(DHEGEYSO):Hadii madaxdhaqameedku ka qeybgalo shirka Turkiga waxa ay fashil ku noqoneysaa Somaliland, Aqoonyahan Mohamed Hajji

    Warwick Nov 23,2015(SDN/QJ)-Wareysi aanu la yeelanay aqoonyaham Maxamed Xaaji Maxamuud oo culuunta siyaasada ka bartay Jaamacada Warwick ayaa waxa uu ka waramay isbedel ku yimi wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya. Wadahadalada ayaa waxa ka qeybgelaya markii u horeysay madaxdhaqameedka Soomalaiya iyo Somaliland. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/haji.mp3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WAREYSIGA MAXAMED XAAJI OO KAWARAMAYA…

    Read More

      ‘’Facebook iyo Chatting Siyaasi laguma noqdo..’’ Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Iscasilaadda Cabdirashiid Xassan Mataan

      Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay is casilaadda murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan oo sheegay inuu xisbigaasi uga tagay guddoomiyaha xisbiga Oo Burburinaya. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo u waramayay Idaacadda  Codka Maraykanka ee VOA ayaa sheegay inaanu xisbiga UCID taageero iyo dadaal midna siinin. “Xisbiga…

      Read More

        Belgium Oo Dad Lagu Xidh-xidhay iyo Heeganka Sare Ee Wadanka Oo Sii Soconaya

        Brussels,23Nov,2015(QJ/SDN)-Xooggaga ammaanka ee wadanka Begium-ka ayaa hawlgallo ay sameeyeen ku soo qabqabtay 16 qof oo lala xidhiidhinayo weerarradii Paris gilgilay iyo heeganka sare ee la galiyay wadanka Belgium-ka. Boolisku wuxuu bartilmaameedsaday 19 goobood oo ku yaala caasimada Brussels iyo magaalada Charleroi, oo 75km koonfurta ka xigta. Xeer ilaaliyaha Belgium-ka, Eric Van Der Sypt ayaa saxaafadda…

        Read More

          Can Ethiopia’s railway bring peace to Somalia?

          Getachew Betru – Ethiopia’s answer to Isambard Kingdom Brunel? “We decided to open the railway early because of the drought, the worst in decades,” says Getachew Betru, chief executive of the Ethiopian Railways Corporation (ERC). It is a Saturday, but this thoughtful, intelligent man is busy working. Except for the guards at the gate, nobody…

          Read More

            Ethiopia-Djibouti railway begins temporary freight transportation

            Addis-aba – The Ethiopian-Djibouti rail project, which is being carried out by two Chinese companies succeeded in temporary freight transportation of emergency supplies. The first cargo, carrying 1125 tons of wheat from Djibouti arrived on Saturday in Merebe Mermersa, approximately 112 km south of Ethiopia’s capital Addis Ababa. The Ethiopian government has purchased large quantities…

            Read More

              Somaliland Traditional leaders spokesman affirms in attending the Turkish mediated talks

              Hargeisa – The spokesman for Somaliland traditional chiefs Sultan Yusuf Muhumed Hirey has said that he welcomes the new development about tribal elders attending in Somalia/Somaliland talks which the Turkish government is hosting. The Turkish government intends to try the traditional elders after politicians from both countries failed to reach a major political agreement which…

              Read More

                Dawladda Somaliland Oo Mawqif Adag Iska Taagtay Qorshaha Dawladda Turkiga iyo Soomaaliya Wadaan Ee Wada Hadalada DAAWO

                Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Dawladda Somaliland ayaa digniin adag ka soo saartay qorshaha dawladda Turkiga ee ah in madaxdhaqameedka lagu wareejiyo wada hadalkii Somaliland iyo Somalia, waxaanay shacabka iyo madaxdhaqameedka uga digtay in laga qayb galo shirkasta oo ku saabsan masiirka. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay inay dawladda Somaliland shirarkii Turkigu dhexdhexaadinayay…

                Read More

                  “Waxaaba Ii Caddaatay Kala Go’ii Aan Moodayay In Hargeysa Laga Maleegayo Saw Baladuba Xamar Bayba Taalaa..” Cali Khaliif Gallayd

                  Nairobi,23Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa dhawaan munaasibad uu Nairobi kaga qayb galay wuxuu ka jeediyay khudbad muujinaysa  tawaawac iyo tamar darrada qorshihiisa siyaasadeed oo uu hadda u bedelay mid qabyaaladaysan oo uu ku doonayo inuu midnimo iyo taageero ka raadsado beelaha Sanaag bari iyo Sool. Cali Khaliif oo aqoon yahannimo lagu tuhmayay sidoo kalena…

                  Read More

                    Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Sharciga Maal-gashiga Shisheeyah a

                    Muqdisho,23Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay sharciga maal-gashiga shisheeyaha oo dhawaanahan ay doodo ka lahaayeen xil-dhibaannada baarlamaanka. Kulanka baarlamaanka oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 147-xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Somalia. Waxaa sharcigan u codeeyay 147-xildhibaan oo kulanka goob-joog ka ahaa, iyadoo ay aqbaleen 143 xildhibaan,…

