Malaayihiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Buurta Carrafo iyagoo Gudanaya Waajibka Xajka
Makka,23sep,2015(QJ/SDN)-Maanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid dacallada Adduunka. Saaka ayaa wxaa Buurta Carrafo u dareeray sannadkan 3-milyan oo qof oo ay ku jiraan Xujey Soomaali ah oo caalamka dacaladiisa, iyadoo maanta oo dhan ay dadkan taagnaa-nayaan cad-ceedda…
