Socdaalkii Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Caawa uu ku Sugan Yahay Magaaladda Burco,Jarmaadaha Aroornimo ee Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Oog iyo Dareenkii Soo dhawayneed DAAWO/SAWIRO
Burco, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer halkaas oo madaxweynuhu kala kulmay soo dhawayn balaadhan. Safarkan Madaxweynuhu ugu baxay gobolada bariga Somaliland ayaa intii uu ku guda jiray waxa si mug iyo miisaanba leh loogu soo dhawaynaayey…
