Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Dalxiiska Oo Ka Dayriyay Fadhataysi Lagu Hayo Goobaha Aataarta Qadiimiga Ah Ee Somaliland, Dhaliilo Adagna u Jeediyay Saddex Maayar

    Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sahamiyaha Ataarta qadiimiga ah ee Somaliland Maxamed Cabdi Cali, ayaa walaac xoogan ka muujiyay fadhataysi iyo bililiqaysi baahsan oo lagu hayo goobaha ay ku yaallaan aataarta qadiimiga ah ee dalka Somaliland. Maxamed Cabdi Cali oo xalay u waramayay  wargeyska DAWAN, ayaa waxa uu ku dhaliilay Maayarrada magaalooyinka waaweyn ee dalka in…

    Read More

      Mudane Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Ciidamada Booliska ku amaanay Hawl Galka ay ku soo qabteen Maleeshiyada Suldaan Wabar.

      Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii dhawaan lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Weerarkaas lagu soo qaaday Somaliland, balse ay Xukuumadda iyo Ciidamada Somaliland kaalintoodii ka qaateen, kuna amaanayo. Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah…

      Read More

        “Ma Jiro Meel Beesha Arab Xubnaheeda Golaha Dhexe ku Taageereen Musharaxnimada Xildhibaan Axmed Kijaandhe” Xoghayaha Guud ee Kulmiye

        Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Anigoo ah Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE, kana tirsan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga ee beesha Arab, waxaan halkan ku beeninayaa war been abuur ah oo ay qortay shabakadda wararka ee Hadhwanaagnews, kana xigteen warbaahin kale, warkaas oo ay ku sheegtay in xubnaha golaha dhexe ee beesha Arab…

        Read More

          Wasiir Somaliland Ka Tirsan Oo Wasiiro Somaliya Iyo Puntland Ah Shir Kala Qayb Galaya

          Hargeysa,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta wadanka Denmark kaga qayb galaya shir uu soo abaabulay urur lagu magacaabo SPARK oo la isugu keenayo wasiirada wershadaha iyo ganacsiga ee Somaliland, Somaliya iyo Puntland. Shirkan oo maanta furmaya, sida jadwalkiisa ka muuqata waxa lagaga hadlayaa maalgashiga, ganacsiga, shaqo abuurka iyo arrimo kale oo khuseeya arrimaha…

          Read More

            Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Loolanka KULMIYE Ee Maxamed Biixi Iyo Muuse Biixi –

            Hargeysa,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii shalay soo baxay wuxuu warbixin ka qoray loolanka ka taagan shirka golaha dhexe ee KULMIYE ee qabsoomi doono 10 November 2015. Wargeysku, wuxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo oo ah 80 jir aanu doorashada dambe tartami doonin, isagoo wargeysku sheegay in tanaasulkaas Madaxweyne Siilaanyo qarxiyay loolanka ficilka ku salaysan ee u…

            Read More

              SOLJA Oo Jawaab Ka Bixisay Cabasho Laga Soo Gudbiyay afar Wargeys Oo Hargeysa ka soo baxa

              Hargeysa,9Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu jawaab cad ka bixinayaa Cabashooyin kala duwan oo ka soo gaadhay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo Madaxda Booliiska gaar ahaan Taliyaha Ciidanka sareeyo Guuto C/laahi Fadal Iimaan, kuwaas oo ku qotoma Eeddo ay ujeedinayaan qaar ka mid ah saxaafadda oo maalmahan danbe saadaal aan sax ahayn ka bixiyey Loollanka Musharaxiinta…

              Read More

                Gantaal Uu Ruushku Ku Waday Suuriya Oo U Baydhay Iiraan

                Dimishiq,9Oct,2015(QJ/SDN)- Saraakiisha difaaca ee mareykanka waxa ay sheegayaan in afar gantaal oo laga soo tuuray badda Caspianka oo ku wajahnaa bartilmaameedyo Suuriya ah ayaa waxa ay ku dheceen oo ay ku burbureen gudaha dalka iiraan. Ruushka waxa uu beeniyay sheegashadaasi, wuxuuna tilmaamay in madaafiicdaasi ay ku dheceen bartilmaameedka Suuriya. Laakiin wargeys ka soo baxa Iiraan…

                Read More

                  Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Shaqo Joojin Ku Sameysay Wariye Ka Tirsanaa TV-ga Qaranka

