Xukuumadda Somalia Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xidhay Suxufiyiin Ka Tirsan TV-ga UNIVERSAL
Muqdisho 04.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Muqdisho, ayaa sheegtay in wariyeyaasha iyo telefishanka Universal loo haysto dood telefishanka laga sii daayay oo aan lagu soo marti qaadin xukumadda, islamarkaana xukumadda eedaymo loogu jeediyay. Ciidamada nabad-sugida Soomaaliya waxa ay xidheen wariye Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye iyagoo markii danbana ciidamo hubeysan u diray xarunta TV-ga…
