“Dadka Maamulka ku dhisay Ceelbarde waxaa ay ka mid yihiin Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya” Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka
Muqdisho 29.Decembar 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo la hadlay Idaacadda VOA laanta la hadasha Soomaalida ayaa markii ugu horeeysay waxaa uu ka hadlay Maamulka looga dhawaaqay Waqooyiga Gobolka Bakool ee ka madax banaan Koofur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya iyo…
