“Sharciga Ciddina Kama Sarayso, Saxaafadduna Waa Inay Koraan” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa, 08 Oct 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ugu baaqay saxaafadda in ay ilaaliyaan anshaxa Suxufinimo iyo xeerarka dalka u yaalla, waxa uu sheegay in go’aankii uu dhawaan ku sheegay inaan saxaafadda la iska xidh-xidhi Karin, aanay macnaheedu ahayn in qofkii khalad gala aan tallaabo laga qaadaynin. …
