Shacabka Magaalada Burco oo werwer ka muujiyey caqabado golaha deegaanka, dhalinyarada ilaaliya xaafadaha ka haysta
Burco, 03 December, 2015-(SDN/QJ):- Xog-uruurin Hay’ad caalami ahi ka samaysay degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa lagu ogaaday caqabado dhinacyo kala duwan ah oo ka jira, oo wax-ka-qabashadoodu u baahan tahay inay u hawlgalaan dhinacyada ay khusayso ee Baarlamaanka, Xukuumadda Somaliland iyo Golaha deegaanka Burco. Xog-uruurintan oo ku saabsanayd xallinta khilaafaadka iyo qiimaynta…
