Shirkii Africa iyo Shiinaha Oo La Soo Gabogabeeyay iyo Ballanqaadyada China U Sameeyay Soomaaliya

    Johannesburg,6Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxaa shalay oo sabti ahayd lagu soo gaba-gabeeyay kulankii u dhaxeeyay shiinaha iyo madaxda qaaradda Afrika. Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma oo jeediyay khudbaddii lagu soo xirayay kulankaasi ayaa sheegay in xiriir dhow oo dhex mara shiinaha iyo Afrika uu noqon doono mid ku saleysan iskaashi ay labada dhinacba…

    Read More

      Somaliland’s Finance Minister Submits parliament to approve 2016 Budget

      HARGEISA—- Ms. Zamzam Abdi Adan, Somaliland’s finance minister on Saturday on the authority of President of President Ahmed Silanyo, moved Parliament to approve the budget for 2016. Presenting the Budget Statement for the year 2016 in accordance with Somaliland Constitution, Zamzam noted that under the leadership of President Silanyo has been working tirelessly to transform the economy. Ms. Zamzam has…

      Read More

        ”Aniguna Nin Xasarad Yar Maan ahayn,Haddana Abtiyaashay intaa way i Difaacayeen uun” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

        Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Casuumad casho sharaf la isku arkay ah loogu sameeyey huteelka Star ee degmada Maxamuud Haybe ee koonfurta magaalada Hargeysa xalay. Casuumaddan oo uu sameeyey Gancsade Cismaan Cabdi Xasan oo ah mulkiilaha shirkadaha ganacsiga Star Group, waxa ka qaybgalay madaxdhaqameed uu horkacayey…

        Read More

          Xukuumadda oo Ururka SOLJA ugu dartay Odoroska Miisaanidda 2016 120 KUN oo Dollar

          Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayay xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo miisaaniyadda sannadka 2016-ka ugu dartay 120 kun oo dollar ,kaasi oo ah kaalmo ay ugu talo gashay inay ku kabto ururka suxufiyiinta SOLJA.   Miisaaniyadan, ayaan la faahfaahin habka loo isticmalaayo ee loogu talagalay in ay ugu baxdo ururka suxufiyiinta ee…

          Read More

            Magaaladda Berbera oo laga dhisayo Istaankii ugu horreeyey Baabuurta ee heer Caalami ah iyo Agaasimaha guud ee Daakhiliga oo Booqday

            Berbera, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed oo ay weheliyeen Guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo Duqa magaalada Berbera, ayaa Booqday Istaan caalami ah oo laga dhisayo magaaladaas oo loogu talagalay Gaadiidka kala duwan ka baxa Berbera, kaasoo noqonaya kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee magaalo Somaliland ku taalla…

            Read More

              Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay khilaafka Xisbiyada Qaranka iyo Wakhtiga uu Xilka Guddoomiye Banaynayo DAAWO

              Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii u horaysay ka hadlay khilaafka xisbiyada qaranka. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxaa uu ku dooday inaanay jirin khilaaf wayn oo xisbiyada soo kala dhex galay islamarkaana kala qaybiya ama ay ku burburaan xisbiyadu. “Xisbigii (KULMIYE) waxaa uu doortay candidate (Musharaxiin) markaa…

              Read More

                Jewigii Xalay ay Gaalkacayo ku Seexatay Kadib Dhawr Maalmood oo ay Ku Waa Bariisteen Dhawaqa Hubka Noocyadiisa Kala Duwan.

                Gaalkacayo 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xili maalmahaani ay qasneyd xaalada gaalkacyo ayaa waxaa durbadiiba Shalay Galab magaalada laga dareemay jawi degan oo ifafaalo u ah heshiiskii ay maamulada Galmudug iyo Puntland ku wada gaaren Gaalkacyo.   Guud ahaan xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa ah mid xasiloon waxaana Shalay dib u furmay wadooyinkii u kala xirnaa ciidamada galmudug…

                Read More

                  Ciidammada Maraykanka oo baadhaya Miino loo dhigay Weriye Hinda Max’ud oo lagu dilay Muqdisho

                  Muqdisho 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ciidammada Maraykanka ee jooga Soomaaliya ayaa ka qeybgelaya baadhitaanada iyo noocyada miino oo adeegsaday dil qorshaysan oo dhawr cisho ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho.   Dilkaa oo ku geeryootay weriye ka shaqeyn jirtay Telefishanka Soomaaliya iyo idaacada Radio Muqdisho oo magaceeda la odhan jiray Hindiya Hajji Mohamud, ayey sheegteen Xarakada…

                  Read More

                    Google oo Uganda ka bilawday fidinta Internet lacag la’aan ah iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta dalkaas oo ka qayliyey

