Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia oo Daboolka ka qaaday in Muqdisho Shir loogu qabtay Dadkii Somaliland uga qayb geli lahaa Higsiga 2016 DAAWO

    Muqdisho 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho shir loogu qabtay dadkii matali lahaa Somaliland ee ka qayb gali lahaa Hiigsiga2016. Wasiirka oo Telefishanka Somalichannel waraysi siiyay ayaa sheegay in in markii hore maamul goboleedyada ay shir u qabteen haddana ay u gudbeen dawlad goboleedayada oo ay magaalada Muqdisho shir…

    Read More

      “Waxay Guul ku Gaadhi Karaan Madaxtooyadda oo Daadihisa Iyo Isku Filnaansho Dhaqaale Iyo Mid Siyaasadeed oo ay la Yimaadaan Muuse Biixi Iyo Saylici”

      Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Labada murashax ee madaxweynaha iyo madaxwene-xigeenka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, waxay hadda ka soo gudbeen marxalad siyaasadeed oo adag, waxaana si rasmi ah loogu caleemo saaray inay xisbigooda KULMIYE metelaan doorashooyinka sannadka 2017. Waxase weli sugaya jid adag oo ay caqabado yaalaan, waxaanay u dhowdahay inay la loolamaan…

      Read More

        Xog Daaha ka qaaday Shirkada Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera, Cida Iska Leh , Saamiga Ay Qaadanayso Iyo Shaqada Ay Qabanayso

        Berbera 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Maalmanba waxa magaaalada Berbera ku sugnaaa wafti ka socata dalka Emaaraatka carabta waftigaas oo uu hogaaminayo mid ka mid ah amiirada dalkaasi oo u socda inuu heshiis la galo dawladda Somaliland heshiiskaas oo lagu wareejinayo dekedda berbera shirkad laga leeyay dalka Emaaraatka carabta oo magaceeda la yidhaahdo DP World. Hadaba Xog…

        Read More

          Minneapolis Iyo London : Laba Kulan oo Kulmisay Suxufiyiin Iyo Hobolo u Baroor diiqay Ruug Cadaagii Suxufiga ahaa ee Marxuum Suxufi Cawke Iyo Xusuusta Taariikhda DAAWO

          Minneapolis 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxa xalay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu qabtay kulan loogu duceynayay ALLAHA u Naxariistee, Wariye Axmed Xasan Suufi Cawke, waxaana kasoo qayb-galay suxufiyiin, abwaanno, fannaaniin, macallimiin & saaxiibo gooni ah oo uu lahaa.   Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ee Minneapolis ayaa waxaa ka hadlay Sheekh Xasan Jaamici…

          Read More

            Gudoomiye Cirro oo Sheegay inaanu Filayn in Xukuumadda Siilaanyo Hanti Qaran lagu soo gaadhi karo iyo ujeeddada lagu lammaaeeyey Safar Madaxweynuhu ku joogo Berbera

            Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inaanu filaynin in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Xisbiga KULMIYE lagu soo gaadhi karo wax Hanti Qaran ah, wakhti Madaxweynuhu ku sugan yahay Berbera oo la sheegay inuu u…

            Read More

              Buug Cusub Oo Muran dhaliyey Laguna Sheegay In Talada Somaliland ay Isku Haystaan Garabyo La Kala Socda Carabta Iyo Ethiopia

              Qaahira 22.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Ayman A Siisi oo ah saxafi iyo qoraa ka tirsan wargeyska caanka ah ee Al-Ahraam ee ka soo baxa dalka Masar ayaa dhowaan soo saaray buug uu u bixiyey, ‘29 maalmood oo aan Soomaaliya joogay’. Buuggan oo ka hadlaya arrimo muran badan dhalinaya ayaa uu Wargayska Geeska Afrika ka diyaariyey warbixintan, kadib markii uu…

