Saadaasha Mala Awaalka Taageeradda Maxamed Biixi, Muuse Biixi, Samaale Iyo Kijaandhe Ee Toobiyaha 10.Novembar
Hargeysa, 05 Oct 2015 (SDN/QJ) Inkastoo weli kaambaynkii Kulmiye dhexdiisu socdo, afar murashaxna inta la og yahay ay u taagan yihiin tartanka madaxweynaha xisbiga, ayaa waxa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xidhiidha saadaasha iyo hilaadinta ay kala haystaan marka loo eego golaha xukuumadda iyo golaha dhexe ee dooranaya murashaxa madaxweynaha. Xog urrurin…
