Dhakhliga Dawlada Hoose Iyo Dayaca Caasimada! (Qaybtii 1aad)
Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala , taas ugu mihiimsan yihiin, qorsha la’aanta magaalada, lunsashada dhulkii danta guud ahaa, tacadiga shaqaalaha haysta, hanaanka shaqo ee masuuliyiinta iyo adeeg la’aanta bulshada. Sida aynu wada ogsoonahay magaalada hargeysa waxay…
