Xildhibaan Koore Iyo Gudoomiyaha Gobolka M.Jeex oo ka hadlay Shirqool ay sheegeen in Cali Khaliif u dhigay Muwaaddin Hargeysa jooga
Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha goobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare) iyo Xildhibaan Saleebaan Cali Koore, ayaa ka hadlay Muwaaddin reer Somaliland ah oo Hoggaamiyaha kooxda la baxday khaatumo Cali Khaliif Galaydh uu isagoo Hargeysa jooga Warbaahinta ku baahiyey inuu u Magacaabay Wasiirka Caafimaadka iyo Qoyska ee Khaatumo. Muwaaddinkan oo Magaciisu yahay Iidle Dubbad Muuse…
