Mudane Xirsi Cali X.Xasan Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Oo Maanta Xilkii Wareejinaya Iyo Qoddobada la Filayo Inuu Ku Wadaco Xil hayntii Lixda Sanno
Hargeysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa saaka lagu wadaa inuu si rasmi ah xilkii wasaaradaas ugu wareejiyo Wasiirka cusub ee madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi. Xaflad balaadhan oo lagu qaban doono xarunta Madaxtooyadda ayuu Wasiirkii hore ee Madaxtooyaddu ku tirin doonaa xilkii uu xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka hayay…
