaa sheegay inaysan ogayn cidii ka danbaysay afduubka. Turkiga ayaa dhawaan bilaabay…

              Read More

                Wasiir Xaglo Toosiye oo Markii Kowaad ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed halka uu Gaadhsiisan yahay DAAWO

                Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo haatan u Muuqda Siyaasiga ugu fadalo cad ee Ka soo Jeeda Gobolka Sool Gaar ahaan Degmada Buuhoodle ayaa Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed iyo Waxqabadka uu ka hirgaliyay Wasaaradda Caafimaadka oo Mudo laba Sano ah uu…

                Read More

                  Wargayska Caanka ah ee Indian Ocean oo Daaha ka rogay Sababaha Midowga Yurub u Xidheen Xafiiskoodii Somaliland

                  Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska Indian Ocean ee bishiiba laba goor ka soo baxa wadanka Faransiiska, ayaa cadadkiisii 28 August soo baxay wuxuu kaga hadlay xidhitaanka xafiiska Midowga Yurub ee caasimadda Somaliland iyo sababaha keenay. Indian Ocean Newsletter, cadadkiisan u dambeeyay ee toddobaadkan soo baxay, wuxuu ku sheegay in shaqaalaha kala duwan ee xafiiska Midowga…

                  Read More

                    Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somalia oo Maanta u Ambabaxay Dalka Talyaaniga

                    Muqdisho,2sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Talyaaniga, halkaasoo uu uga qayb-geli doono bandhiga carwada caalamiga ah oo muddo lix bil ah ka socotay Magaalada Milano.   Bandhig Carweedkan ayaa Waxaa ku jira madal loogu magac daray madasha Maal-gashiga Soomaaliya, taasoo ku beegan maalinta berri ah, waxaana sidoo…

                    Read More

                      Warbixin Shaacisay Dalalka Afrika ee Taageersan Aqoonsiga Somaliland iyo Kuwa Sida Xooggan u Diiddan

                      Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Warbixin cusub, ayaa soo bandhigtay dalalka qaaradda Afrika ee taageersan qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo kuwa sida xooggan uga soo horjeeda aqoonsigeeda. Warbixintan oo ay diyaarisay hay’ad warbaahineed oo la yidhaa Devex, kana faalloota arrimaha siyaasadda iyo horumarka waxa lagu shaaciyey dalal ku yaal Afrika oo taageerada qaddiyadda Somaliland, balse aan…

                      Read More

                        Hargaysa oo Hilib la’aani ay ka Dhacday Iyo Shaqo Joojinta Hiliblayaasha oo Maanta Gashay Maalintii Labaad,Maxay sababtu tahay? DAAWO

                        Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Hargeysa, dadka xoogsatada ah ee Hilibka qala ayaa shaqo joojin wada maalintii labaad. Waxaa arrinta sii murgisay shirkadda Maandeeq ee ay ka cabanayaan oo Neefaf xoolo ah oo ay soo iibsatay ku qashay Hargeysa, taasi oo muujisay sida shirkaddu ganacsiga ugu haysato dadka ganacsatada ah. Masuuliyiinta wasaaradda Daakhiliga ayaa sidoo…

                        Read More

                          DAAWO: Sawirradii Ugu Quruxda Badnaa Ee Soo Dhaweyntii Prof/Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

                          Hargeysa,2sep,2015(QJ/SDN)-Waxa maanta si weyn Hargeysa loogu soo dhaweeyay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, waxaana ka qayb qaata soo dhaweyntiisa masuuliyiin ka kala socota xisbiyada mucaaridka somaliland, salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan. Haddaba Halkan Waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Qaar Ka mid ah sawirradii ugu quruxda badnaa ee laga qaaday soo dhaweynta Buubaa.   HALKAN HOOSE…

                          Read More

                            Siyaasi Ismaaciil Hurre Buuba Oo Cusbitaalka International Ee Hargaysa Ku Booqday Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xaalad Caafimad U Jiifa

                            Hargeysa,2sep,2o15(QJ/SDN)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buuba oo maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Hargaysa ayaa intii aanu u gudbin Gurigiisa waxaa uu cusbitaalka International ee Magaalada Hargaysa ku booqday Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo xaalad caafimaad u jiiga Cusbitaalka . Siyaasi ismaacil ayaa u soo duceeyay allena uga rajeenayay in uu siiyo caafimaad sareeca . Dhankiisa Suldaan…

                            Read More