              Read More

              Xusuusta Saaxiibkay Marxuum Cawke Iyo Suxufiga Xuseen Cali Nuur

              Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Allaah ha u naxariistee  Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxa uu ka mid ahaa hal-doorka ka dhex ifaya bahda saxaafadda Soomaalida oo uu ka dhex muuqday ku dhawaad nus qarni. Waxa uu idaacadda Radio Muqdisho ku biiray sannadkii 1972-kii, isagoo mihnadda saxaafadda ku dhex jiray ilaa hadda oo uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga…

              Read More

                “Muslimiinta Waxaynu Dagaal ku qaadnay Dhulkooda oo aynu ku Xasuuqnaa, haddana waxaynu doonaynaa inaanay Waxba innoo geysan Doqmo maaha..!” Michel Onfray oo ah Siyaasi iyo qoraa u dhashay dalka Faransiiska

                Paris 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiyiinta Reer Galbeedka ah ayaa billaabay inay si kulul u weeraraan siyaasadda dowladahooda ee ku aadan dadka Muslimiinta ah, waxayna sheegeen in fara gelinta dowladaha Yurub iyo Mareykanka ku hayaan Muslimiinta iyo duullaannada ay ku qaadeen dhulkoodu sabab u tahay inay abuurmaan ururro Xagjir Musliim ah oo falal aar-gudasho ah ka…

                Read More

                  Dhismaha Garoonka Diyaaraha Boosaso Oo Heer Gabo-Gabo ah Maraya SAWIRO

                  Boosaaso 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dhisamaha Garoonka Diyaaraddaha ee Caalimaga ee Magaaladda Bossaso ayaa galay qaybtii ugu danbeeysay, iyadoo ay bilaabatay daanbur dhigista gegida ee diyaaraddaha ku ordaan. Dhismaha Garoonka oo ay gacanta ku hayso Shirkadda loo yaqaan CCECC fadhigeeduna yahay China ayaa lagu wadaa inuu noqdo Garoonka ugu Casrisan Soomaaliya. Sidoo kale Garoonka Bander Qaasim International…

                  Read More

                    Xeer lagu Mamnuucayo Xijaabka amase indho shareerka oo Xukuumadda Cusub ee Canada ay hor joogsatay

                    Ottawa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Xukuumadda cusub ee dalka Kanada (Canada), ayaa dhawayd dib uga joogsatay ambiil ay maxkamadda sare kaga go’aaminaysay in la mabnuuco gebi ahaan xidhashada niqaamka oo ay isku asturaan haweenka islaamka ah, kaasoo dhawaan golaha sharci-dejinta ee dalkaas sameeyeen.     Xeer-ilaaliyaha Guud ee Kanada Mr. Jody Wilson-Raybould, ayaa sheegay inuu Maxkamadda Sare u…

                    Read More

                      Afar Sababood oo Madaxweyne Siilaanyo Tanaasulkiisu uga eekaysin karin Nelson Mandela

                      Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):- Tanaasulka Madaxweyne Siilaanyo Ma Lala  Masayn Muddo Xilleedkii Mandela Sababta Labaad ee uu madaxweynuhu tanaasulkiisa ku sababeeyey waxa ay burinaysaa xaqiiqada taariikhda hoggaamineed ee Somaliland oo tan iyo dhismaheedii ay madaxdu xilka ku qabanayeen kagana degeyeen  hannaan aad loo ammaanay, tusaale ahaan madaxweyne Cigaal hannaan doorasho oo markaas macquul loo arkay ayaa…

                      Read More

                        Munaasibada Maalinta Caruurta Adduunka oo Markii Kowaad Maanta lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda Iyo Su’aalaha la is weydiinayo DAAWO

                        Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici, Madax ka Tirsan Golaha Xukuumadda ayaa maanta ka qayb galay Munaasibada Caalamiga ah ee Maalinta Caruurta Adduunka. Munaasibadan oo Sida Caadada ah lagu qaban Jiray Huteelada Waaweyn ee Caasimadda ku Yaala ayaan la garanayn Sababta keliftay in lagu dhex qabto Dhisme Kooban…

                        Read More

                          Ina-Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka (1948kii – 2015ka) Qalinkii Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale

                          “Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee, diric miyaad qaadday, Dadkii baad ka wada oohisee, danab miyaad aastay, Dayaxaad madoobaysayeed, damisay nuurkiisa, Dib miyaan indhaha loo tusayn, Diirshe Ina cawke? Doobtiyo rakaaddiyo codkii, dananka reemaayey,…

                          Read More

                            Ujeedadda Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkmadda Sare ee Somaliland oo Kormeer ku Tegay Galabta Magaaladda Boorama DAAWO

                            Boorama 21.Nov 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Galabta Gaadhay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Waxaa Kormeerkiisan ku Wehelinaya Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka,Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka iyo Mas’uuliyiin kale. Weftiga waxaa lagaga hor tegay duleedka Magaalada Boorama iyagoo soo dhawayn diiran kala…

                            Read More

                              Booliska Gobolka Saraar Oo Ka Hadlay Dil Habeen Hore Ka Dhacay Degmadda Oog

                              Oog 21.Nov 2015 (SDN/QJ):- Habeen hore dil ka dhacay deegaanka degmada Oog ayay ciidammadda  booliska,Millatariga iyo  maamulka  degmadda  iyo gobolba ka hawl galeen iyagoo kaashanaya bulshada deegaanka degmada Oog. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Saraar Gaashaanle dhexe Axmed Maxamed Guutaale,ayaa sheegay in dilku  ka dhacay goob miyi ah oo aroos laga soo dareeray isla markaana ay dhalinyarro aad…

                              Read More

                                Barnaamij Wejiyo Badan Bulshadda Somaliland Ka Tusay Murrugii Dimuqraadiyadii KULMIYE Iyo Mahadhooyinka ka Dhalan Doona DAAWO

                                Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):- Barnaamij Dukumantari  ah oo laga sameeyay xaaladda iyo  wadciga xilligan uu ku jiro xisbul xaakimka KULMIYE, ayaa shacbiga wejiyo kala duwan ka tusay sida loogu kala tagay fikirka iyo saamaynta mustaqbalka uu ku yeelan karo xisbigaasi khilaafka gondihiisa ka dhashay. Barnaamijkan  oo ay isku soo dubo riday shabakadda Dhamays Media Group, waxa…

                                Read More

                                  Somaliland: Guddida Joogtada Ah Ee Guurtida Oo Xog Waraystay Guddida Doorashooyinka Qaranka

                                  Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa xarunta golaha guurtida xog waran ku siiyay guddida joogtada ah ee aqalka guurtida. Kulankaasi ayaa lagaga wada hadlay habsami u socodka hawlaha diwaangalinta iyo doorashooyinka ku mudaysan horraanta sanadka 2017-ka. Ilaa 5 xubnood oo ka mid ah guddida doorashada oo ay hogaaminayaan guddoomiyaha guddida Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo afhayeenka Siciid…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo: Laba Qodob Midkee Ayuu U Tagay Berbera?

                                    Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ku tagay magaalo xeebeedka Berbera. Madaxtooyadu waxay safarkaas ku macnaysay mid shakhsi, waxaana ku weheliya qoyskiisa iyo wasiiro xukuumadda ka tirsan. Safarka Madaxweynuhu wuxuu su’aalo dhex dhigay bulshada Somaliland oo falanqayn iyo faalayn ku samaysay safarka Madaxweyne Siilaanyo. Marka koowaad waxa ay qaybo shacabka ka mid ahi…

                                    Read More

                                      Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Safarka Madaxweyne Siilaanyo Ku Joogo Magaalada Berbera

                                      Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay warar ay warbaahintu ka qortay in gacan ku haynta dekedda Berbera lagu wareejinayo shirkado ajanabi ah kuwaas oo maamulkeeda iyo maareynteedaba u gacan banaannaan doona. Xukuumaddu waxaa ay  beenisay war sheegayay in Booqashadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku joogo Berbera ay la xidhiidho sidii Ganacsato Carbeed loogu wareejin lahaa dekadda Berbera….

                                      Read More