Dareenka Dadweynaha ee Mar Afaraad inuu Hogaaminta Jabuuti noqdo Madaxweyne Geelle DAAWO

    Jabuuti 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Todobaadkii tegey ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Waxa uu ku shaaciyey inuu Mar afaraad isu soo taagayo hogaaminta dalkiisa iyo ka qayb qaadashada doorashada madaxtinimo,Waxa uu hadalkiisa ku sababeeyay inuu Xurmaynayo dalabka Shacabka Jabuuti . Halkan hoose ka daawo video barnaamijk wariye C/laahi Maxamed Cali ee Kaalinta Dadweynaha oo…

    Read More

      Xisbiga Kulmiye Oo Casuumad Ku Sagootiyey Suldaanka Guud Ee Bariga Sanaag SAWIRO

      Hargeysa 07 December, 2015-(SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa casuumad sagootin ah u qabtay Suldaanka guud ee beesha deegaanka bariga Gobolka Sanaag Suldaan Siciid Sul. Cabdisallaan Sul. Maxamuud Garaad Cali Shire oo muddooyinkii u dambeeyeyba ku sugnaa magaalada Hargeysa. Casuumad qado ka dhacday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa , oo uu sameeyey Guddoomiyaha…

      Read More

        Mudo Dhawr Cisho ah oo aan Wax war ah laga hayn Hogaamiyihii Ururka Daalibaan Iyo Warar Sheegay inuu dhaawac yahay

        Kabul 07.Dec 2015 (SDN/QJ):-Warbixinno is-burinaya oo ka soo baxaya xaaladda nololeedee hoggaamiyaha ururka Daalibaan Mullah Akhtar Mansuur ayaa sii fogeeyey shakiga isa soo taraya ee maalmihii u dambeeyey laga qabay noloshiisa, kadib markii ururka Daalibaan uu beeniyey in hoggaamiyahoodu uu ku dhaawacmay iska-hor-imaad hubaysan oo dhex maray laba garab oo Daalibaan ah oo gacan ka…

        Read More

          Amisom oo ka Hadashay inay Ciidamo Gaynayso Magaalada Gaalkacayo ee ay ku dagaalameen Puntland iyo Gal Mudug

          Gaalkacayo 07.Dec 2015 (SDN/QJ):-Waxaa soo ifbaxayay maalmihii lasoo dhaafaywarar la xariira in Ciidamo katirsan Amisom la geenayo Magaalada Gaalkacyo ay dhawaan ku dagaalameen Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug.   Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, Paul Najaguna oo ka hadlay Wararka la xariira in Ciidamo katirsan Midowga AFrika la geenayo Magaalada Gaalkacyo ayaa…

          Read More

            Dal dhan oo Muwaadiniintiisu ka baqayaan inay Caafimaad ugu Duceeyaan Madaxweynahooda

            Aljeris 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Iyada oo ay maanta dunidu marayso heer ay madaxda dowladuhu si joogto ah xaaladahooda caafimaad ula socodsiiyaan muwaadiniinta,  warbaahinta dowladduna aanay ka gabban in ay sheegto xaalka caafimaad ee hoggaamiyaha iyo waxa laga yidhi, xitaa haddii hargab helo sidii mar ku dhacday madaxweynihii hore ee Ruushka Boris Yeltsin ama uu buskud…

            Read More

              ‘’Somaliland Waa Inay Weerarada Ka Daysaa Khaatumo, Hadday Ka Dayn Weydo Waanu Iska Celinaynaa,’’Jen.Moorgan

              Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Jen. Maxamed Saciid Xirsi (Moorgan) oo xilal kala duwan oo dhinaca gaashaandhiga kasoo qabtay Dowladdii Kacaanka Ee Maxamed Siyaad Barre oo xigto hoosaad hoose ay ahaayeen,  ayaa Dowladda Somaliland usoo jeediyay inay Ixtiraamto Maamulka Khaatumo isagoona Somaliland ka codsaday inay weerarada ka deyso deegaanada Maamulka khaatumo oo assal ahaan ka tirsan Somaliland. Jen.Moorgan ayaa hadalkan…

              Read More

                Shirkii Lagaga Hadlayey Isbadelka Cimilada Adduunka Oo Galay Maalintii Todobaad Iyo Gudoomiyaha Ururka BVO Ee Hargeysa Ka Jira Oo Ka Warantay Halka Uu Marayo.

                Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska waxa maalintii toddobaad ka socda shirka isbadelka cimilada adduunka kaas oo sannadkiiba la  qabto bisha December. Shirkan ayaa sannadkan diirada waxa lagu saaray sidii loo dajin lahaa qorshe heshiis oo lagu doonayo in wax lagaga qabto isbadelka cimilada dunida ee sii kululaanaya. Ergooyinka shirkan ka qayb-galay ee ka socda…

                Read More

                  Wasiirka Hawlaha Guud iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer ku Maraya Mashruuca Dhismaha Waddadda Ceerigaabo Iyo Muuqaaladii ay Maanta arkeen DAAWO

                  Gar adag  06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” Iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Safar Shaqo ku maray Mashruuca dhismaha Waddada isku Xidhaysa Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Wasiirka oo ay Weheliyaan Maamulka Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Iyo Xubno ka Tirsan Gudidda Heerka Qaran ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo iyo…

                  Read More

                    Masuulkii Ugu Sarreeyay Magaalada Cadan Oo La Dilay iyo DAACISH Oo Sheegatay Masuuliyadda

                    Cadan,6Dec,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyhii Degmada Cadan ee dalka Yemen, Jen. Jacfar Maxamed Sacad ayaa maanta lagu dilay qarax is-miidaamin ahaa oo magaaladaas ka dhacay, iyadoo madaxweynaha Yemen, Cabdirabu Haaddi Mansuur oo dib ugu soo laabtay si uu u maareeyo dagaallada lagu kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta. Saraakiil ka tirsan dowladda Yemen iyo shacabka magaalada ayaa xaqiijiyay in Jen….

                    Read More

                      Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal-wasaare Xigeenka Soomaaliya DAAWO

                      Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Md Cabdillaahi Ibraahin Habbane ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay raysal wasare ku xigeenka dawlada Somaliya oo ku saabsanaa inay Somaliland siiyaan deeqaha waxbarasho ee ay dibadaha ka helaan . Wasiir Cabdillaahi Habbane waxa uu sheegay inaanay waxba ka soo gaadhin deeqaha uu sheegayo Somaliland…

                      Read More

                        Magaaladda Hargaysa oo laga Bilaabay Rakibaada Laydhka ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda iyo Mas’uuliyiin ka Hadlay DAAWO

                        Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kala ayaa Maanta Daahfuray Laydhka ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda oo Wasaarada Arrimaha Guduhu ugu Deeqday Dawlada Hoose ee Hargaysa . Kulankan oo ay ka Soo Qayb galeen Ku simaha Maayarka Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Hargaysa Iyo…

                        Read More

                          Abaarro Saameeyay Degaannada Maroodijeex, Hawd iyo Gabiley iyo Sawirro Dareen Xambaarsan Oo Laga Soo Qaaday

                          Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Abaar baahsan oo saamaysay Dad iyo Duunyo, ayaa ka taagan Gobollada Maroodi-jeex, Hawd iyo Gobolka Gabiley ee Somaliland. Abaartan oo ka dhalatay Roob la’aan soo taagnayd Sannadkan maadaama oo Roobabkii Gu’gu aanay sidii la rabay u da’in, ayaa gaadhay heer Dadka intii awoodaysay ka qaxaan deegaannadii ay ku noolaayeen isla-markaana Xoolaha intii socon kareysay ay…

                          Read More

                            Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland oo Xukuumadda ka Difaacay Dhaliilo uu Xisbiga Waddani u soo Jeediyey

                            Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige “Xuseen Dayr” Ayaa Jawaab ka Bixiyey Dhaliilo uu Xisbiga Waddani u Jeediyey Xukuumadda Somaliland,Xisbiga Kulmiye,Dawlada Hoose ee Magaalada Gebilay Maalintii Shalay,Afhayeenka ayaa Sheegay in Xisbiyada Mucaaridku aanay Fahmin dariiqa dhabta ah ee Mucaaridada looga baahan yahay. Warsaxaafadeed uu soo Saaray Afhayeenku ayaa u dhignayd Sidan:-…

                            Read More

                              Kulamo Somaliland iyo Beesha Caalamku Ay Ku Yeesheen Nairobi Oo Xogo Dheeraad Ah Laga Helay

                              Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Weftigii ka socday dawladda Somaliland ee isugu jiray guddoomiyaha Maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed iyo saddexda wasiir ee khaarajiga Sacad Cali Shire, Caafimaadka Saleban Ciise Axmed iyo qorshaynta Cali Salaan Jirde ee safarka shaqo ku tagay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa Jimcihii soo gunaanaday kulamo ay la yeelanayeen wadamada beesha caalamka ee taageera…

                              Read More