                    Read More

                      Kalluumaysatada Oo Xaaluf Kalluun Ka Soo Sheegtay Badda Somaliland

                      Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Kalluumaysatada Somaliland ayaa quus ka jooga inay Badda ka soo helaan kalluun ay ku maareeyaan nolol maalmeedkooda iyo dhaqaalaha qoysaskooda, kadib markii uu xaaluf la soo darsay Kalluunkii Badda Somaliland. Sidoo kale, xaalufka Badda Somaliland ayaa saamayn ku yeeshay Maraakiibtii ka kalluumaysan jirtay xeebaha Somaliland, kadib markii ay ka waayeen kalluunkii ay xaaqi jireen, waxaana…

                      Read More

                        Somaliland: Musharaxii Madaxweyne Xigeenka Ee Xisbiga UCID Oo Iscasilay DAAWO

                        Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa jagada madaxweyne xigeenka UCID Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa gabi ahaanba iska casilay xilkii madaxweyne xigeen ee xisbiga Ucid. waxa uu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay maanta, wuxuuna ku sababeeyay eedo uu u jeediyay guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Waxa uu ku dooday in xisbiga uu afduubtay…

                        Read More

                        (DAAWO)Ciyaarta oo Dhameystiran Barcelona oo Kala Firdhisey Real Madrid (El Calasico) Jaahuur.

                        Spain-Nov-22-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa koobka loogu yeedho (El Calasico ee ka amartukaaleeya dalka Spain. Haddaba koobkan waxaa ku hirdima naadiyada reer Spain,walo aad mooddo inuu dhakhtar u qorey ku guuleysiga koobkan Barcelona iyo Real Madrid waxaana marmar lugta la soo gala Atletico Madrid. (RIIX YOU TUBE) haddi aay  marka hore ciyaartu kuu…

                        Read More

                          Mustaqbalka Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye ee La Muquuniyay Iyo Turxaan Bixintii KULMIYE Oo Rajo Gudhay noqotay

                          Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- 12  Maalmood ayaa laga joogaa markii la soo gabo-gabeeyay shirkii Golaha dhexe ee xisbul xaakimka KULMIYE ee la soo gab0-gabeeyay 11-kii Bishan November, shirkaasi oo loogu doortay Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka u metali doona doorashadda lagu wado inay Somaliland ka qabsoonto Bisha March 2017. Shirkaasi inkasta oo uu khilaafyo wejiyo kala duwan…

                          Read More

                            Maxaa ka Jira in Dawlada Ingiriisku Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbatay inuu Soo Celiyo Wasiiradii iyo Mas’uuliyiintii Dawladiisa Baarashuudka ka Goostay?

                            Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa deedefeysay jiritaanka warar lagu sheegay in dawladda Ingiriisku ugu soo jeedisay dib u soo celinta xubno hore isaga casilay xilalkooda Wasiirnimo, maaddaama oo ay taageersan yihiin Fikirkooda. Wasiirka Arrimaha Dibedda Soamalioland Dr. Sacad Cali Shire oo Wargeyska Himilo xalay wax ka weydiiyey xogo Wargeyska Indian Ocean Newsletter ku sheegeen…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland oo Digniin Dhinaca Nabadgalyadda ah u Dirtay Bulshadda Somaliland DAAWO.

                              Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee dhinaca amniga Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa fariin ku saabsan adkaynta nabad- galyada u diray shacabka ku nool guud ahaan Somaliland. Inkasta oo aanay Muuqan Xaalado Khatar ku ah Amniga iyo Xasiloonada Somaliland hadana waxaa talaabadan lagu macnayn karaa in Dawladu ka sii gaashaamanayso…

                              Read More

                                Xisbiyadda Mucaaridka iyo Hogaanka dhaqanka oo aragtiyo kala duwan ka Muujiyey in Salaadiintu ka qayb galaan wada hadalada u dhexeeya S.land iyo Somalia DAAWO

                                Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xisbiyadda Mucaaridka ee Somaliland ayaa Meel adag iska taagay qorshe la soo weriyey in dawlada Turkiga oo dhex dhexaadinaysay Wada hadaladii Madhalayska ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ay ambo qaadkooda sii wadayaan Madax dhaqameed ka socda Labada dal. Inkasta oo Dawladda Somaliland ay beenisay Jiritaanka Warkan hadana waxaa Xaraaradiisa…

                                Read More

                                  Prof Galeydh oo ku Hungoobay Taageero uu ka helo Dawlada Muqdisho Iyo Wasiir Sheegay Inaanay Dawlada Somaliya Diyaar u aheyn Dhisida Maamulka Khaatumo

                                  Muqdisho 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dawlada Somaliya ayaa cadeysay mawqifkeeda inay dhisto Maamulka Khaatumo ee sheegta Gobolada Beriga Somaliland ee uu horjoogaha ka yahay Nabad diid Cali Khaliif Galeydh. Wasiirka Arimaha Gudaha dawlada Federaalka Somaliya ayaa sheegay inaanay wakhtigan dawlada Federaalka somaliya Qorshaha ugu jirin in la dhiso maamul goboleedyo laga sameeyo Gobolada Sool iyo Sanaag…

                                  Read More