                    Kampala, 06 December, 2015-(SDN/QJ):- Shirkadda xagga macluumaadka Internetka ugu horreysa caalamka ee Google, ayaa Mashruuc faa’iido weyn shacabka u leh oo ah Internatka aan lahayn xadhkaha khadka xambaara ka bilawday waddanka Yuugandha. Si aad ugu isticmaasho adeegga Google Interntka aan xadhigga lahayn ee loo yaqaanno (Wireless network), waa in Shirkadaha Isgaadhsiintu lacag bixiyaan, sida lagu…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare Cumar “Waxaan saaka ka Quraacanay Galmudug, Maantana ka qadeynay Puntland, nabadiina waa hirgashay”

                      Muqdisho, December 05,2015 (SDN/QJ): -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxa uu kulamo kala duwan la qaatay Maamullada Puntland iyo Galmudug si loo dhamaystiro heshiiskii horey loo gaaray. Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Jubbaland…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo ka hadashay Khilaafka Ucid Farriin adagna u Dirtay Mas’uuliyiintii Shirkii Kulmiye Qaadacay DAAWO

                        Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa ka hadashay Khilaafka soo kala dhex galay Xisbiga Ucid ee u dhexeeya Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen. https://www.youtube.com/watch?v=WnAjK9a5hbY

                        Read More

                          Wiil uu Marxuun Cawke Dhalay oo si qiiro leh uga waramay noloshii aabanimo iyo qaabkii u koriyey DAAWO

                          Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Sakariye Axmed Xasan Waxaa Dhalay Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Suufi “Axmed Cawke” oo Bishii Hore ku Geeriyooday Magaaladda Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Somalida Itoobiya Laguna Aasay Magaalo Xuduudeeda Togwajaale. Kulan Baroor diiq ah oo Lagu qabtay Magaaladda London ayaa Sakariye Axmed oo…

                          Read More

                            Wasiir Xaglo Toosiye Maxaa Uu Ka Yidhi In Uu Ka Tartamayo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID? DAAWO

                            Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo maanta ka soo laabtay Dalka Kenya ayaa Markii u horaysay ka hadalay Warar sheegaya inuu damac kaga Jiro Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Sidii uga dhex tartami lahaa Gaar ahaan Jagada Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka oo hada bannaan. https://www.youtube.com/watch?v=-VBd4LdNlqo

                            Read More

                              “Dhaqan-xumada iyo dhalan-darrada reer Gebilay uma ay dhalan ee waxa baday xukuumaddan abaalka daran” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                              Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Hadal-haynta Xisbiga WADDANI ee maalmahani waxay u badnayd Barnaamajkii Qabyada ahaa sidii loo qabyo-tiri lahaa annaga oo gude iyo dibadba ku baahinnay oo xataa Xisbiyada kale gaadhsiinnay. Madaxtooyada iyo Xarumaha Xisbiga Kulmiyena hadal-hayntooda maalmahani waxay ahayd in ay ku guulaysteen in ay ey u xidhaan calanka Xisbiga WADDANI. Intaa waxa raacayay halkudhegyadii…

                              Read More

                                Jidka Ceerigaabo Habka Dhismihiisu u Socdo Iyo Socdaalka Wasiirka Hawlaha Guud

                                Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Hawlaha Guud Cali Xasan Maxamad (Cali Mareexaan), ayaa la filayaa inuu maanta socdaal ugu kicitimo dhinaca gobolka Sanaag, isla markaana waxa la sheegay inuu safarkiisu daaran yahay arrimo la xidhiidha dhismaha jidka Ceerigaabo iyo Burco. Siday sheegeen xogo uu Wargeyska Ogaal ka soo xigtay ilo kala duwan, wasiirku wuxuu markii…

                                Read More

                                  Madaxweynayaasha Rwanda, Brundi Iyo Jabuuti Oo Loogu Baaqay Inay Jidka U Banneeyaan Jiilasha Taladda Leh

                                  London 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxda dalalka Rwanda, Brundi iyo Jabuuti ayaa lagu tilmaamay in sadexdooduba ay ku khasbayaan dadkooda inay iska sii fadhiyaan kuraasta, kadib markii ay dhamaysteen teeramyo ay taladda hayeenna, loo bedelay dastuuradda si ay ugu sii negaadaan taladda. Siday tibaaxday warbixin ay baahisay Guardian Newspaper  Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa mar sadexaad…

                                  Read More

                                    Ciidamada Galmudug iyo Puntlandoo la kala qaadey Iyo Xaalada oo Degen

                                    Galkacayo 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Kadib markii maanta madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug iswaydaarsadeen casumaado, ayaa wararka magaalada Galkacayo ka imaanayaa sheegayaan in lakala qaadey ciidamadii isku horfadhiyey goobihii dagaalladu ka dhaceen. Wararka ayaa kusoo warramaya in ciidamada Dowlada Puntland la geeyey halka la yiraahdo Abaarey halka kuwa maamulka Galmudug fariisin looga dhigey Bandiiradley. Talaabadaan ayaa imaaneysa kadib…

                                    Read More