                  Burco,8Oct,2015(QJ/SDN)-Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyeyaasha ka hawlgala TV afka Xukuumadda Somaliland ku hadla ayaa laga joojiyay shaqadii uu hayay, shaqo joojintan ayaa timid kadib markii uu Wariye Cabdimalik sameeyay filiman yaryar oo muujinaya sida itoobiyaha faraha ugala jirto soomaalida. Wariye Coldoon ayaa majaajilooyin ka sameeyay shir qaar ka mid ah madaxda gobolada…

                  Read More

                    “Suldaan Wabar Fariin U Diri Maayo,Xili Fariin Loo Diraana Maaha,,Waxaan Leeyahay Reerkiinii Jibriil Yoonis Ayaa Jilib Jilib Isu-haysta.”Wasiir Abgaal DAAWO

                    Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Jaamac Maxamed Abgaal, ayaa ka hadlay xubno miisaan kulahaa Gobolka Awdal oo xabsiga loo  taxaabay, kadib weerarkii ka dhacay guriga badhasaabka gobolka awda ee Ramaax. Wasiir Abgaal oo ka soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa caddeeyay in Maayarkii hore Saleebaan Xadi iyo masuuliyiinta kale ee loo qab-qabtay…

                    Read More

                      Ururka Solja oo Warbaahinta uga digay Saadaal ka Bixinta Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Derajada Ciidamada

                      Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Qoraal ka soo Baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Jawaab ka Bixiyey Cabashooyin uga Yimid Hogaanka Xisbiga Kulmiye Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska kuwaas oo ku saabsanaa Loolanka Xisbiga Kulmiye. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Ururka Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto  ayaa u dhignaa Sidan: Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu…

                      Read More

                        Xidhiidhka Kubada Cagta ee Fifa oo Shaqada Ka Joojiyey Gudoomiyahoodii Bedelkiisina Shaaciyey

                        Zurich 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xidhiidhka Kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa  Gudoomiyahoodii  Sir Sepp Blatter,ka joojiyey shaqooyinkii uu ka hayey ururka , waxana ay gudoomiye ku meel gaadh ah u magacaabeen Ciise Xayaato oo ah Gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta ee Qaaradda Afrika Kulan ay maanta gudiga anshaxa ee ururkaasi ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Zurich ee…

                        Read More

                          DAAWO Xulka Gobolka Awdal Oo Mari-waayay Buuhoodle, Daadhmadheedh Iyo Xaysimo Oo Barbaro Ku Kala Baxay Iyo Ciyaaraha Beri oo Jimce ah

                          Boorama,October 8,2015(SDN/QJ)-Gobolada Awdal, Buuhoodle,Daad Madheedh iyo Xaysimo ayaa Maanta Wada Yeeshay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka ee ka Kala Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle ayaa Ciyaar adag ku Yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee Magaalada Boorama. Labada Xul ayaa soo bandhigay Ciyaar ku dhisan Weerar iyo Weerar Celis, Xulka Gobolka…

                          Read More

                            Ciidamada Itoobiya Oo Hawlgal Ay Ku Sugayaan Amaanka Ka Wadda Deegaanada Xadka Ee U Dhaxeeya Dharwanaaje Iyo Aw-Barre

                            Boorama,October 8,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Itoobiyaanka ayaa maanta bilaabayinay hawlgal sida la sheegay ay ku sugayaan ammaanka deeganada xadka ee u dhaxeeya Dharwanaaje ilaa Aw-Barre ka dib markii koox hubaysan oo loo tirinayo Suldaanka falaagoobay ee Wabar ay waabarigii habeen hore weerar ku soo qaadeen guriga uu Boorama ka degganyahay Badhasaabka gobolka Awdal Maxmuud Cali Saleebaan (Ramaax),halkaasoo ay…

                            Read More

                              Afar Dhalinyaro Reer Hargeysa Ah Oo Goordhaweyd Badda Berbera Liqday.

                              Berbera, 08 Oct 2015 (SDN/QJ)-Shil Naxdin leh ayaa Galabta ka dhacay Xeebta Magaalada Berbera Kadib Markii ay Badu Liqday Afar dhallinyaro ah oo ka Tegay Caasimada Dalka ee Hargaysa,una Tegay berbera Dalxiis. Afartan Dhallinyarada ah ee Badu Liqday ayaa Deganaa Degmada Maxamud Haybe Gaar ahaan Xaafadaha Calaamaha iyo Jameecada Waxayna magacyadoodu waxay kala Yihiin Axmed…

                              Read More